Sign in to follow this  
IL CAPO

KAALAY ILA DOOD.

Recommended Posts

^^Mmmm...theres always something iffy about ur comments.....anyway maxaa ka wadaa gacantaada aa lasocoto dhangalaasada? waryaa, odiyaashi carabta ha igu noqonin..oo gacanta xitaa u know what I mean

 

Wiilo...laa shukrul calal waajib, macaanto waan isku leenahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Simply the Best like I said u r the "best" :D:D

 

 

Haddii aan kuu macneeyo ku wuxuu kawadaa "Gacantaada" oo i taabato baa boqol jeer Qiimeyl lanaa, haddii aan kaa sii Jilciyo, wuxuu ka wadaa waan jeclaanlahaa inay Gacantaada i taabato, u know what I meant?............that is what he is saying dear..... So r u gonna slap him so he can feel ur hand touching his face? :D:D

 

 

Waraa i dhaafa imtaxaanadayda aan idinka Qaatee, yaanan ku dhicinee inta aan had iyo heer waxaad soo qodhaan aqrinayo.......

 

Go figure:............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Simply ,, haye af-soomaaligii maa kugu adkaaday ???? hehehehehe

 

Wiilo ,,,, u sharrax xabiibi adigaa fahmayee ,,, si fiican baad ugu dhig dhigtay oo xataa hadii ay afsoomaaliga ka dhacdo English ka bay ku fahmaysaa ,,,,,

 

Waa intaan kugu jecelahay :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^haye jaceelka waad isku dhiibdhiibeysiin haye? yaakhe hanaga maseerinina...see camal kiin, faan ka sidiisaba ma fiicna.

 

JB - in ur wildest dream bey gacan teyda ku taaban doontaa

 

walaahi SOL wuu i waalay....I am neglegting my assignments..........aarrghh walaahi Im panicking

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Maseer kulahaa heedhe sow matihid inantii goor hore labo inan isku heystay :confused: bal hanagu maseerin, inan maseertaa waa WAREERE :D:D:D

 

 

Walaahi, me too, i need to do my assignments,,,,,,

waraada waa inoo after FINALS ka, haddii Allaah yiraahdo,,,,,,,,,,,

 

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

iyaah, meeshaan maxaa match love mee noqotay.. assignment yada waxaad la hilmaamdeen because of j baro iyo all ubahne abaaba.. sheekada meesha ka sii wada akhyaarta...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Horta maxaa wiilashiina markii aad Gabdhaha Qaadaan (Ride) siisaan u weydiisaan Teleefankooda.

 

Ma caada bay idinka Noqotay? Mise sida baa u maleyseen inay reer magaalnimada ku jirto? Hadaba waad Qal dan tihiin ee ogaada. Wiilkii raba inuu ila doodo Gacmo furan ku soo dhawow........

 

 

Wiilasha aan ka hadlayo waa kuwa ku nool Magaalada aan daganahay, wiilkii kale oo raba inuu ka Qeyb qaado Doodnaa ur welcome.....

 

 

PLEASE read the whole posting b4 u star ur dood. Dood Caafimaad leh uun........

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Qac Qaac who ask u to answer the question first :confused:

 

 

S The Best, ur right............

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J'baro what r u talking about :confused: I really do not understand what ur asking here :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this