Sign in to follow this  
Somalina

AS waa tuugo

Recommended Posts

Originally posted by Maaddeey:

Ismalurto, how am I sexist? Acuudubillaah!.

 

MMA waa
beentiis, mar horena waan sheegay waxaan ka soo qaataa:
Doollo
.

 

MMA
, horay ayaan kuugu sheegay iney waxaagu personal yihiin!.
Guriga Raysul Baarlamaanka
!! dhallinta waa lagala hadlaa, ee iga war sug. Shalayna waxaad dadka u sheegeysay Soomaaliyeey Toosoo inaanan oggoleyn!, bal sheeg meesha aan tafaraaruq Soomaali ama qalloocood ku taageeray??.

:D:D:D

 

Maadeey Muudeey Maanuur waa hoosgundi dhigatee see camal. Waxaan xanaaq miyaa mise wax kale waaye. Wee, widaay kaftan ahayd ha u bixin, bisinka. Hoosgundidaadana dib u xiro, ani dagaal ma fadoow nooh. :D

 

Soomaaliyeey Toosoo Barbaartaada aa taagersantahay ka dhaadhacsii inay xishmeeyaan. Unfortunately, they don't, same way aynan u ixtiraamin calankeena qurxoon.

 

N.B. -- Barbaartaas aa taagersantahay guri la heysto iyo waxaas ma ugu soo horjeedi. My opposition against them dates back as far back as during Maxkamadaha in 2006 since iska ogaa inaynan qeyr iyo wanaagba midba soo wadin. Weyna rumowday taas.

Share this post


Link to post
Share on other sites

loo qaaday Barbaarta waalan.

 

Heesta oo loogu magacdaray Soomaalaay:

 

Haddii daacad lagayahay

Dacwada qofkii wada

Cidi diidi meysee

 

Diinta waa nasteexiyo

Daawo lagu qaboobiyo

Dowda nolosha loo maro

 

Islaanimadu waa dahab

Dadku ay u simanyihiin

Ninna keli ma difaaco

Daa'imka ilaashada

 

Dagaal aan dhamaaneyn

Dunidii la yaabtee

Soomaalaay isdabaqabo

 

Sidee diinta nagu tiri

Dadku hadduu Islaanyahay

Isdil uma banaanee

 

Wadaadkii digrin jiray

Dulmiga iyo wixii xaq ah (kala saarkooda)

Dadka ay ka sugaayeen

Haddii uu dagaal galo

Damac iyo hoggaan rabo

Ifka wuu duloobaa

Aaqirana kasii daran

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Maanta Koofi'guu kumaad dhufan?, dee hees lagu hiifayoo lagu heedaarteeynayaa loo qaadaye iyagu isumey qaadin, wax taageedrsanna umey qaadin dee!, weedhu halkee bay kaa madhay?.

 

Originally posted by Kool_Kat:

...You know, Maaddeey ahaan (shaabnimadaada iyo shiirkaaga toona dhag jalaq uma siiyee ), in aanan aniga dhinac kale kaa xigsaneyn?

Kool_Kat, Abbaayo waa runtaa waan ogahay taas, adi naftaa markiin kuu sheegay saas oo kale inta ma ku oollin! **farajucsadeyning** waaba illoobay inaan kuu soo jawaabo, koo inta eh aa sifilida due croce igu riday! :D

 

MMA, sxb Kaftan waa kasaa lakin wal ani arni arti may in arraase, dhallinta wixii run eh waa gaarkeeda lakin been ma laga sheegaayo anoo soo taagan, teeda kale waqti kugu filan waxa aan aaminsanahay & wax kale waad i aragtay, iyo waxa aan ku difaaco bar-baarta & waxa kale.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Timur   

If Somalia-Online was Somalia and not an obscure forum on the far corners of the internet filled to the brim with passionate yet mentally empty Obama-style liberals, Al-Shabaab would fall today. But this isn't Beletweyn, this isn't Mogadishu, this isn't Kismayo and this ain't no Baidoa, this is SOL where the dwellers try to vainly paint Somalia as a Western country forgetting that what may fly here may not fly there.

 

In essence, people here have lost touch with reality over there.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jamelia   

Shadaadiintaan in island la geeyo oo one big suicide bomb lagu wada xiiro baa fiicaan.

 

Balaayo nila tagtay. Waxaan baa muslim isku sheegaya.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Wax kastoon illoobaba waxaanan illoobeynin markaad tiri: ..'and in English please'! :D horta wixii aad ka waday ma ii sheegtay? ma u maleynaayo, ma isku deyi kartaa mar kale?? ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Al Shabaab oo Jihaad khasab ah ku baaqday

010/09/20 | la daabacay Abdikafar

 

Bar-kulan: Baydhabo- Horjoogaha maleeshiyada al-shabaab u qaabilsan gobolka Banaadir oo ku sugan magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay ayaa ugu baaqay dadka baay iyo bakool inay ka qaybgalaan wax uu ugu yeeray jihaadka ka socda Muqdisho.

Cali Maxamed Xuseen Cali Jeesto ayaa xalay dadka Baydhabo kula hadlay mid ka mid ah misaajidyada magaalada Baydhabo waxuuna sheegay in gobalada ay maamulan oo dhan lagu soo socdo loona baahanyahay in dadku inay tagaan goobaha ay wax ku tababaraan.

Horjooge Cali Jeesto wuxuu tibaaxay in dagaalka dowlada ay kula jiraan mid ka wayn inay ka war heleen taasi oo keentay in maleeshiyadu ay dadku ku buraarujiyaan inay aadaan goobaha tababarada.

Hadalka Cali Maxamed Xuseen Cali Jeesto ayaa u muuqday mid amar ah waxaana uu ku soo aaday waqti dhaqdhaaq ciidan oo dhan ka ah alshabaab uu ka socdo degmoyinka Doolow, Yeed iyo Ceelbarde ee goballada Bakool iyo Gedo.

 

Xoog ayaa dadka loogu qasbaa iney dagaalamaan oo ay isqarxiyaan, dilaana walaalohooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this