Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Somaliland Parliament Sends Appreciation to the UK Government

Recommended Posts

“Guddida joogtada ah ee golaha Wakiilada Somaliland iyagoo ku hadlaya afka golaha wakiilada waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Andrew Mitchell iyo dalka Ingiriiska.

 

Md. Andrew Mitchell waa mudane si fiican ula socda dariiqa dhabta ah ee ay ku taagan tahay Somaliland, haddii ay tahay xagga dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka isdaba jooga ah ee ka qabsoomay somaliland, haddii ay tahay xagga nabadgalyada iyo daris wanaaga somaliland kula nooshahay wadamada jaarkeeda ah.

 

Hadaba gudida joogtada ahi iyada oo ka jawaabaysa dedaalka Andrew Mitchell, waxa ay hambalyo hagar la’aan ah u gudbinaysaa Andrew Mitchell.

 

Waxa kale oo ay guddidu aad uga xun yihiin aadna uga xun yihiin caalamkana la socodsiinayaan budhcad badeeda iyo argagaxisada isku uruursaday gobolada bariga ee somalia oo ku gabanaya isirnimo si ay u wax yeeleeyaan nabadgalayada Geeska Afrika sida somaliland iyo Ethiopia.” Ayaa ku yidhi warsaxaafadeedkaas Guddoomiye Ku xigeenka Guddida joogta ah ee golaha Wakiiladu.

 

A message to the UK Gov ...

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

la socodsiinayaan budhcad badeeda iyo argagaxisada isku uruursaday gobolada bariga ee somalia oo ku gabanaya isirnimo si ay u wax yeeleeyaan nabadgalayada Geeska Afrika sida somaliland iyo Ethiopia

Ina mitchel waa nin tol ah codsi fiicana waa loo gudbiyay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol...the Queen's orphans are just grateful for the extra bowl of oatmeal loo soo tuurey! there is nothing wrong with showing appreciation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
bilan   

" Waxa kale oo ay guddidu aad uga xun yihiin aadna uga xun yihiin caalamkana la socodsiinayaan budhcad badeeda iyo argagaxisada isku uruursaday gobolada bariga ee somalia oo ku gabanaya isirnimo si ay u wax yeeleeyaan nabadgalayada Geeska Afrika sida somaliland iyo Ethiopia.” Ayaa ku yidhi warsaxaafadeedkaas Guddoomiye Ku xigeenka Guddida joogta ah ee golaha Wakiiladu. "

 

loool, now you are asking UK to help you in your fight against SSC, first it was Ethiopia and now UK, i wonder what happened to your mighty army that was going to close the border few months ago.

I doubt UK will get involved in clan war between SSC clan and SL clanWhat a shame!!!

 

i hope wakiiladau inay marqaansanaayeen markay qorayeen warqadan, otherwise waa loo baqaa your mental health.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Well it's good that Somaliland is making it clear that they are willing to take part of stabilising the horn.

Share this post


Link to post
Share on other sites

SSC does not exist like aliens and the moon landings.

Why dont you people spend your money on schools and health care instead of fighting over borders you dont belief in?..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sida naag dhali weyday

oo dhawaan eebe wax siiyey

oo dhabta wiil yar ku haysa

Ingiriis dhaladkiiyo

waanu kuu dhaga beelee

xagee kaa dhunkadaa.

 

JB, that was your ina adeer back in 1945. You guys can send all the appraciation you want but Somalia will be one country.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Duufaan   

Waa ninam walaal ah tan iyo waaga aakhiro e

Wadkii oo aan dilin gaalka waa weshanaayaane.

 

Sayid Mohamed.

 

Sayidku wuxuu gobaygan tiriyey markii ay basaaseen boqor muslina oo itoobiya madax kanoqdey 1914 mudo kooban. Boqorka ayaa fariin usoodiray sayidka iyo ciidankii daraawiishta. waxaana dilay ingiriiska iyo xabashi wadasocda

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ducaysane;701999 wrote:
Sida naag dhali weyday

oo dhawaan eebe wax siiyey

oo dhabta wiil yar ku haysa

Ingiriis dhaladkiiyo

waanu kuu dhaga beelee

 

xagee kaa dhunkadaa.

 

JB, that was your ina adeer back in 1945. You guys can send all the appraciation you want but Somalia will be one country.

Gabayga yaa tiriye Dawladini kacaanka markay taarikhda gacankurimiska qoraysey bay gabayga sameysteen, Nin baan weydiyey Gabayga yaa tiriyey Markasu yidhi Ina igarre , ina igarre maba gabyi jireyn loool waxan halkaad ka keenteen bal no sheega yaa tiriyey ?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this