Sign in to follow this  
IL CAPO

KAALAY ILA DOOD.

Recommended Posts

Tuujiye   

Wiilo..tanag yuu walaashiis..ani ninkaan calaacalkiisa lee dhiiga igu kacshay. Atooraha hindiga "sharu khan"lol uuba igu noqdee..Turufatoore waaxid.

 

Wiilo ani gabar sports ciyaarto ma rabi specially basketball..laakiin gabar bajaq bajaq iska eh oo itusi itaabsii ah aan ka danbeeyaa..lol..

 

shaqalkaas lee soo tuur..lol..

Ajaaaaaaaaaja...hadaa more info rabtid, nuune ka doon...

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Tuujiye sxb sorry haddaan rabin gabar sportiska ciraayi taqaan dee maxaan kuu sameeyaa. Aniga koo aan ila fiirsannaynin SPORTS maba iigu baxayso :D

 

 

jEcliyaaaaaaaaaaaa:.................

Share this post


Link to post
Share on other sites

^bismillaahi.....ha isoo marin. dood indhaha la iskiiga bixiyo aa? salaamaat wa kulla aafaat!

I prefer shukaansi rather than dood

 

 

wiilo ma nin kula fiirsanaayo sportska aad rabtaa? waa su'aalee maxaad adiga sports u fiirsanee marka kow? minii la yaabo yaasiinka! wallee bilaash maad iskuugu bixinin magaca wiilo.

 

Tuujiye sxb adiga lee garaneysit quruxda dumarka...gacan aan kuu taagay, inaad expert ku tahay meelahaas aan kuu qiray. sii wad wax barashada, PHD soo qaado (just ku saabsan dumarka) :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

wiilo ma nin kula fiirsanaayo sportska aad rabtaa? waa su'aalee maxaad adiga sports u fiirsanee marka kow? minii la yaabo yaasiinka! wallee bilaash maad iskuugu bixinin magaca wiilo. Macaanto marka hore aniga iskuma bixin magaca Wiilo ee waa la ii bixiyay, marka xiga Sports aniga ayaa ciyaari jiray/cayaaro marka waxaan oran karaa waa wax aan jecelahay sideedaba waxaa fiican qof aad wax kasta isla fahmaysaan inaad nolol la qeybsato :D

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

waraada idinka dooda nooh maxaa waaye sidaan,,, come on, we must have some Quullayaal guys,, I mean in a good way though,,,,basically debates on some Social Issues,,,,,,,

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^waraada idinka dooda aan idin dhahay maahee is caaya ma idin dhihin ok......so please inaga joojiya cayda nooh,,, haddii ani waa xanaaqaan nooh, and u guys dont want to see Wiilo oo xanaagsan ee jooga nooh..........hmmmmmmm i wonder wiilo loo xanaagsan sidee u eg tahay mad-face.jpg

 

Go figure:...........

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

nabee ineysan fiicneyn wiilo xanaqday ee haka xanaajinina gabarta....

 

waxaa idin weydiyay doodi intey kudanbeysay..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this