Sign in to follow this  
nuune

Dalkii waa la deyriyey!

Recommended Posts

nuune   

The politic section is being dominated by one week of Khusuusi, another week of Kenyan MP, and another is ONLF, and Puntland, iyo Somaliland, iyo Waraabe, Al-Sharbaab, Xaasidul Islaam, and Pirates, iyo Bashkax Jug Soo Dhacey, and Myanruru Wanangara.

 

 

is this what we all became, no real sense, Somali politics is dead, it has being dead for a long time, but not what we have witnessed recently, it is completely gone.

 

I wonder what many young Somalis who are in the West and elsewhere would think of this Politics Section when they visit, in few minutes, their minds would be corrupted by just reading the topics that are posted here, and in the near future they will write articles after articles that will have no real value, because this is what they think of Somalia.

 

 

Lets at least make some sense and write articles and posts about promoting peace and stability, or for the sake of the youngesters who will in the near future will replace the oldies, so their minds doesn't become polluted.

 

 

Wax solution ah, wax tanaazul ah, iyo wax is maqal ah hadduusan jirin ma baddaa la jiiri, jiirneyba goor hore waa un la iska qulqulayaa!

 

 

Dalkii haddaan deyrinney soo ma ahan inaan dadka yar yar waxoogaa daryeelno si ay bal maskax nadiif ah looga helo teenu haddey noqotey tu faraanfarku faagtey waa hore ee daxaleesatey.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Here is at least some good news:

 

Roobab ma hiigaan ah oo dadka iyo Duunyada ay ku diirsadeen oo ka da’ay deegaano katirsan gobolka Sh/hoose.

 

Roobab ma hiigaan ah oo ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyada ayaa si lixaad leh waxa ay ugu da’een degmada Tooratoorow ee gobolka Sh/hoose iyo deegaanada ku gadaaman.

 

Roobabkan ka curtay degmadaasi ayaa waxa uu ku biyo dhigay Baliyada ku yaala halkaasi iyadoo deegaanadaasina ay kamid ahaayeen goobaha ugu daran oo sida weyn ay u halakeeyeen Abaaraha iyo biyo la’aanta haraysay dadka iyo Duunyada halkaasi ku dhaqan.

 

 

 

Degmada Tooratoorow ayaa waxa ay tahay degmada kaliya ee kamid ah degmooyinka uu ka koobanyahay gobolka Sh/hoose oo aan la heyn wax Ceel biyood ah iyadoo dadka ku dhaqan degmadaasi ay biyaha ka cabaan Waro biyoodyo halkaasi ku yaala oo iyaguna xiliyada Roobabku ay da’ayaan ay ku biyo dhigaan oo kaliya sida uu Shabelle u xaqiijiyay Xaaji Axmed Maxamed Cismaan Xaaji Axmadeey oo ah Gudoomiye ku xigeenka maamulka Xisbul Islaam ee degmada Taaratoorow.

 

 

 

Roobabkan ka curtay qeybo kamid ah gobolka Sh/hoose ayaa la xaqiijiyay in ay yihiin Roobab ka soo hordhacay xili roobaadka Gu’ga oo fooda inagu soo hayo iyadoo 3-dii Sano ee ugu dambeysayna aanu guud ahaanba gobolka Sh/hoose ka da’in Roobab lixaad leh taasi oo saameyn xoogan ku yeelatay nolasha dadka iyo Duunyada ku dhaqan gobolka Sh/hoose.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Taaloow Maaddeey maxuu ka tanaasule sidii nabad loo,arko?

 

It turns out those in Somali conflict, the ones actually perpetuating the conflict are all connected and profit greatly from Somali misery.The joke is really on those of us that take sides.

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune, soo dhawow

 

you are a suitable joke of somali politics in many ways, and a wicked one at that. why would you complain about the lack of new ideas and peace initiatives when you failed to rise for the defense of perpetuators of peace in our land , those who saddled the caravan of peace , and carried it all the way to the war zones of mogadishu. we recycle the old news, you charge, but did not provide alternative yourself nor indorse the good ones---typical somali, and apparent manifestation of what is wrong with us you are . if you have the interest of young readers on this site, you should be amongs those who advocate for reconciliation when it’s practical and possible, compromise for the good of the country, and grow a commitment bone to support the only entity that somalis have today, tfg. as you know tfg has reasonable following in the circles of reason, but fiercely and violently opposed by the forces of intolerance, the i-am-the-only-mulsim goons.

