Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Memorial for the First SNM Shahiid in 1983

Recommended Posts

me   

I can tell you that sxb, your not the most reliable commentator on this issue, your track record, your biased posts and your preposterous claims such as the SNM holding Hargeysa in August 1988 :D don't make your comments trustworthy.

 

About me PMing you family details :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Then iska aamus marka ,, if the uncle was a military general then Allah ha u naxariisto ,, i don't believe he was a civilian sxb.

 

may be you are one of my xuseen giirre classmates hadii aad meeshaas degenayd ..... or one of your family,

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

In the past 10 pages your SNM lies and been abuur have been stopped sxb. I just wish your secessiont supporting folks could be a challenge. In the future be carefull what you post :D

 

ps. he was a civillian. Eebe ha u naxariisto.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Ilaahay ha u naxariisto .............

 

 

in the past 10 pages you were the one arguing and talking ..... i'm glad you finally gave up and come to the reality. :D

 

 

Sidaasaa lagaa rabaa ............ lool

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Whats the point of continuing if I have already made my point sxb.

 

Ilaahay ha u naxariisto adeerkaa iyo cid walba oo gardaro loo dilay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maxamed Aar Oo Dhagax-dhigay Dhisaya Taalo Loo Samaynayo Xabaashii Muj.Maxamed Cali

 

 

Hageysa(Qaran)-Mujaahid Maxamed Cabdilaahi Aar ayaa shalay dhagax dhigay taalo laga yagleelayo Xabaashii Alle ha u Naxariistee Mujaahid Maxamed Cali,oo ku taala Magaalada Burco oo uu Mujaahidku ku shihiiday.

 

Maxamed Aar oo ay weheliyaan xubno ka mid ahaa halgameyaashii [sNM]waxa ay booqasho ku tageen mMagaalada Burco,waxana ay halkaasi duco iyo Quraan akhris Qadar ugu sameeyeen Alle ha u naxariistee Muj.Maxamed Cali iyo Mujaahidiintii kale ee ku duugan magaalada Burco iyo guud ahaan Gobolka Togdheer.

 

“Waxa aan aad iyo aad ugu faraxsan nahay inaan Booqdo oo aan duco iyo quraan u soo akhriyo mujaadihiintii SNM ee nafahoodii ku waayay halgankii dib u xoreynta Somaliland,gaar ahaan Eebe ha u Naxariistee Mujaahid Maxamed Cali oo ku dhintay Magaalada Burco sanadkii 1988-kii”ayuu yidhi Maxamed Aar oo khadka telefoonka igula soo xidhiidhay mar uu shalay ku sugnaa Magaalada Burco.

 

Sidoo kale Mujaahidiintaasi waxa ay booqdeen fadhiisimada jiida hore ee Ciidamada qaranka ee k u sugan Tuulada adhi cadeeye ee duleedka Magaalada Laas-caanood,waxana halkaasi ku soo dhaweeyay Taliyaha Qeybta Aaga bari Iyo Hoggaanka Hawl-gelinta Ciidamada qaranka Col.Maxamed Cali [shiine}

Share this post


Link to post
Share on other sites
me   

Mujaahidiin maxee ku noqdeen kuwani? ma dadkii ee dhiigooda qubeen ayee shahiid ku noqdeen?

 

Diinta kuwan doonaya gooni isu taaga horta maxay tahay? Shahiid horta sidee ayaa loogu noqdaa diinteena?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Too much flapping the yappers in here.

 

If we simply cut to the chase. It matters not who defeated the barre forces. You could even say some balaayo united were the reason of Barre's demise if it could rock your boat. At the end of the day We got what we wanted, somaliland. Even taalos are being built to honor them SNM itself. icon_razz.gif

 

While folks like I are going back and forth at will, you (Afwayne sympthizers) are stuck abroad and can't even set foot on your home town (according to you). You may call that being defeated or simply getting the short end of the stick, cuz it doesn't really matter to me. Since I am not the one in vain.

:D;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Jacpher   

^Aryaa xaad been isu sheegtay. Sow adiga Amxaaro talada kuu dajiso? At will aa? Bariga PL ha lagu dharbaaxo. Saakuuna xabsiga haloo taxaaro cidii Amxaarka afka la gasha. SNM failed you but how long? Alle ku mahadi in nabadi jirto, not SNM militia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nabadda yaa sabab u ahaa sxb ??? .... Ilaahay nabadda SNM buu noogu sii dhiibay.

