Sign in to follow this  
IL CAPO

KAALAY ILA DOOD.

Recommended Posts

^^war heedhe ma waalniyee..ee waan falanahay...maya actually waan beeranahay

 

dee ma anaa sidaas u ogaay...in faraha la iskii gala hadlo....yaa khe nambar diyeedhe wax iigu qori haay hada ka bacdi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta waxaan ku waydiiyay ,,,, ayaamahaan laguma arag ,,, haddana waxaan arkaa inaad afsoomaaligiiba soo ilowday ,,, xageed jirtay ??

 

coz af soomaligaagii aad buu isu soo beddelay ,,,,

Share this post


Link to post
Share on other sites

^sabata anaa kuu sheegayo nooh....soo afar assignments ma la iga raboo by january 10th .....ingriis ee raaxda iiga qaadeen....wax kasto critically analyse compare iyo contrast aa la iga sugaa...marka dee goormaan time u helaa inaan soomaligi practis gareeyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Haye maxaa i dhaafay :confused: imtixaan yar aan ceeja ku hayee :D

 

 

Go figure:...............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiilo welcome back ,,,, wax kele kuma dhaafin ,, waxa la is waydiinayay ninkan Rudy ah ee Englishkiisa la fahmi la'yahay siday xaaskiisa isu fahmi lahaayeen ,,,,, waxaana la sheegay inay faraha ka wada hadlaan ,,,, indhahana iska gartaan ,,,, :D:D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J'baro thanks for the update or the due date :D kidding, joking :D Anywayzzz back to rudy yeah waa sida aad sheegtay faraha iyo indhaha bay iskala hadlaan, heedhe haddii ay ku fahmeyso waa Qeyr :D

 

 

Go figure:.........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaan filayaa markii ay soo gaartay Rudy iyo xaaskiisa oo is fahmi waayay oo faraha iskula hadlaya bay halkaa ku banjartay oo meel loo dhaafo la garan waayay . . .

 

Of course adigana waa lagu waayay ,,, la'aantaana dood ma soconayso ,,, plz come back ;);)

Share this post


Link to post
Share on other sites

heedhe, nin ragah iska dhigo!! u just get down on your knees!! and big for mercy!! lol..

u aint to proud to beg! right!! real man does that!! :confused:

 

wiilo wilka u raxariiso!! sidhey waaye macaanta!! dont be shady lady!! lol...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this