Sign in to follow this  
Liibaan

Faarax Macalin Oo dhagartiisii Qirtay Been Qaawan oo uu ka sheegay SSC

Recommended Posts

The Zack   

^I totally agree with u on that, one minute they back Farole and his disgusting statements and another they will tell u it is bad to divide the country since we are all brothers LOL. Duke and his other pirate friends need to get their game together and tell us meel aan ugusoo hagaagno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Dajiye:

Stay with your Africaown bother till you get recognition.
icon_razz.gif

Dajiya, aduu canjeelada xabashida iska ruug, wax kale kuma fiicnide, xabadhisa inaad dabafadhido waxba kuma taraso, waa guumeysi, xoriyad iyo gobanimo ayaa ka fiican oo ka khayr badan

 

 

Sheekadii xabashida iyo Faarah maangaab haa noola iman, if we cannot get Somaliweyn, we don't want Snm militia and British Somaliland map

 

 

Malaa waligaa maad dhadhamin macaanka ee leedahay Xoriyadu/Freedom?

 

Anuu salad kasta Allaha weyn baan ka baryaa inuu igusimo inta aan noolahay Soomaali Galbeed oo xor ah, xabashida civil war baan orajeenayaa, iyo inay Ethiopia noqoto 100 dal oo kale gaar ah,

 

Meles ZENAWI should pay the price of keeping Somalia divided and weak, insha allah, amiin

 

We will have our own Darwishland (SSCLAND), but we will always be the first to jump to unite with other Somali regions like Puntland, Western Somalia, Northwest Somalia, Galmadug, South Somalia, Jubaland, Jabuuti, and NFD

 

The future is United Sates of Somalia= Somali Union, Otherwise there is NO future for Somali people in horn of Africa, there will always be civil wars between tribal militias

 

United we stand or divided we fall, caqli yeesha

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Dalmar and Dajiye let's take it easy folks.

 

Dalmar, Dajiye is not wishing any thing bad for the Darvishes, and I don't believe he supports the comments of Farah haddeyba jiraan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Zack,

 

The cheerleaders of Farah Maangaab are worse, one second they support the crazy statements of Melez, and Kibaki, snm miltia to divide Somalia at the same time, and another second they will tell you somalis are one people

 

Sorry I spoke your language Zack

 

 

war caqligu ha taliyo, lets not generalize, Faroole is one man, and Farah Macalin is one man

 

qabyaalada ha la joojiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

^LOOOL, Dalmar, adigu Farah iyo Faroole miyey ku kala xigaan? I mean I know one supported Somaliland briefly but hasn't the other been quite about the LA situation for too long, too?

 

If I were u labadaba xarash baan u heyn lahaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by The Zack:

Dalmar and Dajiye let's take it easy folks.

 

Dalmar, Dajiye is not wishing any thing bad for the Darvishes, and I don't believe he supports the comments of Farah haddeyba jiraan.

Thats good news, but what does Dajiye mean stay with snm, until they get the fake recognition, something that will never happen

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

^ZAck ninkan Darvishka sheegan aan ka hadliyee maad ii daysid :D

 

Waryee Dalmar, intaad hadli kartay waad hadashay waxaad la hadhay ma jirto. kaftan wanaag ayaa inaga dhaxeeya kolka. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

Dajiye, Dalmar is a true Darvish anaa kuu hubo, he is a very angry Darvish though :D I don't blame him for being angry though, I would be too.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Today with out him it would be boring. :D He is too innocent for Sol politics. But sometimes he comes as a very sad young man. I know he is Dervish. I was just messing up with him. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by The Zack:

^LOOOL, Dalmar, adigu Farah iyo Faroole miyey ku kala xigaan? I mean I know one supported Somaliland briefly but hasn't the other been quite about the LA situation for too long, too?

