Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Somalia World Cup Begins. PICS

Recommended Posts

Mr Somalia, waa caadiye hala iska adkaysto.Your Mudug coach is trying to put pressure on the referees like experienced coaches in European clubs do to get away with things and possible progress to the end of the tournament but will it work, will see

 

Nuune thanks for the Up date

 

 

gO BARI gO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciyaaraha gobolada dalka Soomaaliya ayaa galay maalintiisa saddexaad,waxaana maanta ciyaaraya afar kooxood oo kuwada jira Group-ka saddexaad ama Group C.

 

Xulalka gobolada ee lagu wado in ay maanta ciyaaraan ayaa kala ah;

Gobolka Bari Vs Gobolka Jubadda Dhexe

Gobolka Shabeelada Dhexe Vs Gobolka Bakool

 

 

 

 

Ciyaarta kowaad ayaa bilaabman doonta 2-dii duhurniimo,waxaana ciyaari doona xulka gobolka Bari iyo Xulka Jubadda dhexe.

 

Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland waxaa fiidnimadii xalay gaarey Wefdi u horkacaayo Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf halkaas oo u tegay inuu dhiirageliyo ciyaartoyda gobolka Bari.

 

Ciyaaraha gobolada Soomaaliya ayaa noqotay mid hadal hayn badan,waxaana ciyaarihi shalay dhacay ay ahaayeen kuwa xiiso badan isla markaana kusoo dhamaaday barbardhac labada ciyaar,waxaana shalay kooxaha kulmay ay kuwada jiraan Group-ka labaad ee B.

 

Horseed Media

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magaalada Garoowe ee caasimada Puntland waxaa fiidnimadii xalay gaarey Wefdi u horkacaayo Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdixaafid Cali Yuusuf halkaas oo u tegay inuu dhiirageliyo ciyaartoyda gobolka Bari.

 

 

Cabdixaafi-Cali-Yuusuf.jpg

 

Our leader is so confident that his boys will deliver the cup to his office in Madaxtooyada Bosaso and will hold it high.

 

 

Come on boys

 

Gobolka-Bari1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ciyaartii Xulalka gobolada Bari iyo Jubadda dhexe oo Soo Dhamaatay

December 17, 2010 | 0 comments

Share

Email

 

Ciyaartii xulka gobolka Bari iyo Jubadda dhexe oo bilaabmatay duhurnimadii maanta ayaa goor dhowayd soo dhamaatay iyadoo guusha ay ku raacday xulka gobolka Bari.

 

Xulka gobolka Bari ayaa ciyaartaan ku badiyey 2-0 oo ay dhaliyeen qaybtii hore ee ciyaarta,waxaana labada gool u kala dhaliyey ciyaaryahanada kala ah Yaasin ‘Robinho’ iyo Daacad.

 

Ciyaaryahanada xulka gobolka Jubadda dhexe ayaa sameeyey isku deyo badan oo ay natiijada ciyaarta wax kaga bedelayaan,balse xulka gobolka Bari ayaa soo bandhigay ciyaar aad u xiiso badnayd.

 

Xulka gobolka Bari ayaa hadda hogaaminaaya Group C ama Group-ka saddexaad,waxaana ay leeyihin saddex dhibcood.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Loooooooooooool, by two goals to neil kkk, that was a clear victory, we just didn't want to trash the lads by dozen goals.

 

Bring on your Mudug and will see looooooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this