Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gabay aa I haayya

Recommended Posts

^^ :D:D

 

Waligaaba berri ku hay. War tani waa kugu socottay, waxba lagama qaban karo :D .

 

Anaaba ka naxay burburkaaga

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

War hedde adba dhowr jeeb baad qaxwe doonataye ii sug!

 

Midda kale eed tidhi Cumar Jees baa reero barqanaya is dhiiba yidhi, horta ficilkaasi wuu ka suuroo baa reerahanaga. :D:D

 

Laakin adigu si kale ayaad u macnaysaye waa geesinimo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gaax-Nuug:

War hedde adba dhowr jeeb baad qaxwe doonataye ii sug!

 

Anigu intaanan qaxwaha aadin baa wax ka tagi jirey, oon ugu yaraan jimicsan jiray :D

 

waryee waxaad soo cunayso iyo waxaad soo cabbayso soo cab. Qaad un ha cunin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by Gaax-Nuug:

Waxa bari kugu dhaca ka war sug! Maanta mid Gay ah oo Hollandese ah oo aan wada shaqeyno ayaan madaxa isku la jiraa. He wants to monopolise information.
:D

:D Waar hayaay! Alla hayaay! Oo hadana Hayaay ;) Waa wareey, Alla hayooy smile.gif

 

Abtigiis, oo qoladaa Bidixda ka laafyootana ma wada murantaan :D looooooooool Wixii aad Gabay tirin jirtay waakaas fudeeydkaagii baakaa qaaday. Mida kale, barri ma mid aad Qaraabe tihiin baa imanaya si uu Gabayga kuugu toosiyo smile.gif

 

In conclusion!

 

Alla hayaay ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Gaax-Nuug:

War hedde adba dhowr jeeb baad qaxwe doonataye ii sug!

 

Midda kale eed tidhi Cumar Jees baa reero barqanaya is dhiiba yidhi, horta ficilkaasi wuu ka suuroo baa reerahanaga.
:D:D

 

Laakin adigu si kale ayaad u macnaysaye waa geesinimo.

Usheeg. Waxaa la yiraahdaa fursad kuu furan markaa oo keliya? :D

 

Lol@dhiiba

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Hungur. Ninkaa isaga ah waan wada shaqeynaa oo miiska igu xiguu fadhiistaa. Waliba this week jacayl waalan baa haya (although he says he is married to a student boy in Sweden) oo xafiiskii wuu fadhiyi la'yahay.

 

He is cheating on his partner. Waa meel riwaayad ah meeshaan fadhiyaa oo wax toolkii ah hadday maqlaan way ila dagaalayaan. Naag muran badan oo kenyan ah iyo ninkaasaan isku xafiis fadhinaa. Anyway sheekaan arintaa ka qori doonaa.

 

Ma caayi karo oo anigaa ba ah the focal person for Sexual Exploitation and Abuse, iyo guddiga ka hortaga Harassment in the workplace. :D:D Bal meeshan anigu arintaa madax ka ahay ka waran?kkkkkkkkkkkk.

 

Anyway, Xinnow caawa waan soo mirqaamayaa oo waxoogaa qaad ah waan ku tuuri. You will be surprised waxa murti iga soo baxda kolkaan Olivia Charamba (waa heesaa) showgeeda hadhow ka soo laabto. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sophist   

Madashu salaaman, Salamu Alaikum.

 

Xiinoow salaan gaara adiga boowe!. Waxaan aad ugu faraxsanahay sida golaha raga juria taagtooda gabay ey usuu bandhigayaan- laakiin rag baa tookhahaya!

 

Aniga firinbiile ayaan ahay golabaxan! Gaaxnuug iyo Xiin baa la isu denahayaa.

 

Kobtaa kahabutiriso!.

 

Salaams,

 

S.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Sophist welcome.Haddu gabbaygu macna yeelan kol haddi abkood gabyi jiray meesha soo galaan. Hadda nin feegaar afarray isugu keenaan is haynaa.