 

you have taken a long sabbatical from this forum and you come back with a useless grumble, no interesting articles, no intriguing insights from the places you might’ve visited or information you gleaned. why is that nuune? and even when you here I never saw you participate in the great battles of ideas, you were never counted in one column or another-- in your presence you were not counted, and in your absence you were not missed. where were you, nuune, when I dueled with Oodweyne, that grief-stricken, splittist creature who logs on form London, to defend the somali weyn notion and was subjected to ngonge’s wicked laughter? where were you, when che supported alshabaab, and aw Tusbaxle clapped for the bombastic nonsense Keligii muslim Kashafa shoved on the poor SOLers throats? Where were you, waryaa?

 

Now la qabso meesha hawshu marayso, nuune. the caravan is armed to the teeth, it will capture the territory that matter to the revival of somali state. it will capture Merka, Jilib, Kismayo, and Dhobley. it will capture Gedo and Bay region. it will capture Beledweyne and Dhuuso-marreeb. this is the good fight, it is a necessary fight. this is not a fight of choice. since your record is not clear and your stance is murky on big, competing ideas, where are you on sharif’s loomin war with the shabaabs forces?

 

 

ps…I wrote this in the belief that nuune, and not ngonge or tusbalxe, wrote the Maaddeey script

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Nuune sxb, Politics Section aniga waxaan u arkaa in ay tahay meel Qashin Qub ah. Oo wax Cilmi kororsi ah aan laheyn.

 

Maqaaladii ugu horeeyey ee aan ka aqristo dhinaca SOL Politics, waxeey igu abuureen naxdin iyo argagax (aad ayaanay cabsi ii galisay, rayiga ay qabaan dadka qaarkood). Taas ayaana igu kaliftay in aanan soo dhaafin dhinaca Generalka, Dood Wadaag, Sportiska iyo Jokes.

 

SOL POLITICS in aan soo booqdo hore ayaan uga dhaartay. Laakiin saaxiib Maqaalkaagan ayaa maanta niyada ii dhisay oo igu abuuray rajo.

 

Nuune good job sxb.

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Xiinfaniin, thanks for the soo dhaweeen horta, iyo akhyaarta kaleba, aduunyaad isku taxdey, horta maqnaanshaheygi dhulkii hooyo ayaan joogey, oo Alxamdulillaahi 2 week ka hor ayaan soo noqdey, topiganna waxaa sabab u ah maalmihi dhaweed een jaaniska u helay inaan isha mariyo this section, iyo waxa aan ku arkey, xataa Caravanka aad tilmaantey ayaaba la qaatey, isagiiba xataa kama muuqan meesha, wuxuu la mirquu qabaa, adduunya kalaa harqisey, soo celi Caravan topiga oo halaga nasto waxan hada meesha daadsan haddaad nabad iyo xal ka danbeeso.

 

 

Taasi waa mid, tan kale anoo tix raacayo saaxiibkeen Showqi hadalkiisa, isagu waliba halkan qashin qub ayuuba ku macneeyay sectionkan, anigu darajadaasi maba gaarsiin in kastoon yara dul marey, laakin qodob aan xusey ayunbuu xoojiyey taasoo ah in meeshan noqotey meel sides la kala doorto oo danta guud laga shaqeenin, wax sides la dhahaana anigu mabda' iyo tawfiiq iima ahan, sides wuxuu yimaadaa marka hal firqo ka shaqeeso danta guud, waqtigan hada la joogana danta guud waxa badalay waa iskaa u daneyso.

 

 

Waxaana filayaa Xiinoow inaad niyad ahaan igu raacsantahay hadalada aan ka dhawaajiyey een postgeyga koobaad ku xusey iyo in la daryeelo dhallaanka yar yaree soo korayo iyo kuwa da'da ahba xalna la gaaro, tanaasulna la sameeyo haba la isla raftee, bal Showqi eeg, kaba dhaartey ayuu yiri inaan halkan ku soo noqdo, maxaa ku kallifey, xataa waxaa dhici karto inuu hayey maqaalo iyo qoraalo xiisa leh kuna saabsan siyaasada Soomaalida, laakin habaa'an manthuuran bey noqotey, kaba carar, kaligiisna ma ahan, kun iyo ka badan baa la qabta oo kabihii ka cararey!

 

 

Tan kale anigu iskama aanan saarin dhibka jiro, oo WE, iyo anaga unbuu ahaa hadalka aan sheegayey, the blame game waxa la dhaho ma aqaano awoowe, ma garatey!

