Sign in to follow this  
IL CAPO

KAALAY ILA DOOD.

Recommended Posts

Wiilo   

Hibo the best Nuuro thanks bal u sheeg dadkaan waxay doonayaan inay iga xanaajiyaan, anigana dee haddii aan xanaaqo waanba gaduudanayaa......

 

 

Fadlan dooda inoo wada....

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Wiilo marka aad xanaaqdo haddaa saas u eg tahay, marwalba xanaaq.. aad iyo aad baad ugu qurxoontahay...

 

Hibo Nuura walaashiis. markii horeba qof dood hayye majirin.. in topic labilaabo un baa larabay.. marka cinwaanka yuu ku sirin hayye. iska soo tuur ama xoor waxa aad dooneeso... wa billahi tawfiiq

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

QQ sxb haddii xanaaq wax lagu keenaayo dad badan baa wax ku keeni lahaa so ani xanaaq is not my thing, though markay i Qabato aan xanaaqo, balse aalaaba waan iska ilaaliyaa taa..............

 

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

^^^^yeah sidaa adi ugu qorxoon tahay BIDAARTA iyo CALOOSHA KUUSAN huh waan is fahannay sxb..............

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

walaashiis maxaa waaye aflagadaada. yaa saas isku ogaa.. laakiin runtaa waaye calool kuuson aa meesha taal..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

QQ walaalkiis adi maan kuu quuraa inaan ku aflagaadeeyo dear, no waa iska joke gareenaayay kaliya, sorry if I offended you sxb, haddii kalena dee u know i was only joking........

 

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

wiilo ina hooyo adiga mudan aniga wiilashan lee laha gabarta haka xanajinina waana yeelen saan ujeedo smile.gif ....qq walalo aniga topicga magacisa le arkay marka waxaba iska qiyastay iney mesha dood lagu hayo ee dooda malaheyn ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this