Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Somalia World Cup Begins. PICS

Recommended Posts

Tartankii ciyaaraha gobolada dalka oo maanta ka furmaya Magaalada Garowe

Somaliweyn

 

December 15, 2010 Markacadeey

 

--------------------------------------------------------------------------------

 

Waxaa la filayaa maanta in si rasmi ah ay magaalada Garowe uga bilowadaan tartankii ciyaaraha gobolada Dalka oo judo labaatan sano ah aan la qaban, iyadoo la filayo in furitaanka tartankaasi ay ka soo qeyb galaan masuulyiin iyo dad magac hore ku lahaa Isboortiga Soomaaliya.

 

Gudiga qabanqaabada tartanka ayaa sheegay in gobolada loo qeybiya 4- Group oo kala ah Shabeelaha Hoose, Nugaal, Banaadir, Gedo , Bari, Shabeelaha dhexe, Bakool, Jubbada dhexe, Sanaag, Jubbada hoose, Bay, Galgaduud, Mudug, Hiiraan, Sool.

 

Tartanka oo ah mid ay isku arkayaan min afar gobol oo laga doonayo in ay ka soo baxaan siddeed gobal oo u sii gudbi doona semifinalka oo ah neg out oo labadii isu soo hartana ay u gudbi doonaan feynalka.

 

Maamulka iyo gudiga qabanqaabada tartanka ciyaaraha gobolada ayaa sheegay in diyaar garow adag loo galay sidii ay si habsami ah ugu dhici lahaayeen ciyaarahaasi, isla markaana amaanka si adag loo adkeeyay, iyagoo sheegay in atartankaasi uu noqon doono mid taariiqi ah oo markii ugu horeysay ka dhacay Soomaaliya tan iyo burburkii xukuumadii hore.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Showqi;680309 wrote:
Banaadir ayaan anigu taagere u ahay. Go Banaadir Go........

Me 2, 3, n 4. Goooo Banadir!

103zw.jpg

 

All day everyday dear!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this