 

 

galabtaa meel Quraan saar ah la iiga yeeray, kuwa wadaaadaan is dhax fadhinney, mid wadaad baa yiri waxaan dhageestay Shariifkoo khudbad u jeedinayay dadweyne Soomaaliyeed, oo ku leh "Soomaaliyeey qolooyinka is laayo ee nabad diidka ah lacaga waad u aruurisaanee maad lacaga u aruurisaan kuweena nabad doonka ah, soo aruursha lacago", wadaadkan wuxuu yiri dadkii dhageesanayey khudbada ayaa hal mar afka wada qabsadey, dadkii buu Madaxweynaha hujuumey, xagee buu Caravanku joogaa ninkii dhaanka ahaaba ee sahanka loo dirsadey hadduusan dhiisha ruxi karin!

 

 

Qolooyinkan kale ee Alsharbaab iyo Xaasidul Islaam iyo wixii kaloo nabad diidka ahba wixii taageera waxba isuma nihin adeer, Caravankan eed dhowr jeer iyo saddex indhaha igaga seyrtayna qudhiisa hadduusan ummada waxba u qabaneyn ka mid ma ihi.

 

 

Firqooyinkan iska soo wada horjeedo haddeysan is hor fariisan, wada hadlin, qolo kastana sheegato dhibka ay tabeyso, sidaas la isku gacan saaro walaw siyaasad ahaan iskaba soo horjeedaan, oo danta guud laga shaqeeyo, taas ayaan xal u arkaa anigu, taas qofkii ka soo hor jeedana waxba isuma nihin anna waan ka soo hor jeedaa, Soomaaliyana waxba uma uu hayo, danta dalka iyo tan dadkaba midna daryeel uma uu hayo, sidaas ayaan aaminsanahay, mana ihi qof la qabsadaa kolba mowjada halkey u jeedo, halkuu xalka ku jiro, haba yaraadee, halkaas ayaan yuunban ood iga heli.

Share this post


Link to post
Share on other sites

galabtaa meel Quraan saar ah la iiga yeeray, kuwa wadaaadaan is dhax fadhinney, mid wadaad baa yiri waxaan dhageestay Shariifkoo khudbad u jeedinayay dadweyne Soomaaliyeed, oo ku leh "Soomaaliyeey qolooyinka is laayo ee nabad diidka ah lacaga waad u aruurisaanee maad lacaga u aruurisaan kuweena nabad doonka ah, soo aruursha lacago", wadaadkan wuxuu yiri dadkii dhageesanayey khudbada ayaa hal mar afka wada qabsadey, dadkii buu Madaxweynaha hujuumey, xagee buu Caravanku joogaa ninkii dhaanka ahaaba ee sahanka loo dirsadey hadduusan dhiisha ruxi karin!

 

^^ :D:D:D

 

nuune, xoogaad baad iga qoslisay horta quraan saar kama daashid miyaa...dadka waxaa la baraa inaan iyaga iyo ilaahood loo dhexeyn ee maxaad uga xasdaysaa maad intaa u sheegtid waadiga maalin walba quraanka ku aqrinayee :D

 

warka badan jooji ee taageer waxa saxda ah eed adba ogtahay.

 

noo bilow thread kale oon dacwo ahayn waryee

 

showqi waa adigii oo is dhalinyaraynaya :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Xiinfaniin , marka hore saaxiib barasho wanaagsan.

 

Originally posted by xiinfaniin:

showqi waa adigii oo is dhalinyaraynaya
:D
[/QB]

Marka xiga. Are you paranoid, qof walba ma Nuune ayaad moodeysaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Rayyan   

To be honest this section is no-go-area, it lost its sense and appeal, it became horrendous place of its own. a grave yard of free thinking, fairness, and neutrality and indiviuality.

 

wa yooyootan waxa meesha ka socda. maalin hore waxaan laha waar meesha ha laxidho meel maaha, asaasaq baa laga qaadaya. meesha general section ayaan ku qoray intan, laakiin dadku u majeedaan,damage maskaxda dhalin yarada nin u danayna ma jiro. you should be inline with your clan ranks. all that education from the west, all that urbane,and civility, and above all that rational thinking .... just diappeared in a thin air.

