Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Somalia World Cup Begins. PICS

Recommended Posts

Somalia it started now ask me in two hours time inshallah, but as now they're clashing.

 

Sool iyo Gedo oo Barbardhac Galay, Mudug iyo Banaadir oo Isku Dhegan

December 16, 2010 |

 

Cayaaraha gobolada Soomaaliya ayaa si habsamileh uga bilowdey magaalada Garoowe ee Caasimadda Dawladda Soomaaliyeed ee Puntland. Cayaartii lagu furey ee shalay dhexmartey Gobolka Nugaal ee marti gelinaaya ciyaaraha iyo Shabeelada Hoose ayaa gobolka Nugaal u suurta gashey in ay 1:0 uga badiyaan Shabeelada Hoose, waxaana labada gobol ay ka wada tirsan yihiin Kooxda A.

 

Ciyaar aad u xiiso badan ayaa maanta dhexmartey gobolada Sool iyo Gedo, oo kuwada jira Kooxda B waxaana ay ahayd ciyaar labada gobolba ay muujiyeen dedaal dheeraad ah iyo xirfad sare, waxaana ciyaartu ku soo dhamaatey 3:3 sidaas oo ay ku galeen barbardhac isla markaana ay kala riteen mid hal dhibic (Ciyaarta oo faahfahsan gadaal ayaan ka soo daabacaynaa iyo sawirada)

 

Dhanka kale waxaa goor dhaw bilaameysa ciyaar aad u xiiso badan taas oo dhexmaraysa gobolada Banaadir iyo Mudug, waxaana garoonka soo bvuuxdhaafiyey taageerayaal aad u badan kuwaas oo kala taageersan labada gobol.

 

Kala soco Horseed Media natiijooyinka cayaaraha, Sawiro iyo weliba Video ama muuqaal dhab ah.

 

Isku aadka koioxaha iyo natiijooyinka (Halkan Riix)

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

OGEYSIIS:

 

GROUP A: Nugaal, Hiiraan iyo Shabeelaha hoose

HIIRAAN is not in the tournament due to ALSHABAAB BLOCKAGE, thus this group can't have only 2 teams(they already had only 3 teams while others had 4 teams in each group),

 

the committee are deciding whether to bring a team from Somaliland, they already arrived at garoowe, Nugaal already won against Shabeelaha Hoose.

 

Sorry to dissapoint Gheelle & others, group A will be dissolved if Hargeisa/Burco/Berbera team don't join today.

 

 

Mudug & Banaadir are playing right now, tune to Horn Africa Cable TV on Thaicom Satellite, no score yet

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

General Duke;680568 wrote:
Good news, imagine Mudug beating Banadir. what a story eh..

What was that song? hmm...never mind...

 

Referee-ga qabiilkiisa hala soo ogaado (only haddii nagala raayo). :D

 

GD I thought Hiiran was participating in the tournament?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

BANAADIR was awarded a penalty after their striker was brought down by a Mudagite diffender, Banaadir are leading the scoreline, ONLY 7 minutes remaining.

 

 

GO BANAADIR

Share this post


Link to post
Share on other sites

The game ended in a draw 1:1!

 

Mudug scored first after Banadir player was given red card in the early matches of the game after Mudug thought they had it in the bag Banadir was awarded a penalty spot kick that brought the game back to one all.

 

A title hungry Mudug Team, well done boys but you should have beaten Bandir after you scored first and they were a man short.

 

banaaadir-595x446.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

The group of death is giving its name true reflections. Mudug scores first but first a Banadir player is send off then Banadir gets awarded a penalty and the games finishes in a draw.

 

 

A complete Banadir Team

mudug-595x446.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this