Sign in to follow this  
Paragon

Cirroolleyda Qurbeysan (warning: for elders only)

Recommended Posts

Ducaysane wiilkayoow

anoo da'yar baan ku dhalay

dabadeed waxaan galay askari

anoon waligey dalicin iyo

dablaan kugu soo korshoo

 

facay wuxuu duuno yeeshay

asaagey daaro jeexdey

adaan kugu daalay aabe

dartaa halgankaan u maray

rabigey iiguma daraane

durbaan guushii hayaa.

 

Heestaa waxaa alifey Abwaanka Maxamuud Tukaale Cismaan. waxaa qaada hobolada Waabari. Hassan Aadana waa lead singerka. Heestaa waxaa loo alifey wiil uu dhalay Maxamed Siyaad Barre oo Maslax la oran jirey ayaa Jenaral loo dalacsiiyey Habeenkaas.

 

Markaad dugsi sare dhamayso

adoon dibada u hiloobin

in aad daljir daafac noqoto

hadaad dooratoo jeclaatey

ducaan kuu hibeeyey aabee

 

ha diidine amarka raac

dalkaaga nafta u hibee

.

.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Originally posted by Buuxo:

lool@Isseh, waan in aan hada dhaantada iyo dhuunkashada Africa ka wardoona!
:D

Lool, Buuxo. Hayeh, ma waxbaa meel laguugu sheegay? :D .

 

I am sure rag badanoo ku appreciate gareeya ayaad Africa kula kulmi doontaa - oo baasaaboorka un interested ku ah. Of course waxaa suurta gasha inaad mid amoorati kuu noqda heshid! Its all on luck when you are a lady. Anaga laakiin, its all on choice markaanhalkaa tagno smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites

I am sure rag badanoo ku appreciate gareeya ayaad Africa kula kulmi doontaa - oo baasaaboorka un interested ku ah. Of course waxaa suurta gasha inaad mid amoorati kuu noqda heshid!

Isse, Are sugusting that men in Africa will not find BUUXO attractive? :D I mean just her name is buuxo does not mean in ay Jawaan afka laga xiray ay u eg tahay. :D:D isn't that right Buuxo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Ducaysane, ka daa nooh smile.gif . Aniga iyo buuxo miyaad dooneysaa inaad isku keen dirto. I am sure buuxo looks absolutely stunning.

 

PS: I was making a general statement about the luck of all ladies who go back to seek their fortunes. Its a new thing still. Sure it'll catch up soon smile.gif .

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

lool@jawaan afka lag xiray.haye duceysane , bad kale baad nagu furtay, attractionka aad sheegsid xeey tahay? baasboorka lee la flashgareena :cool:

 

 

Isseh,saad ii sheegtay lee waaye,i imagine myself getting of a plane and being welcomed with dhaanto,ya salam. smile.gif what's amoorati laakin? and why baa adinka choicekiina shaqeenaya , dumarkana loo sirsiranay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Alxamdulilah indeed.

 

Jamaalow,Cirroolleyd a qurbeysan xageey ku dambeeyn.

 

Qosol aanba ka dhargey re-reading this thread.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Godkeey ku ddaateen, Buuxo. Waxay tukubaanba, tagoog qalloocdaanba, diif fiiqleeyaanba, xabaalihii beey ku hoobteen. Anna ciiddaan ku rogey. :D

 

Allaya raxma.

 

Bal idinku maxaa khabaar ah, ma bad qabtaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Kaalay ciroolaydii shan sano baa kasooo wareegtay markii ururkooda la,aasaasay marka yaa dhintay yaa nool, yaa gabar u guurguurta.. bal ka warbixi jamaalow

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rayyan   

War meesha ya fadhiya, Ragg iyo Dumarba maxaa la sheegay.

 

wax shaahihi ma yaala, waayo: Asalka banaaba

 

jeer oon shan cabbo ma sheekeeyo - Ragg waa shaahe noogu so shuba.

 

Odayaasha meesha fadhiya, and keep in mind wa u jeedaan shaahaan cabano, waa kii habartii shaqlan ee shay garbxaali.

 

Ps submit the order laba fijaan oo kulul, waxaad iga eegtaan waa sheeko.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Buuxo   

Rayyan waan ku salamay. Ka baxdi shaah waawareey dhahaay hoo.Mida habarti garbaxaali maka fiicno?

 

shaaha fiiqso yuusan gastariik kugu dhicinee.

 

Bal Sheekada soo daa.

 

LOL@P,Alla unaxariisto ayaga & anagaba.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rayyan   

Buuxooy, meeshantada Kobtan waa laga guuray, shan habeen markaan fadhiyay ee cidi iigu imanwayday waaxan ka baqay in mas(Cobra) igu qaniino. waan baxsaday.

 

Horta se hadii Alle ku keenay waa Ilaahay mahadii, waxaan laha:

 

Iga Kici Kobtaan Geel ku dhalin *** Kudud xumadeeda!

 

Sheeko Numero Uno: Oday reer mi'iya baa jiray, wuxu qabay islaan reer Magaala ah(City Girl), waxay xidhan jiratay muraayad(spectacles... waxay tidhi ee Xaaji murayadiihii waxay rabaan in la badelo waayo in badan baan xidhina, oo si fiican waxba uma arkayo, ee waa inaan magaladii taga oon indhaha la eega, si muraayado cusub laygu qoro ee keen kharashka - bloody cough-up hee!

 

Odaygii: Naa heedhe, mar'aragtay jabadka - ama meesha reer hebel ka guureen(Noamdic site), bakeeriyada jajabay ee shaaha lagu cabo ayaan laba muraayadood ka qori ee la soco.He'll sculpt,and fashion for her a two pairs of googles from a broken china and tea cups of an old nomadic site. Eesh cala Rijaal, He's showing off his creativity.

end of part one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

Cirroolleydii hadey kuwa kataqalusin qaar, weey ka taala baan uu maleyn :D

 

Buuxo: Hakadhageysan Paragon-luck iyo choice kulaha.. wa hedhe anaa hada ka yimid caradiiyo wale muxuu aduun is bedele. Single madaar iyo islaan cirreysate (oo lakiin dhaqsiiga iska celi karo at least) waaba kuwa hada suuqa ugu haysta ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this