Sign in to follow this  
Tuujiye

FOORJO..loool.

Recommended Posts

tamam   

iyaah

ciyaal shaleemo aa meeshaan isku soo aruursaday

idinkoo kale boocbooc in lagu garaacaa rabtiin

naga joojiye wirwirka iyo shukaansigi dhabar dhabarka ah ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites

abowe garab! dee sorry if i rubbed u the wrong way! i dont know in wadhnahaagi lagu dhaaley! marka waxan ku odhan la ha dheey, marmarsiiyo mus yu kula korin aye! xaajiyda ku mash quul wa ku rabtayee!

 

topic is foorjo, so anything goes!! i dont mind ha dee ad ii foojaansit!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waawarey Rudy see how much your Somali improved since I joined SOL!!!!Waraa bax shaqo yeelo ayaa lagu dhahay "okiyaale" weynayahoo..Geed yahoo indhihiisa aad u qabtid "rah" gaajeysan..

 

Tamaam..wlc yaaqee..Adi Ciyaal "Suboosto" aa tahahay wax dhalada amashaliiniga lagu tuuro aa istahishaa..lol..

 

Wiilo Habaar maa hada marshada u badashatay, bas waa kaa haraa..raali iyo rubac ahoo...

 

Wareer badana!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Haye Garab sheekada baryaa ka dhigtay miyaa, waraa bax aa kagu yiri, shaqayeelo, waraa baro sida afur loo samaysto, and one advice, faraha ha isaga gubin saliidda kulul, make sure in aad isticmaashid (Is tiraasho) (Calal) ama Knapkin, hadba sida aad u taqaanno ok. Haye, mise nuune aad ka sugaysaa "Sanbuuska" in uu kuu soo dhigo Boosto oo saliidaa ka cabsoonaysaa, yayna ku gubin saliidda kulul ok. Iska ilaali 'cause nin guban gabar ma rabto ok. Intaa oo dhan waa iga talo..............Lol :D:D:D:D:D

 

Waraa kanne maxaas ahaa foorjada ku qaloocati, Rudy

maa ladhaa asiga..........waaba yaabniyee.Lol :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qac Qaac   

rudy iyo wiilo waa isku fiicantihiin isku sii wadaa, ha joojinina..

 

Garab sanbuus baroo may wiilo kuu biloowday.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Qaacqac what is ur problem? sxb, rudy iyo aniga aa rabtaa inaad madaxa isku keyn galiso miyaa, but at least waaku dhaamaa rudy........Lol

:D:D

 

Go figure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

waraa Rudy lol..Xaaska aa waxaan soo qortay aan u maleynaa..lol..adiga iyo Somali waxaa aheedeen "COL"..see saan ku dhici kartaa hee...

 

Qac'Qac Wiilo ma taqaanid miyaa, waxee kasoo qalin jibisay Jamacada caanka ah oo lamagac baxday "Al Jaamicatun Booyeesun".Meeshaas oo ee ku soo taqsuustay habka iyo farsamada wax loo karsho specialy iyada oo kusii taqsuustay "laab laabitaanka sanbuuska"....

 

Wiilo u sheeg reerbadiyahan in Digree ee istaraasho diifka camal jeebka kuugu Jirto..lol..maraxa..lol..

 

Wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Assalaam 3leikum:

 

Brothers and sisters; waxaa idin soo xasuusin rabay xadiiska Nabiga SCW oo yiri qofkii ilaaheey & rasuulkiisa ka baqaayo wax khyr ah ah sheego amam hasika aamuso;

 

Rasuulka SCW woow kaftami jiray, laakinse weligiis kuma kaftami jirin been & wax aan xaq eheen( ex. markii haweentii duqda u timid rasuulka SCW oo ku tiri rasuul allow ma galaa janno oo dhahay maya saan maku galeesid, ee ooysay oo ka tagtay, markaasoo rasuulka SCW dhoola cadeeyay oo yiri u sheega waxaan ka waday saan kuma galeeso oo jannada qof kasto markoo galaayo asagoo 30 jir camal ah aa la galinaa oo ayadoo duqdaan ah mala galinaayo)

 

marka brothers and sisters waala sooman yahay, hadii la kaftamaayana Xaq uuga ma jeedi waxaa sheegoosin ee ilaaheey ka baqa soonkiinana ilaaliya:

 

Wadakir fainna dikraa tanfa3ul muminiin..

 

waanadeey waa taas , kii qaataa ilaaheey khyr ahsiiyo , kii katagaa ilaaheey ha soo hanuunsho.

 

sorry hadaa idinka qasay ur little game.

 

 

Wallah A3lam bisawaab.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

TNX walaashiis..wax qeerleh aa sheegtay ilaaheey ajar iyo xasanaad hakaa siiyo..AMIIIN...

 

wareer badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Wiilo   

Waraa Garab nin fiican aa iska dhigee miyaa

Geedow adoo

Gafuur weyn.

Marabo in aan caayda kaa badiyo maxaa yeelay waxaa laga yaabaa in aad fiicnaato.

Go fiigure

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this