Sign in to follow this  
IL CAPO

KAALAY ILA DOOD.

Recommended Posts

IL CAPO   

maadaama ee section u sameeyeen "MURAN" haye hee kaale ila muran oo hadaa iga muran badisana afkaan kugu dhufan ogoow.

 

aan kuu bilaabo muranka:

 

Maxaa sectionkaan loogu bixiyey muran wadaag bal intee ku aragnay "DOOD LA WADAAGO?" aniga weligeey waxaan arki jiray in markii muranka lagu daalo beerka laiska garaaco. :D:D:D .

haye soo soco.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

erayada muran iyo dood ma ahan laba eray oo isku micna ah, hase ahaatee dad badan ayaa isku dhax qassa labada eray.

 

erayga dood waxa uu noqon karaa tusaale ahaan wax ama shey cilmi ah oo laga doodo:

 

paarlamaanka dowliga maanta waxaa ka dhacay dood aad loo xiiseenayay oo lagaga hadlayey wax qabadka caafimaad, waxbarashada, soo nooleeynta dhaqanka iyo arrimaha bulshada.

 

ma dhihi kartaa:

 

paarlamaanka dowliga maanta waxa ka dhacay muran aad loo xiiseenayay oo lagaga hadlayey wax qabadka caafimaad, waxbarashada, soo nooleeynta dhaqanka iyo arrimaha bulshada.

 

 

marka waxan oran laha sectionkan micnihiisa ma ahan muran ee waa dood lagaga hadlayo ama lagag doodayo wax kastoo muhiim ah cilmi kala faaiideeysi iwm

Share this post


Link to post
Share on other sites

IL-cabo, ninkaan nuune la yiraahdo murankiisa aa batay ayaa mahaan ma istiri, dood oo aan loo jogin buu meeshaan la oradayaa, war ii dhangalaasee ninka mise anaa doonaysaa in aan qanjuruufo afuufsan kala daalo :D:D:D

 

 

asxantu

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

AQayaartii baa halkaan is jiijiidooso, Jecliyaa wada oo hadana wada oo waliba sii wada..Dood jeclaa ma Darbi baa ku Dumay..... :D:D

 

 

IstacajAb:................

Share this post


Link to post
Share on other sites

dood iyo Muran maxaa isu keenay,,,, waa markaan la yaabo dadkan ,,,, ma imikaynu af soomaaligii isku qabsanaa . . .

 

Dood waa marka ay cilmiyaysan tahay,,, laakiin muran waa buuq iyo qaylo aan cilmi ku dhisanayn aakhirkana feer ka iskala daalo.

 

Haye,,, gabdhaha iyaga waa ka gabbadeen sow maaha dooddan,,, JECLIYAAAAAAAAAAAAA uun baa ka soo hartay :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gediid   

Muran iyo dood waa isku mid.Laakinse waxa qudha eey ku kala duwanyihiin waxa weeye midna xushmad iyo ixtriraam baa ku deehaan ta kalena buuq iyo ismaqal la'an.

 

Example yar hadaan soo qaado:

Labada barlamaan ee Mareykanka iyo Ingriiska.Ka Mareykan siidii dad wax garad ah beey u doodaan kuwa Ingriiskuna siidii dabajiir(pl dibjir)meel leyskugu keeney bey u murmaan.... smile.gif

 

Walee meeshaan waa meshii aan Afka hooyo ku jimicsiin lahaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

cindahaa qafiifatun qafiif. Nin la dhahaayo Il capo wuxuu simply weydiistay dadka in murun loo dhaco inleen wax kalo oo qabto oo waayay.

 

Mid nuune la dhahaayo wuxuu umaleeyay in la weydiistay micnaha erayga murun iyo dood....xadki inuu ka sii baxay parlamaan iyo shaqo luu joogin oo faraha la galay

 

anigana inaan kasii daray labadoodi aan dadka aqrin doona summary u sameeyay.

 

qafiifatun qafiif lee iga dheh

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Originally posted by Jalaqsan:

cindahaa qafiifatun qafiif. Nin la dhahaayo Il capo wuxuu simply weydiistay dadka in murun loo dhaco inleen wax kalo oo qabto oo waayay.

 

Mid nuune la dhahaayo wuxuu umaleeyay in la weydiistay micnaha erayga murun iyo dood....xadki inuu ka sii baxay parlamaan iyo shaqo luu joogin oo faraha la galay

 

anigana inaan kasii daray labadoodi aan dadka aqrin doona summary u sameeyay.

 

qafiifatun qafiif lee iga dheh

Jalaqsan Gacalka rageedi aa tahay yaaqee, Wallaahi Waxaan Joogay Library oo sidaan rabo uma Qosli karin balse haddii aan joogi la'haa xaafaddeyda walaahi Dambiba ha'ahaatee si fiican aan u Qoslilahaa. Walaahi wan ka helay Cindigaaga waa ahaaday "Qafiif" Ajaaja warkaas aan kuu aqaan, waraa aniga lee u maleynayay in nuune cindigiisa qafiif ahaaday, jalaqsan insha aa ka ridhay ama ka tuuray............... :D:D

 

Jecliyaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hanna soo fiirin...naga jeeso..intaana indhaha kaa soo turin...faraha kaa jabinin...timaha kaa rifin..caloosha kaa laadin...sanka kaa maroojin

 

Naga Dhagaag

 

*Had to get that out*

 

P.S. Maxaa Dood laga wadaa? Waxaan u maleyeey meel oo li iska qeeliyo oo buuq iyo balaayo ka badatey...

 

I hope you can read what I wrote...if not ...BAX

Share this post


Link to post
Share on other sites
IL CAPO   

waraa fiiriya muran iyo dood waa isku mid ma garateen.

 

Nuune, baarlamaanka waa lagu murmaa oo ma wax kalaa meesha lagu hayaa?

 

weli ma daawatay baarlamaanka Thailand waxa ka dhaco?

 

Kung Fu, i am telling you so are you going to tell me those guys were educating each other? they were kicking the sense out of each other if you ask me.

 

Checkmaye,

Nuune, madaxa ku dhufo aniga lugahaan qabanaa.

Peace.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

YeAh nuune dance sigaan baaba ku qalajiyay, maxaa "Daba--Gibinta" ama lafta dhiikada maku xanuunto miyaa :confused: Haa waa runtaa adigaaba dhibku jiro sow iska ilaali dagaalkaan........ :D:D

 

 

P.S: nO heart feelings nuune.....jUst jOkE weeye.....

 

 

jEcliyaaaaaaaaaaaaaaaaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ar saaxiibkee nuune habaqin anaa shiinees kuu aqaanee...WAYAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAXXXXXXXXXXX..

jachie chan aa iga shiixaa runtii..

 

Kabaxa ama Ka beydha..Ina fadhi ku dirir is in the house yaa..Aloo yaa labo farood laaba sadexda hartayna, wadnaha idin kala baxa..Isiiiiiii!!!

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

alla dadkiinaan qaab daranaa, hadda isla murantaan in ay dagaal ku dhamaato miyaa, khasab miyaa. waraada ilbaxa oo barta in mar mar lagu murmo si wax loo kala faa iidaysto, haddii lagaa helay doodana admitt garee oo dheh u r right man.. dadkaan wakthi wir wir maa lawada dhalay iyaga dhan, dhiigooda cirka uu iska maraa markaste, bisinka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this