Sign in to follow this  
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Blogging from Islii

Recommended Posts

Aaliya, opening businesses iyo waxaas is so 90s and early '00s. Waa laga baxay waxaas. Waxyaabo kale la dhex walaaqooyaa. 058.gif

 

Soomaalina, waa chicken sandwich waxaa aragtid. And waa runtaa qudaar kale kuma jirin ka ahayn dooro la isku dhex kar kariye. Those sandwiches cost a fortune, though, especially for a two. 046.gif

 

Haa, aniga iyo qof kale cuneynay. Why?

 

Valanteenah, waaku sugeynaa, abaayadiis.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today's blog:

 

I don't think there is another Soomaali area with as many dibadjoog Soomaalis as in Islii. Talaabadaa qaadid another dibadjoog Soomaali arkeysaa: Mid ganacsi u furan, mid wax kale raadinaayo, mid guurdoon/to ah, mid booqasho u joogo, mid qoraxda Afrika socod usoo raadsaday, mid guryo gadanaayo ama dhisanaayo, mid dhaqancelis u joogo...

 

It is on and on. Lacagta dadkaas dibadaha, siiba dalalka Galbeedka, ka imaanaayo ee ku qarash gareynaayaan Islii and wilder Nayroobi dalkeena iyo dadkeena Soomaaliyeed ku sugan Soomaaliya ayeeba aad iyo aad wax ugu tari lahayd. Runtii. Dalkugalka kaliya ee Nayroobi lagu soo galo ayaaba wax u tari lahaa dowladda Soomaaliyeed. Nabad saas ayee muhiimad u leedahay.

 

risomcal.gifrisomcal.gifrisomcal.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

:D MMA, waa iska kaa weydiinaaye, wax iga su'aal badan weli ma soo gelin threadkaan ayaan u maleynaayaa. :)

Waxaas koley cunto indhaha u roon ma ahan, 1 dollar xataa ma siin laheen. Adigoo soo gata qudaarta iyo chickenka oo guriga ku sameysta ayaa la qaatey. Qof walba dooqiisa laakiin.

 

Fiiri, biyaha la cabo iiga waran? waxaan u maleynaa inaad soo hadal qaadey on this thread laakiin gadaal uma noqon karo. :D

Anyways, biyaha tubada maa cabtiin? :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Biyaha tubada lama cabo, wax cabana ma arkin. Badanaa biyaha caagaga ku jiro la gado la cabaa, qaarkood lagu sameeyo Islii itself and of course owned by Soomaalida.

 

Anaga gaar ahaan biyaha guriga tubada waa cabnaa maadaama sartaa deganahay ceel leeyahay and biyaha ceelasha waa saafi. Mar marna kuwa caagaga ku jiro oo la gado iska gadanaa. Haye, biyo business biloow maa islahayd. Soori, dad badan kaaga horeeye, too many competing shirkado down here.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol... MMA

 

I was just wondering, that is all.

Shaley ayaan aqrinaayey qoraal ka hadlaaye biyo la'aanta tuulooyiin Kenya ku yaalo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Aaliya, opening businesses iyo waxaas is so 90s and early '00s. Waa laga baxay waxaas. Waxyaabo kale la dhex walaaqooyaa.

ma saasa ada war haya. Haye, waxyaalahaa kale bal sii faahfaahi :D lol...

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

MMA, duqa, wali ma roogtaa, inaa soo baxdey moodayey, illaa Ramadanka ma joogee, barnaamijyaa igu xiran was hoping inaan imaado end of May, laakin ma noqon.

 

Haye, Che, usina waa joogyaa aan u maleenaa, hada wuuba la qabsadey filaa, waxaan maqley inuu waxar gaduudan kalxamaha kala gooyey, bal adaaba war hayee soo quf

Share this post


Link to post
Share on other sites

waraa mmi kawaran doorashada lasheegaayo, horta madhacday? Musharixiin somaliyeed ayaa tagaaan aya laleeyahay.

 

kawaran dhaqanka dhalinyarada, makan qurbaha camalaa mise xogeey weey kayara duwan yihiin? Xaga waxbarashada, iyo diinta kawaran?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalina, waa runtaa, abaayadiis, abaar ba'an ayaa ka jirto NFD. Inta maalmahaan aad ayaa loogu qaaraamooyaa. Suuqyada jidadka dhexdooda teendhooyin loogu qaaraamaayo laga furay.