 

If I were u labadaba xarash baan u heyn lahaa
:D

Zack,

 

Maya, masoo kala dhoweysanayo, labadan soomaali maaha, waa kuukuyo, xabashi iyo wax ka daran

 

lakiin waxaan la yaabay kuwa sida Dajiye, difaacaya farah kanasoo horjeeda Faroole, labaduba waa iskumid ,qabyaalada hala joojiyo

 

Farah waxaa uu dheeryahay maaha inuu taageeray secession, taa reer laascaanood badan baa aaminsan in hadii ee rabaan reer woqooyi galbeed inay go'aan loo yeelo waxa ee rabaan oo la macsalaameeyo,

 

Farah markii uu Laascaanood soo booqday uuna amaanay snm militia ee joogta gobolada SSC, oo ku tilmaamay inay shaqo fiican ka wadaan Laascaanood , sida boqolaal reer Laascaanood ah oo ku xidhan Laascaanod, Caynabo, mandheeraa, Burco, iyo Hargeysa, arrinkaas ayee balaayo ka dhacday

 

Faroole waa la hubaa inuu dan kalaheen SSC, lakiin kan farah ladhaho iyo Dajiye waa ee cadeesteen inay taageersanyihiin snm militia

 

 

Anyways, no one needs Faroole iyo Farah, people of SSC have new leader honorable Suleiman Xaqlotoosiye

 

 

Markaa ii soo sheeg imisaa lagu xaraashayaa Faroole iyo Farah? qimo fiican kusoo hel, xitaa Meles waanu ka gadanaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
The Zack   

lakiin waxaan la yaabay kuwa sida Dajiye, difaacaya farah kanasoo horjeeda Faroole,

Same can be said on those who support Farole and are now whining about what Farah did but I agree with the fact that individuals don't necessarily represent communities.

 

Farrinta aan kaaga wado reer Ogdenia waxaa weeye: We support whatever the people of SSC want to do with their regions! Good luck with your new leader, hope y'all get what your people want!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by Dajiye:

kaftan wanaag ayaa inaga dhaxeeya kolka

Mida kale, walaalkaa kaa weyn baan ahay waayo kulama qasan :D

 

Ninyahow anuu ma xanaaqsani, ee sida aad aduu uga xuntahay dhowrka wiil ee ah il maadeeradaa ee maamulka Puntland u dhiibay xabashida, ayaan ana uga xumahay boqolaalka ama kumaakunka ah adeeraday iyo ilma adeeraday ee ku xidhan Laascaanood, Caynabo,Hargeysa, Burco, iyo Maandheera

 

 

Regardless I still hope somaliweyn, and I love my somali people, SSC, Puntland, Western Somalia NFD, south, Jubaland, including Northwest Somalia (waa abtiyaashay) :D

 

Waana runtaa, hadii la hadlo waa la heshiiyo, markaa somalinimadii iyo walaaltinimadii halkaa haa laga wado, dagaal uun hala joojiyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Originally posted by The Zack:

Farrinta aan kaaga wado reer Ogdenia waxaa weeye: We support whatever the people of SSC want to do with their regions! Good luck with your new leader, hope y'all get what your people want!

Horta waad ku mahadsantahay fariintaa qaaliga ah

 

As well people of SSC are with their brothers and sister from Western Somalia, in their struggle against Xabashi occupation

 

Xoriyad, Gobanimo, barwaaqo Baanu ugu duceena walaalaheen Soomali Galbeed, Illaahow adaa weyn ee na tus Soomaali Galbeed oo xor ah, oo calankii barakeysanaa blue ahaa ka babanayo, Allaha weyn haa naga aqbalo amiin, diyaar baanu nahay wax kasta oo nooga baahataan

 

Zack, aduu sayidkii labaad baatahay, reer SSC wey kugu soo dhoweenayaan Darwishland, gabadh ama labo iyo guri weyn diyaar ah na waa kuu dheertahay. :D

 

Markaa soo diyaar garow oo iskasoo xaadiri, Laascaanood iyo qalcadii Sayidka ee Taleex marka SSC la xoreeyo smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Originally posted by 'Dalmar':

Who you are fooling, the only reason you want to secede from Somalia is because you are bitter and hate somaliweyn

No he is being realist. There is never been such thing called Somaliwayn beyond the realm of our imaginations. It has always been that unattainable, delusional pipe dream idea that never materialized beyond its blue print stages. The people who couldn't bring 2 Somali regions to peaceful coexistence for long period of time cannot be expected to bring 5 of them into 1.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this