Sign in to follow this  
IL CAPO

KAALAY ILA DOOD.

Recommended Posts

Tuujiye   

Diamente.tnx..aragnaa fahantaa walaa maqalnaa yaaqee...waxba hafasirin...

Laakiin nuune xitaa waa u duugneed nooh. fiiri sida uu ula socday sheekadeyna..

 

waraa nuune "quuq" mataqanaa!!!

 

wareer badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Horta maxaa wiilashiina markii aad Gabdhaha Qaadaan (Ride) siisaan u weydiisaan Teleefankooda.

 

Ma caada bay idinka Noqotay? Mise sida baa u maleyseen inay reer magaalnimada ku jirto? Hadaba waad Qal dan tihiin ee ogaada. Wiilkii raba inuu ila doodo Gacmo furan ku soo dhawow........

 

 

Wiilasha aan ka hadlayo waa kuwa ku nool Magaalada aan daganahay, wiilkii kale oo raba inuu ka Qeyb qaado Doodnaa ur welcome.....

 

 

PLEASE read the whole posting b4 u star ur dood. Dood Caafimaad leh uun........

Share this post


Link to post
Share on other sites

Oo xaggee deggan tahayna ??

Imisaase ku waydiisay telephone kaaga ??

maxaadse ugu jawaabtay ???

imisaad u ogolaatay inay helaan number kaaga ??

maxaadse qaarna ugu diiday qaarna ugu ogolaatay ?

aniga se ma i siin lahayd hadii aan ku waydiiyo ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

J'baro walaalkiis aad iyo aad ayaad ugu mahad santahay Dhammaan su'aalahaaga balse waxaan jeclaan lahaa inaan ka doodo arintan oo waliba aan kala doodo wiil dagan magaaladayda balse wali lama hayo.......

 

 

Go figure:.............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Magaaladaadu waa tee ??? armaan kula deganahayba ??

 

Hadii aad jawaabta public uga baqanayso , , dhib ma laha private msg iigu soo sheeg ,, ;);)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

War heedhe labadiina waad iga Qosliseen Wallaahi J'baro walaalkiis my dear girl baa DACAS kula dhacaysa haddii aad iga deynweyso dhibka....

 

 

Simply the Best="Best" abaayadiis aad iyo aad baad ugu mahad santahy iga celi ninkaan doonaya inuu "Hoos" iigu dhigo.........

 

 

Waraa adiga arinta ka dood haddii kale JOOJI dhibka................

 

Go figure:................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this