Sign in to follow this  
nuune

TACSI: Sheikh Cumar Faaruuq - Ilaah Ha U Naxariisto

Recommended Posts

nuune   

Salaadii Duhur ee maanta kadib ayuu Sheikh Cumar Faaruuq ku geeriyoodey Jeddah, the news is from.

 

 

Caasimadda Online

 

Tuesday, March 8th, 2011 | Posted by JD

 

Sheekh Cumar Faaruuq oo ku geeriyooday magaalada Jeddah

 

Allaha u naxriistee, waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Jeddah ee wadanka boqortooyada Sacuudi Carabiga wadaadka caanka ah ee Sheekh Cumar Faaruuq.

 

Sheekh Cumar Faaruuq maanta salaadii duhur ka dib ayuu geeriyooday, sidaas waxaa xaqiijiyay Sheekh Cumar Daahir oo sheegay inuu mudo badan aqoon u lahaa.

 

Allaha u naxriistee, Sheekh Cumar Faaruuq wuxuu caan ku ahaa fidinta diinta Islaamka, isagoona ku bartay culuumta shareecada gudaha Soomaaliya. Waxaa lagu xusuusan doonaa tafsiirka quraanka iyo barnaamijyo kale oo diini ah.

 

Waxaa waayihii u dambeeyay uu ku noolaa magaalada Jeddah halkaas oo maanta uu ku geeriyooday.

 

Marxuumka waxaa uu ifka kaga tagay saddex xaas iyo caruur ay u dhaleen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

Inalilahi wa inna ilil raajuucun, May allah bless him and give him Jannah.

His Tasfir tapes did wonders for me, my understanding and af Somali as kid. May allah reward him!

 

Allah how naxariisto!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ina Lillahi wa inaa ilayhi raajicuun. May Allah bless the sheikh with Janatul Firdaws, Ummadda wuxuu khayr u qabtay Allah baan uga baryaya inuu ka abaalmariyo. Indeed a Sheikh that'll be missed, a great loss, but indeed Al mawtu Haq.

 

Yaa ikhwah, "Wattaqoo yawman turjacuuna feehi ila Allahi thumma tuwaffa kullu nafsin ma kasabat wahum la yuthlamoon" And fear a Day when you will be returned to Allah . Then every soul will be compensated for what it earned, and they will not be treated unjustly.

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun! May the mercy of ALLAH be with him. His good deeds will continue for many years to come even after his death.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Complete   

Ina lillahi wa ina ilayhi rajicuun. Truly to Him we return. May Allah exalt his ranks, forgive his sins, and enter him into the gardens of Firdaws. Ameen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajicuun...ilaahoo u naxariiso..

 

Cumar Faaruuq was one of my role models and will always be. I learned so much from him and i'm sure millions of other have too. He has passed down the gift allah has blessed him with for sure! ilaahoo janada gaadee....very sad right now walaahi...

 

 

 

Wareer Badanaa!!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this