 

To Xinnfanin,

 

Loolan looma joogiyo lur iyo, laacdankii Mudug’e

La iskuma hayo leadernimo, ee laynku waa gabaye

Labadii muranka liishaanta waa hubaal, inay masoobaane

Ma haboona Libaax inuu laad u fidhso, lukki daranyeysan

 

Waxaan ahay laqan fariid oo ku xidhan, laamihii murtida’e

Isku looli bay aabahay wada ladaan, macalin Dhoodaane

Laag dheer ugama gubdo haduu lis, Singub uga baahdo

Aniganna lugooyey igu tahay haddan, liidkan isu qaado

 

Wakhti luulmaya iyo akhri samaan, yaa Lagdanka ibadaye

Lama sheegin labadeenu leelkaan gallo, oo tixaha loogu garnaqaayo

Sophist iska lalmiyay ama cidd kale, laxan la maagaaba

Waa inaan la raadsado murtida, luuq dad garanaaya

 

 

:D:D

 

Olivia Charamba concert, taas waad ila heshay. Waa xabbad igu dhacday, waanse ka kici! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sophist, welcome, aad baanan kuu salaamay. giraanta wax ka riix awoowe

 

 

To Abtigiis & Tabarta,

 

Ninkii dabinka soo meeriyyee geri malaynaayey

Sagaaradii minjaha suratay baad iila meeltahay'e :D

 

Bal eeg waxaad meesha keentay waryee:

 

Originally posted by Gaax-Nuug:

 

Loolan looma joogiyo lur iyo, laacdankii Mudug’e

La iskuma hayo leadernimo, ee laynku waa gabaye

Labadii muranka liishaanta waa hubaal, inay masoobaane

Ma haboona Libaax inuu laad u fidhso, lukki daranyeysan

 

Waxaan ahay laqan fariid oo ku xidhan, laamihii murtida’e

Isku looli bay aabahay wada ladaan, macalin Dhoodaane

Laag dheer ugama gubdo haduu lis, Singub uga baahdo

Aniganna lugooyey igu tahay haddan, liidkan isu qaado

 

Wakhti luulmaya iyo akhri samaan, yaa Lagdanka ibadaye

Lama sheegin labadeenu leelkaan gallo, oo tixaha loogu garnaqaayo

 

Sophist iska lalmiyay ama cidd kale, laxan la maagaaba

Waa inaan la raadsado murtida, luuq dad garanaaya

Ku noqo, oo gabayga laaxinka iyo deel qaafka ka saar. awalba murti maadan lahayne ee qaafiyyadaad ilaalin jirtey,maantase tiina gabtay

 

war ku noqo bi'i waaye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Waan kuu sheegay in ilaa shalay aan qasan ahay, ee intaasi waa hordhaca waxa soo socda. Bal aan kansho helo. :D Still waxaad qalqaladay adiga unbay kugu egtahay. :D

 

Waan yaraha qasnahay laakin taasi cudur daar ma noqonaysee, waa intaan neef adhi ah qalan week-end'ga. Hilib adhiga ayaan ku dararaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

looooooool@Hilib adhiga ayaan ku dararaa

 

i thought it was geela

 

wax baad ka balalaqsiisay, laakiin i mari mayso :D

 

Abdiladhiif & Ducaysane u yeero

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Xiin,Ereyada aad sharaxday miyay jiraan mise poetic license baad uqaadatey oo miyad aliftay smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abtigiis   

Buuxooy adigaa dhibtaa dhigay. Anigoo meel fiican marinaya silsiladaadi oo Jimcihii sheegay oo wixii dhacay habeenki alifay baa sheekadii Laam loo badalay. :D:D That took me off guard a bit.

 

Waxaan soo watay

Buuxo bildhaamaysa miyaa bidixda ii dhiibaty

Barti lagu balamy miyaan baacsadoon boodhka ka afuufay

 

Tan xinn masaxayo waxba haka dhagaysan. Aniguba imikaan Ngonge waydiin how to put a line between others words. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this