Sign in to follow this  
xiinfaniin

SL: 'Calanka Somalia waa qaran-dumis'

Recommended Posts

SL: 'Calanka Somalia waa qaran-dumis'

19 Oct 19, 2010 - 8:37:54 AM

 

 

 

Magaalada Borama waxa Xabsiga loo taxaabay dhalinyaro ka badan 11 oo mudo 25 maalmood ah ku xidhan iyaga oo aan wax maxkamad ah aan la horkeenin kuwaas oo waalidiintoodu hore uga dalbadeen hay'adaha garsoorka ee gobolka Awdal iyo Xukuumadaba in sharciga la horkeeno wixii ay danbi leeyihiina la cadeeyo hadii kalena si deg deg ah xoriyadooda loogu soo celiyo.

 

Taas oo ay kaga jawaabeen maalinimadii sabtidii ee aanu ka soo gudubnay masuuliyiinta Booliska ee Gobolka Awdal in ay warbaahinta ka shaaciyaan danbiga loo haysto dhalinyaradaa.

 

Waana markiii ugu horaysay ee laga maqlo hay’adaha garsoorka danbiga loo haysto dhalinyaradaas , balse sida caadiga ah ayaa maxkamada waxaa looga bartay iyadu inay naqdido danbiga loo haysto cida la soo eedeeyey taas oo u dhici karta in danbigaas lagu helo iyo in lagu waayo.

 

Arrinta hadaba ay masuuliyiinta boolisku warbaahinta ka sheegeen in dhalinyarada loo haysto oo ah fal danbiyeed la xidhiidha qaran dumis ayaa waxaa ay keentay in ay waalidiinta dhalinyaradaasi ay ka muujiyaan dareen. kuwaas oo uu ku tilmaayey in sifo sharciga ka baxsan oo aan hore loo arag danbi looga dhigo, iyada oo aa eedaymahooda aan wali maxkamada horteeda laga cadayn.

 

Si kastaba ha ahaatee dadwaynaha sida gaarka ah ula socda arintan ayaa ilaa hada iswaydiinaya sababta ku kaliftay masuuliyinta boolisku inay ka degdegaan go’aanka ay maxkamada ka soo saari doonto qaadista dacwada taas oo ay dadka qaarkii u fasirteen in ay tahay been abuur lagu faragalinayo dhalinyarada oo loo eryanayo Qolonimo ama Xasbi ahaaan.

 

Waxa kale oo ay saraakiisha Police-ku sheegeen in kooxdan dhalinyarada ahi ay sameeyeen waxa aanay j eclayn ayaa dhagaha dadku maadama oo ay soo qaateen calanka Somaliya oo isagu ka mamnuuc ah aragtidiisu guud ahaan maamulka Somaliland iyo waliba astaamo kale oo ah kuwo ku lid ah Gobolka Awdal.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The power of the blue flag :D

 

xaaji xunjuf and jacaylbaro told us it is a mere 'calal', or a ragged piece of cloth and has no significance. Yet in the eyes of SL police, it's seen as a dangerous presence that could ‘destroy’ the supposed nationhood of Somaliland :D .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Freedom of expression baad khalad ka fahantay dee ,, Can i insult your father ??? ,,, come on

 

 

Calankaa dhac baan maqli jiray ,,, calankaasi wuu dhacaye iska daaya ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

In where I live, if my father were a public figure, the freedom of expression would have allowed you to insult him. How ever bad it may be. Laakiin adigaa lagaa hayaa democracy iyo freedom of expression yaa taal SL. Dee maxaa ku dhacay oo wiilasha lagu haystaa? SL miyaysan ogaleyn dad Somaliweyn qadiyeed rabaa inay ku noolaadaan oo ay dhiibtaan idea dooda?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Originally posted by Jacaylbaro:

Freedom of expression baad khalad ka fahantay dee ,, Can i insult your father ??? ,,, come on

 

 

Calankaa dhac baan maqli jiray ,,, calankaasi wuu dhacaye iska daaya ,,,
:D

Waxaad isla rabtaan ummada dhulka la idinla wadaagana u ogolaada. Wixii shaley Barre AUN aad ku eedeyneyseen baa maanta la idinku eedeynooya.

 

Another thing, calankaas riyadaada uun buu ku dhacaayaa, si kale maya.

 

SSC halganka noo wada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Nina: JB markuu marqaansan yahay waxba lagama qoro..... dimquraadiyadoodu waa mid gees xiir ah, oo waa xaydha jecli beerka jecli waxoodu.... sheeko soconaysana ma'aha....

Share this post


Link to post
Share on other sites

This story got sidelined, forget the flag, kids(dalinyaro?) were arrested and jailed for expressing themselves. this is a sad violation of basic democratic principle, hope some one pays for it.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOL @calanka Somaliya oo isagu ka mamnuuc ah aragtidiisu guud ahaan maamulka Somaliland!!!

 

 

Maya, maya! Tana ma'iidhineed...Waxaaba kasii daray JB markuu yiri: "Freedom of expression baad khalad ka fahantay dee ,, Can i insult your father ???"

 

Ar Soomaali iyo emotions intee lakala geynaa? Bal insult him from here to Qardho, afkii caaytama ninkiisuu kuyaal sow lama oran jirin horta? Insult = Jail? Very dimuquraadi, halkaa ka wada sheekada...

 

 

Calan suubanoow,

Samada u ekoow..............

Share this post


Link to post
Share on other sites

Freedom of expression kama jiro Somaliland soodinkii lahaa ,,, goormaad la timaadeen waxanoo baryo ah iyo calanka noo daaya ha la qaatee ?? :D

 

 

Aar dadkanaaaa ..................

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Calamada signature kugu dhegan, kee baa laga yaqaan world wide? Aha, I thought so! afkaada ka leexi marka.

 

Dadka Soomaliyeedna calankooda u daaya hadey ka taagteen dhulkooda. Xoog miyaa in calankiina la qaato? Allahu Akbar!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this