 

Amxaaro meeshay joogto ee ay haysato waa la yaqaanaa .... I'm glad we are the only survivers

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hawlgalkii Lagula Baxay C/Laahi Askar Oo 24 Ka Dib Taallo Laga Hirgeliyay Xaruntii Miiska Saraakiisha Hargeysa

 

Hargeysa(Qaran)-Madaxweyne Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Mudane Xasan ciise Jaamac iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng-Faysal Cali Waraabe ayaa saaka ka qayb-galay taalo loo dhisayay alle ha u naxariistee Muj.Biixi X. Xasan Cilmi oo ku shihiiday Hawlgalkii lugula baxay Muj. Cabdi-laahi Askar Sanadkii 1983-kii.

 

Talladan oo laga yagleelayo Miiska Saraakiisha horteeda,waxa loo samaynayaa Mujaahid Biixi X. Xasan Cilmi,oo ahaa ninkii ka dhaawacmay Kooxdii Mujaahidiinta ahayd ee xerada Miiska Saraakiisha kala baxday Cabdi-laahi Askar,isla markaana laga tagay goobtaasi ku dhintay 11 Bishii April ee Sanadkii 1983.

 

Xafladii Dhagax-dhiga Taaladaas waxa kale oo ka qeyb-galay Mujaahid Cabdiraxmaan Aw-Cali Faarax,Wasiirku-xigeenka Cadaalada Md Yuusuf Ciise Ducaale [Talaabo] iyo C/Laahi Askar iyo dadweyne kale oo ay ku jireen sadex Caruur ah oo uu dhalay Marxuum Biixi X. Xasan Cilmi.

 

Mujaahid Cabdilaahi Askar ayaa ka waramay jidhdilkii sida arxandarada ah ay ugula kaceen Ciidamadii Siyaad Barre ee hilfaha loo qaaday waxana isagoo wejigiisa ay shucuuri ka muuqatay uu yidhi “Waxa la igu sameeyay mid ka mida jidhdilada ugu adag waxa la iga garaacay dhamaan xubnaha jidhka,dareemayaasha iyo ilkaha,waxa kale oo I jabay shan Feedhood”.

 

Cabdilaahi Askar isagoo hadalkiisa sii watay waxa uu yidhi “Hawl-galkii Birjeex waxa uu can ku yahay xeeladii iyo geesinimadii mujaahidiintii meesha igala baxday”.

 

“Ma jiro addunyada qof jidhdil lagu sameeyay oo aan wax sheegin,balse wixii intaas oo halisa la I mariyay mar qudha afkayga kalmad sir ahi kama soo bixin,oo waxa aan la soo taagnaa Gaaniyoow adiga ayaan doonayay inaan ku dilo,Anaga[sNM] mar qudha ma ay dhicin in nin la qabtay uu sir sheego”ayuu yidhi Cabilaahi Askar

 

Waxa kale oo uu amaan usoo jeediyay Dr.Maxamed Aar oo ka mid ahaa Mujaahidiintii SNM oo taallooyinka isagu hirgelinaya,waxana uu yidhi “Maxamed Aar waxa aan leeyahay ilaahay ha kaa abaal mariyo hawsha taariikh ururinta ah ee aad wado waxaanse aan kugula talinayaa inaad. Samaysaan filimo Caalamka oo dhan la geeyo oo la iibiyo oo ay ka soo bixi karto lacag waxtari karta Mujaahidiinta iyo Naafadoodiiba”.

 

Xasan Ciise Jaamac oo isaguna Xafladaas dhagax-dhiga Taalada ka hadlay ayaa soo dhaweeyay in la ururiyo taariikhdii halganka iyo Mujaahidiintii Dalka usoo halgantay,waxana uu u mahad-naqay muwaadinka hawshaas baaxada leh isku xil saaray.

 

Waxa kale oo iyaguna Xafladaas ereyo mahad-naq iyo Xogwaran isugu jiray halkaas ka soo jeediyay wasiirku xigeenka Wasaarada Cadaalada Yuusuf Ciise Ducaale,Gudoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe iyo Aadan Maal Caqli oo ka mid ahaa 11-kii Mujaahid ee la baxay Cabdilaahi Askar.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this