 

http://www.somaliaonline.com/ubb/ultimatebb.php?/topic/6/14060#000013

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Nuune,

 

Inaad iska kaftameysaan moodayeye haddaad ku soo laba celisay, waxaan ku leeyahay:

 

Macallinoow Alif wax maleh & wax buu leeyahay kala daa

 

Waxaad sheegtay:

xataa Caravanka aad tilmaantey ayaaba la qaatey, isagiiba xataa kama muuqan meesha, wuxuu la mirquu qabaa, adduunya kalaa harqisey, soo celi Caravan topiga

Isla markaasna waxaad leedahay:

...taasoo ah in meeshan noqotey meel
sides
la kala doorto oo danta guud laga shaqeenin, wax sides la dhahaana anigu mabda' iyo tawfiiq iima ahan,
sides
wuxuu yimaadaa marka hal firqo ka shaqeeso danta guud, waqtigan hada la joogana danta guud waxa badalay waa iskaa u daneyso.

kala hadalka ma aragtaa?, haddaad tuugta TFG aad leedahay waa la qaatay, ee aad Xiin oo kabiiruhum alladii.. ah aad ku boorrineyso inuu tuugta soo bandhigo, hadde ninyahow iska caddeyso, waxaad uun la mid noqoneysaa Sh. Nuur Baaruudkii Afhayeenka u ahaa Musaalaxada ee qolooyinkii inuu heshiisiiyo la rabay la kala saftay heer uu Sh. Shariif gaarsiiyey darajada Amiirul Mu'miniin! who'll take him serious?. Bal eeg sidaad wax uga sheegeyso qolada aan ANIGU u haysto iney Soomaali Nasteexo u yihiin:

Al-Sharbaab, Xaasidul Islaam

!! waxaad kaloo tiri:

Qolooyinkan kale ee Alsharbaab iyo Xaasidul Islaam iyo wixii kaloo nabad diidka ahba wixii taageera waxba isuma nihin adeer

no comment!

 

Anigu waxaan qabaa in Shabaab & Xizbul Islaam yihiin Xalka waddanka (hadda), waa in la taageeraa, waxaa isu soo baheystay tuugo, Ahlu bidac, Gaalo idilkeed & qabyaaladiistayaal, meelaha ay ka taliyaan waa nabad & barwaaqo markaasuu Shaydaanka ku hadlaya afka Xiin leeyahay:

Now la qabso meesha hawshu marayso, nuune. the caravan is armed to the teeth, it will capture the territory that matter to the revival of somali state. it will capture Merka, Jilib, Kismayo, and Dhobley. it will capture Gedo and Bay region. it will capture Beledweyne and Dhuuso-marreeb.

meelahaas uu soo taxay waa meelo nabdoon oo nidaam & kala dambeyn ka jirto aysan haysan 4ta KM ee Dawlad isku sheegga ka taliyaan, oo dadka ku noolyihiin Cabsi & Argagax.

 

Ugu dambeyn fikirkaaga xor baad u tahay, lakin ha igu qasbin inaan kaaga qaato ama FIKIR kale oo ila qaldan aad ii garba duubto.

 

Ps. In wixii jira oo sax ah haddey xun yihiin xataa la soo qoro lagana doodo dhib ma leh, ceebaha in la sheego waa qayb ka mid ah xalka.

 

Threads-ka 'Khusuusi'ga ayaad u dan leedahay sxb! haddii kale waxa 'halkan' ku qoran waa wixii sanado ka hor ku qornaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Muriidi   

why are you singling out somalia ?

 

somalia is a member of the arab league;somalia is a member of the african union ; somalia is a member of the poor countries' club like bangladesh and chad.in case the rich countries fight over their riches and the rich land is destroyed, we can always move to the lands wee intentionally keep poor ,like chad or somalia.

 

as for the somalis who live abroad...the e.u. naturalization project...moderate islamic countries like turkey and bosnia,as a role model for somali communities abroad .

 

if you want to discuss arrimaha gudaha...

 

bring one marduuf each ,we can share one isteek ,iyo wadaad noo fasira bukhaariga.

 

 

i think, i 'm not sure...

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by muriidi:

why are you singling out somalia ?

 

somalia is a member of the arab league;somalia is a member of the african union ; somalia is a member of the poor countries' club like bangladesh and chad.in case the rich countries fight over their riches and the rich land is destroyed, we can always move to the lands wee intentionally keep poor ,like chad or somalia.

 

as for the somalis who live abroad...the e.u. naturalization project...moderate islamic countries like turkey and bosnia,as a role model for somali communities abroad .

 

if you want to discuss arrimaha gudaha...

 

bring one marduuf each ,we can share one isteek ,iyo wadaad noo fasira bukhaariga.

 

 

i think, i 'm not sure...

^^ :D you have a point there Muroodi!!,,,that what we are all about nasiibdaro!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this