Sign in to follow this  
Abdirazak_PTL

Somalia World Cup Begins. PICS

Recommended Posts

nuune   

Just as was expected, and my prediction has being true, well done to Banaadir & Mudug

 

anyone who watched the game between mudug & sool will know more, Mudug had struggled alot against Sool, just as they did aganst banadir, I will upload the video if time permits me.

 

Banaadir will be in the finals, together with a team from Puntland, banaadir had an easy ride smileys.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mudug has already played two of the strongest teams in Banadir & SOOL and did not lose. This shows their strength and depth..

 

Hope for an easy draw next round and on to the semi's..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   

Bariga Sanaag Oo Guuldaro Kala Kulamay Ciyaartii Maanta Kadib Markii Gobolka Galgadud garacay.

 

 

 

Garoowe(SP): Tartanka Gobollada Soomaaliya ee Kubadda Cagta ayaa waxaa uu si habsami leh uga soconaayaa Magaalada Garowe ee Dawlada Puntland, bal hadaba ciyaarihii manta ayaa waxaa guul daro usoo hoyatey Bariga Sanaag.

 

 

Maanta waxaa ay Cayaaro kulul dhex mareen Gobollada ku jira Group D iyadoo ay kasoo baxeen natiijooyin kala duwan.

 

 

Cayaarta Hore waxa ay dhex martay Gobollada Galgaduud iyo Bariga Sanaag, waxaana 2-1 ku badiyay gobolka Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

 

 

Cayaarta oo xiiso gaar ah laheed ayaa u muuqatay mid isku awood ah labada kooxba inkastoo Galgaduud ay la hoyatay seddexda dhibic ee Cayaarta.

 

 

Cayaarta labaad oo aheed mid kulul ayaa waxaa ay dhex martay Gobollada Jubbada Hoose iyo Baay, waxa ayna ku dhamaatay barbardhac 3-3.

 

 

Xulka Jubbada Hoose ayaa inta badan Cayaarta ku cayaareesay 10 Cayaaryahan markii mid ka mid ah cayaaryahanada Xulkaas Calaamadda Cassaanka ah loo taagay.

 

 

Guud ahaan Gurubkaan oo u muuqda Mid si gaar ah u leh Xiiso gooni ah ayaa waxaa 3 dhibic ku horkacaayo Xulka Goboka Gal Gaduud, Xulalka Baay iyo J.Hoose ayaa leh min hal dhibic, halka Bariga Sanaag aaney ka laheyn wax dhibco ah.

 

 

Dhamaan Xulalka ku jira qeybtaan waxa ay wada Cayaareen min 1 kulan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this