Sign in to follow this  
xiinfaniin

Gabay aa I haayya

Recommended Posts

Libaax, nuune,Jacayl,& Abtigiis horta challengigii waad kasoo baxdeen,

 

to keep the interest in this literary exercise, it's imperative now to raise the bar a notch higher

 

wax baa soo socdee keep your ears on the ground

Share this post


Link to post
Share on other sites

Lol@Gheelle qaraabaa nahay. Waryaa Nuune, haddow baad rabtaa ina tiraahdo culumada kala qabta. Waan idin critique gareynayaa oo kaliya!

Share this post


Link to post
Share on other sites

It takes time Gheelle. Unlike Abtigiis I am not only interested in qaafiyyada iyo wazniga ilaaliyyo, not that is not important.

 

I want to say something profound :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by xiinfaniin:

laacibkii awowgaa sidii uguma luuqayne'e

A great line indeed, but I must admit you bought that line from gabadhii Ina Indho-deero in Minneapolis. Rag baa ku soo arkay adigoo the famous MGM (Minneapolis Gabay Market) sidaa u dhex boodaya. Tuug waaxid. :D

 

bribe-money.jpg

 

Wallee kaama hadho ....

 

Labo labo haddaan u dhigo -- libinta aad boobtay

Loox iyo haddaan ku qoro -- laxamaddaad lunsatay

Laaluuush kama ag foga marnaba -- laacibnimadaane

Lagu sawir adoo qaawan shalay -- luqunna taagaaya

Oo laaluush iyo wax ba'an -- lulaya Minnesota

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

Originally posted by xiinfaniin:

Libaax, nuune,Jacayl,& Abtigiis horta challengigii waad kasoo baxdeen,

 

to keep the interest in this literary exercise, it's imperative now to raise the bar a notch higher

 

wax baa soo socdee keep your ears on the ground

Xiin, you are fully disqualified from the Coordinator of the thread. For you fully neglected my contribution in this thread. Aniguna ma ihi nin ragga ka dhex muuqqan waaya :D . Hence, magacaygii maad sheegin. Shirkuna waa Veto ;)

 

LS iyo Ngonge gartaas idinku gala smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Hunguri   

loool Waar Pragon ha igu darin. Aniga, ninkaasi wuxuu magacayga ku illaaway ayaan rabaa :D . Waana Arrin aad u wayn weeye :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Gheelle.T:

Hunguri, adiga iyo Paragon meesha sabab gaar ah yaan loogu sheegin..mm Walle meeshaa waxbaa ku jira
:D

Paragon iyo Hunguri geeloodaa wada daaqa mooyaane, qaraaabo ma aha odeyaashu. :D

 

Hunguriyoow, Xiin wuxuu kaa shakiyey inaad Libaax la jirto. Odaygu nin sahlan maaha. Sidaa uun buu wax u kala sarrifi.

Share this post


Link to post
Share on other sites

War xiin mee horta? Illaa iyo saaka qaxwuu isku dal dalayay waxna ma soo wadee :D

 

LXS, 2da nin calan ii wada huwadeen maxaa ka kasaa ;)

 

Ps: Anigoo gabay u soo wada oo leh Xiin gar ha u wada dhigtaan baad u joojisay.

 

Reer maakhir waxa loo lidee labiga loo saaray

Ee looga tirey liiska Libaaxna loogu nuurshay

 

Hadda dib ugu noqon maayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Libaaxow gabdhaha & aniga maanso nagama dhexeyso

 

Midda kale ninyahow gabaygayga dhammaystir aad baan u fooshayye'e

 

laacibkii awowgaa sidii uguma luuqayne'e

laxmadduu yiqiiniyo tixihii haatan kaa lume'e

:D:D

 

Hunguri,war ninyahow silsiladda waad ku jirtayye raali ahow waan ilduufayye'e

 

Gheelle, remember i promised something profound :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this