Sign in to follow this  
Paragon

Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)

Recommended Posts

Baashi   

Raula ruuxaamaha iyo mingiska waa laga tumi doonaa e bal reer dudaaye (ilmo Baro iyo mama Juxa) naga ceeri . Anniga sheekadooda waa ku wareere icon_razz.gif Hadda xaalka u sheeg in aan meesha wax u oolin hadii kale ma lagu habeenaayo icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Maxaa u taqaanaa? Careful here and remember there r many lahjad in Somali Language. This is does not even qualify lahjad. It is more like street lingo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Baashi-wa laihabeyna kulaha..waraa waxaad imoode lax la arooriye oo celkii iyo gurigii midba ka luntey miya(JK..loooooool)-ala maxaan wax aragney icon_razz.gif hedhe adi hadaad meleysantahay ha moodin weligaaba habeysantahay(its like this 'cooked up chinese proverb'-you no come to work today, you no get paid :D:D:D -basically wa shaqo an dhamaaneynin eh kuxisabtaan mandhow!).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

Maxaa u taqaanaa? Careful here and remember there r many lahjad in Somali Language. This is does not even qualify lahjad. It is more like street lingo.

Baashi awoowe mala gu qabtay again. this time by Sareedo. loool. see is not me..

 

Sareedo duqa Ga' ka siiso xooga jiq ee ku tahay ye..

 

Juxa gacan aa kuu taagay.. goooooaaaaal kulahaa, sidaa kuwii spanish commentatorska oo kale..

 

or those in the Nba fans, Kavin harlan.. between the eye..

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Qacbaro,

Awoowe waxaagu waa doob dareen baa dilay! icon_razz.gif

 

War ninyahow waa ba aad iga khajilisey :D Sheekadii maqaalkan halkaas baan ku soo gabagabeeyey koley anniga. Ha la is cafiyo dee akhyaareey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

War odeygii Baasha ahaa maxaa ku dhacay, kuwii qaxayay baa kugu qaxay miyaa

 

war sheekada iyadoo meel fiican idiin marayso adiga iyo islaantii raula ahayd soo kan ilmo Baro maaro isaga waayay, Alla maxay reera aroos ah buqbuqa ka fiiriyeen..hana soo marina. Markaan akhriay shukaansiga oo aan arkay odeygii Baasha ahaa oo noo habarwacday soo aniga diyaarsaday inaan akhriyo "nak nakaxatan...haday ku diido diid haday ku yeesho yeel, haday kusiiso sii..faaataxa", balo se waxay ka dhacady markii odeygii dib u gurtay oo la soo shirtagay xaasbaan leeyahay iyo hawlo aan loo joogin..dabaal maxaas baa la sheegaa. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

bas bas faraha waa lagaa qaaday Oday.. iska baashaal. iska soo taagnoo maanta dhan haddaa rabtid.. hadda kabacdii labo jid aan kala mareenaa, maxaa waaba xanaaqdee bisinka...

 

rainbow... qoladii qaxeesay lol. waraa odayga u soo celi habartiisa bas waaye, buuq ba haddaa nagu tilmaamtay waan ka sii soconeena meesha..

soomaali waxay ku maah maahdaa raggu ween waxay ku baxaan baa la tusiyaa.. marka aniga fut lee sii dhahay lee nooh.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

RAINBOW-loool ariree ar baashi haduus dabal yahay oo nag shegte waa howl u taalo magarate. Laakin waxaa la yaabanahay qurafaadka "nak nakatax...." meqaa masakiin intaad so af dubte ayaad ku aqrise-caajib. mide kalana, habar wala islaan ma'ihi, holko qof keliya( ;) )le idhihi karo-adi iyo cirradaada ureyso oo gabowde ee mesha ka so luleyso sidi laan qorax weyde, magalada geysked la tag-waad hadaan baf iyo baf ka siin.

 

nak nakatax..kulaha..maya nig nigiree,ka sar nolosha narta tuus...cajiib

 

waraa iskoolki xumaa ba iwalee iska bashaala aqyaarta :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

:D Aad baan uga helay sida reer-magaalnimada leh ee aad u wada sheekeeysanneysaan Soomaalaay!

 

FG: Rag-iyo Dumarow*, bal ka warama hadaan dood-san af-soomaali aan ku bilowno? Maadaduna ay noqoto: SIDEE CULUUMTA SHISHEEYE LOO AF-SOOMAALIYEYN KARAA? smile.gif

 

Waxaan ka war sugi odeyeesha silsiladan ka qaybqaatey, weliba waxaan si gaar ah u yara far-fiiqi odey Baashi, Rainbow and Reer-Baro!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Baashi   

Jamaal,

Awoowe warkaasu waa war fiican oo waliba ay faa'iido ku jidho. Halkaas qaamuus yaaba inooga soo bixi kara hadii la ururiyo ereyada akhyaarta SOL ay ku biiriyaan maqaalkan.

 

Hadde inoo bilow maqaal cusub oo si uusan innoo ka baahin yar xakamee oo afeef u raaci dad far-waaweyn wax ku garta ayaa innagu jira e. hadii la xiri karo oo aad barta sare inoo saari kartid si aanu maqaalku u dhuminna waaba ka sii fiican.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Baashoow sxb, Insha-allaahu taladaadu waa mid wanaagsan. Waana runtaa oo waxaa suurta gal ah in aan ka wada faaideysanno intayada xiiseeysa afka hooyo. Ee laakiin sxb, maad noo bilowdid illeen adigaa raggeedii ahaaye smile.gif . Anna igu daa in aanan marnaba la hilmaamin mowduuca ama maadadan iyada ah!

 

FG: Waan kaa war sugeynaaye soo dedeji maqaalka sxb. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

baashi and jamaal, sxbayaal igu tiriya anigana, waa ku jiraa, wixii jacburis ah dhinac aaa la iska dhigaa, xaqiiqda aa la soo tuuraa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

weligeey waxaan arki jire islaamo ayuuto arrursaneyso, laakin odeyaal u farra-dhaqanayaa wa i kow-alla aduunkanu waya arag badanaa-mexey aheyd hesti " wa iska xal aduun...aduun "

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this