Sign in to follow this  
IL CAPO

KAALAY ILA DOOD.

Recommended Posts

Wiilo   

wiilo wilka u raxariiso!! sidhey waaye macaanta!! dont be shady lady!! lol...

Naxariista aad sheegayso waa maxay rudy :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

Dadkiinan war iyo nac nac badnidinaa. 1st page baan maraayay, wixi dhexe oo dhan skip baan ku sameeyay. Waxaan filaya in weli sheekadu marayso DOOD & MURAN ma isku mid baa mise maya?

 

Dood & Muran isku mid maaha. Dood waa Discussion, Murana waa Disagreement. Joojiya wareerka.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Ajaaja...jaceelka caadi ma aha...

Wiilo kaalay adiga baryada aa kaaga dartay yaah..

Maskiinkaan indho iyo adams apple aa kasoo hartay suu adiga kuu daba joogay..calaa foorjo baliiiiiiiiiish, hadadan nabkaaga siineynin, numbarka saaxiibtee sujuuda ah ku dharbaax..lol..

 

waraa jaceel baro wiilo maxaa ka falee oo footballs gameska kula fiirsaneyso, oo taqaano every baseball team, gabartii aheed aa buuxdo..

 

nasra "naasoos" aa joogtaa, cibaado "carab dheer" aa leersanoosaa, asli "aboo isii" aa dariskaa ah, sahro "aboo saanaa" aa maalinkaste aragtaa, muna "mushkilo majirto" aa kaa danbeeso, khadiijo "qeelo gaab" aa ku tuugooso, sacadiyo "aboo animiyaa" aa maalin hore ikaa weydiisay...abaaaaaaaaaaaa boorka iska jaf aan ku dhahay madax kor u taag kuleetigana istararee niyadana wax fiican u sheeg.SEE WAAYE NOOH..Wiilo saas u bursaneysid aa jambalada kaa dhamaadeen.

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Tuujiye tarmuus haraanti maku dhahaa, waraa dhiigaa isku yeeloosaahee. waraa i dhagayso j'baro iyo ani walaalo aa nahay dhexdeenana ma kuu banaano aboo ha is wareerinin. yaa ka fiican hashoo footballka kula taqaan yaaqee yaa kuu sheegaayahee wax badan aa ku dhiman intii meesha ka kacdid too mushaarida kuu kariso soo raaso haddii waysone ani lee ii soo sheeg too waxaan kuu soo raadihaa axadii markii la gaaro popcorn iyo cocada kuu soo sameyso oo footballka kula fiisato abaa ii sheeglee waa laguu haayaa too.

 

Go figure:..............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this