Sign in to follow this  
Somalina

AS waa tuugo

Recommended Posts

Somalina   

KK, aad iyo aad ayaad u mahadsantahay. Raalli iyo nus ayaan ahay.

Allah yacizak sxby!

 

Ceeb weyn ayaa ka dhacdey halkaan! laakiinse, in la sii socodsiiyo waa qalad oo danbi weyn ah, marka fareejada dhinac kale aan u leexino!

 

Kuwa AS lacagta u diro lee 911 aan ugu yeerno markaan aragno. Wixii kuwaas lacag u diro waxay la mid yihiin Godane iyo Rooboow.

 

 

p.s. dadnimo waa loo dhashaa, guuleysta weligiin and say NO to Alshabaab!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ismalura   

Ar naagahaanaa!!, haddii laga aamuso 'waa nala yasaa!' haddii lala hadlona 'waa nala caayey'! intee looga fakanaa?

 

Now it is official that you are a sexist. Maxaa kaloon ka sugi lahaa Alshaaab supporter?

 

The only thing I like about you is gabayada saydka ee where do you find them. I would like to read more mise taasna nagaha looma ogola? Pliz?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Ismalura:

The only thing I like about you is gabayada saydka ee where do you find them. I would like to read more mise taasna nagaha looma ogola? Pliz?

Intuu kasoo xaabiyaa.

 

Laakiin ogoow sababo uu Sayidka gabayadiisa u keensado inta. He thinks -- nay, he believes -- in Sayidka iyo Barbaarta kuwaan la baxay maanta joogo inay isku mabda' yihiin, oo jidkii Sayidka dhamaan wali wadaan. That is what he believes. Sharafta ayeeba Sayidka ka qaadeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Sayidka Gaalo ayuuba ku marmarsiyoodey, laakiin xayawaaniintaan maxay ku marmar siyoon doonaan? A huge difference when you look at their objectives. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Ismalurto, how am I sexist? Acuudubillaah!.

 

MMA waa beentiis, mar horena waan sheegay waxaan ka soo qaataa: Doollo.

 

MMA, horay ayaan kuugu sheegay iney waxaagu personal yihiin!. Guriga Raysul Baarlamaanka!! dhallinta waa lagala hadlaa, ee iga war sug. Shalayna waxaad dadka u sheegeysay Soomaaliyeey Toosoo inaanan oggoleyn!, bal sheeg meesha aan tafaraaruq Soomaali ama qalloocood ku taageeray??.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Madi cararta maqasheeda koris mino-san baa dhaanta

Mataan lidiq ah laas miilo leh yaa mitimis dhaama

Marwo camal xun maan-gaab ninkeed maqahs baa dhaanta

Tol kaa maarmey gacal kaa mashiyay mudane kaa leexdey

Xididkii aan maamuus lahayn malihi baa dhaama

Muslinnimo nimaan kugula socon muuminnimo khaas ah

Gaal maxasta kuu dhowra ood magansataa dhaama

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kamaavi   

Originally posted by Jacaylbaro:

Muslinnimo nimaan kugula socon muuminnimo khaas ah

Gaal maxasta kuu dhowra ood magansataa dhaama

:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sida uu iisheegay a friend in Afmadow Town,,,AS saaka ayay bilaabeen in u raraan wixii Yaalay office ka Horn Relief ee Afmadow xagaa iyo Kismayo!! so i have to agree with NINanc. Alshabab are Tuugo!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuugo maaha ,,, anigu kuma raacasani taas Nina ...

 

Tuugadu waa ta iyadoon la arkayn wax xadda ,,, kuwan toodu way ka wayn tahay oo iyadoo la wada arkayo ayaabay raranayaan ,,, :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this