 

Aaliya, war lee maa wadeynaa, sister. Waxyaabahaas kale inta ma lagu faafinaayo see camal nooh. Wax la sheegi karo ma'ahee. 046.gif

 

Nuunka, ar wali waa joogaa, xiligaa sheegeysidna inaa gaarin laga yaabaa. Adiga goortaa imaatidba let me know. Che asagana wuu noqday, dhoor jeer kulanay. Asagoo Islii la yaaban yimid, asagoo xoogahoo meesha u bogayna noqday. Wuu soo noqonaa fiiri lee mar dhow. 058.gif

 

Pauper, doorashada inay maanta dhacdo la sugaaye laakiin dib ayaa loo dhigay. Mid tartanka u sharaxnaa ayaa waraaqdiisa la daahay filaa oo kuma qorneen tartanka doorashada. Qofkaas ayaa maxkamada eed u dhiibtay, maxkamadiina dib ayee u dhigtay doorashada inta laga xalinaayo ninkaas sharaxan eedda uu sheegtay.

 

Dhalinyarada intana waa isla kuwa qurbaha oo kale, siiba dhalinyarada Soomaaliyeed ku nool Reer Yurub. Xataa sida Reer Yurub u labistaan qaarkood dhalinyaradaan, dharkii ku dhag dhaganaa oo midabyadooda isku wada eg waliba la wada gishanaa. Ciyaal Yoyo loo bixiye kuwaas.

 

Kuwa diinta ku dhaqmo waa jiraan, kuwaan ku dhaqmina waa jiraan.

Waxbarashadana dhalinyaro badan iskoolaad dhigto, kii aan dhiganina wuu shaqeyaa. Dhalinyarada badankood labadaas u dhaxeeyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Today's pictorial blog: The booming housing business.

 

k2grbd.jpg

 

1zoje5d.jpg

 

Habka loo dhisi doono an apartment flat my cousin in Mareykanka bought. Of course, sida sawiran looma wada dhisi doono, si u egna looma dhisaayo, nevertheless the three bedroom flat costs around $55,000 and the four bedroom one is around $64,000. Half pre-construction la shubaa and the other half after la dhameeye dhismaha la bixinaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Aaliya, war lee maa wadeynaa, sister. Waxyaabahaas kale inta ma lagu faafinaayo see camal nooh. Wax la sheegi karo ma'ahee.

lool ma saasa haye walaal! ..enjoy your vacation :D

 

salaam

Share this post


Link to post
Share on other sites

More Landmarks Popping Up in Rejuvenated Eastleigh

 

Nairobi's Eastleigh suburb has in the recent years become a sudden hot spot for real estate, attracting huge investments. Rapid constructions in the area are partly driven by insatiable demand for space, and developers here seem to be competing on the basis of putting up ultra-modern residential or commercial structures for sale or rental.

 

Even with its kind of laissez-faire ambience, Eastleigh has gradually but steadily dwarfed estates formerly regarded as prime destinations for property investments such as Buru Buru. Old buildings are coming down fast as property developers replace them with skyscrapers.

 

The influx of moneyed Somalis looking for investment opportunities has exerted continued pressure for space and demand has seen prices skyrocket.

 

Land prices here range from Sh100--200 million per block of 1/4 and 1/2 acres, which has seen a new mode of financing take root among the community.

 

Dr Faisal Guhad of Al-Bushra Properties Ltd, a developer in Eastleigh, says communities here have adopted the 'build-operate-transfer' model to enable them finance housing."This model didn't exist in Kenya initially though the government should be doing this like Tanzania does through its housing corporation. But expensive financing has pushed the community turn to this model because it allows them to pool resources and partner with poor land owners," says Dr Guhad."The B-O-T model now elimnates the need for raising money to buy land which is far beyond reach. People can now own a share of the structures coming up as, say, one can purchase shares for as little as Sh100,000.

 

"This method has opened up the area for investment and land owners are not left dry since they get monthly incomes as part of the agreement as they wait for their investment to mature, maybe after 20-25 years."

 

Al-Bushra Properties put up the latest commercial building in Eastleigh, Madina Mall. which has just opened its doors. The modern multipurpose building, along First Avenue, consists of a supermarket, a 99-room modern hotel, hospital facility, offices and shop stalls, conference hall, a mosque and gym.

 

Just across Madina Mall, another huge shopping mall Mecca Plaza is under construction. Along Gen. Waruinge road which intersects First Avenue, Yare Business Park is coming up, besides Eastleigh Mall. A project is also underway in what used to be the main market grounds.

 

Mohamed Shakuul, MD Al-Bushra Properties, says developers still find it hard acquiring approvals owing to lengthy bureaucratic processes. Other challenges cited include lack of trunk infrastructure services, insecurity and constant police harassment, and financing.

Xigasho

Share this post


Link to post
Share on other sites

Loling at Suge Knight. Doorashada dib ayaa loo dhigay, courtesy of amar kasoo baxay maxkamada hoose. A minor candidate challenged the election's date since his nominee paper's were late and thus disqualified. He went to court and for that, dib ayaa loo dhigay until the middle of June, I think.

 

Haye, ma nabad tagtay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

That stinks-reer Islii will continue being subjected to those loadspeakers.

 

Waa nabad tagey-it was smooth ride apart from spending 8 hours in Amsterdam. Homeland Security didn't give me hard time either. Kenya was good experience though my schedule was turned upside down.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this