Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Memorial for the First SNM Shahiid in 1983

Recommended Posts

RedSea   

Macalin MMA...waa hagaag.

 

Khalaf,

 

Abti I am just saying the term hikmah shouldn't be applied to those who dont' deserve it.

 

 

Back to the topic>

image.php?s=VIVA+SOMALILAND&ext=.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

Muj Dalka xoreeyay!!!

 

 

Lixle1.gif

 

Sawir Aad u qiimo badan oo ka hadhay Mujaahiidiintii SNM waxaa la qaaday iyadoo lagu jiro wakhtigii dagaalka sawirkani waa ilaa 1984 horaantiisii qiyaas ahaan laakiin waad na soo sixidoontaan, waxaa lagu qaaday goob ka mida goobihii tababarka SNM ka Bilow Bidix Maanaan garan ee noo soo sheega ninkaa Koonaha Bidixda Xiga. waxaase ku xiga Mujaahidkii Weynaa ee Maxamed Xaashi (Lixle) (Allaaya Raxmah) waxaa ku xiga Muj. Siciid Maxamed Nuur Waxaa isna ugu Danbeeya Mid ka mida Taliyayaashii SNM waa Muj. Ibraahin Koodbuur Allaaya (Raxmah) Labada Mujaahid ee Lixle iyo Koodbuur waxaa xoog loogu xasuuustaa in uu Lixlena hogaaminayay Hawlgalkii la magac baxay Hawlgalkii Badbaado ee lagu Furtay Mandheera, Ibraahin Koodbuurna waxa uu hogaaminayay Hawlgalkii Birjeex ee lagula baxay C/laahi Askar allaya Raxmaha Mujaahidinta intii dhimatay Sawirkan waxa ka nool Muj. Siciid oo ah ninka u dhaxeeya Lixle iyo Koodbuur , Muj. Lixle oo garabka Qori u saaranyahay intooda kalese aan qoryo wadan walaalayaal Fadlan Na soo sax idinkoo mahadsan hadii Ragga qaar magacyadoodu qaldanyihiin ama aanu cidkale ku sheegay mahadsanidiin

 

 

Turiyogolihiisii.gif

 

Sawirkan waxaa idiinka muuqda Madaxweynihii ugu Horeeyey Somaliland Marxuum C/raxmaan Axmed Cali waxaa isna bidix ka muuqda oo ah Qofka Labaad Xassan Yoonis Habane oo ahaa Taliyihii Ciidamada waxaa ku xiga Duqii Magaalada Hargaysa wakhtigaa Barre Nuux (Barre Laangadhe) dhanka kale ee Midig marka laga tiriyo qofka sadexaad waa Gudoomiyihii Labaad ee SNM yeelato Marxuum Sheekh Yuusuf Sheekh Cali Sheekh Madar ilaahay ha unaxariistee raga intooda kale wali nooma saxna maanaan garan laakiin gadaal baanu idiinka soo sheegi doonaa iyagoo dhamaantood ah Mujaahidiintii SNM ee dalka u soo halgamay

 

 

Muj.Xuseen%20Warsame%20Maaloosh.gif

 

Sawirkan waxaa idiinka muuqda Mujaahid Mujaahid Xuseen Warsame Maaloosh Mujaahid Xuseen Waxa uu ka mid ahaa ilaahay ha u naxariistee Mujaahidiintii La soo baxday Mujaahid C/laahi Askar 1983 Mujaahid Xuseen Taariikh Nololeedkiisa ayaanu idiin soo qori doonaa Hadii ale idmo Dhawaanahan

 

 

C_qaadir_Koosaar&C-Askar.gif

 

Labadan Mujaahid eed aragtaan waxaa Midig Xiga Gudoomiyihii Sadexaad ee SNM yeelato waana Gudoomiyiha Kaliya ee SNM ku shahiiday Dagaaladii lagula Jiray Kaligii Taliskii Siyaad Barre ee xasuuqayay Dadkii Deganaa Goboladii Woqooyi ee markaa ka tirsanaa Somaliya Mujaahid C/qaadir Koosaar oo ahaa Sarkaal Sare waxa uu ka mid ahaa Raggii ugu Firfircoonaa SNM Mujaahid C/qaadir Koosaar waa il ka mida indhihii SNM ee dhanwalba C/qaadir Waa Mujaahidkii keenay Hubkii ugu Horeeyey ee ee loo qaybiyo Mujaahidinta SNM, Mujaahidka ilaahay Naxariisitii Janno ayaanu uga baryaynaa waxaa isna Bidix ka Muuqda Mujaahid C/laahi Askar oo isna ah Sarkaalladii sarsare ee SNM Mujaahid C/laahi Askar oo Taariikhda SNM meelo badan lagu Xasuusan karo balse marka hore Qof walba waxaa niyadiisa soo galaysa in Mujaahidkani yahay Mujaahidinta Fara Ku Tiriska ah ee u jidh doorsoomay Xoraynta Dalkan C/lahi Asakar waa Hawl galiyihii Dagaaladii Buuraha Jiida Galbeedka. Labadan Mujaahidba Taariikhdooda oo dhamaystiran ayaanu idiinsoo qori doonaa hadii alle idmo Muj: C/laahi Askar wuu noolyahay

 

 

Silanyo_C_tuur.gif

 

Labadan Mujaahid eed halkan ku aragtaan waa Hogaankii Sare ee SNM labadan Mujaahid mid waliba waxa uu soo maray Jagada Gudoomiye ee SNM ilaahay ha u naxariisto Muj: C/raxmaan Axmed Cali (Tuur) waxa uu ahaa Mujaahidkii ugu Danbeeyey Gudoomiyenimada SNM waana Madaxweynihii u horeeyey ee Jamhuuriyadda Somaliland Waxaa isna Sawirkan idiinka Muuqda Mujaahid Axmed Maxamed Maxamuud Silanyo oo ahaa Gudoomiyihii ugu Wakhtiga dheeraa Ururki SNM waana mujaahidkii hogaaminayay maalintii Dalka la soo galay run ahaantii wakhtigii Silanyo uu ahaa Gudoomiyaha waa wahktiyadii SNM fulisay hawlgalo badan iyo Dagaalo badan hadaba Mujaahid Silanyo oo nool maanta iyo Mujaahid C/raxmaan oo Geeriyooday labaddoodaba waxaanu idiin soo uruurindoonaa Taariikh nololoodkoodii hadii alle idmo

 

 

Boobe1.gif

Waa Halyaydii Mujaahidiinta,SNM!! Ka Bilow Midig ninka Dheer Maanana Garan Waxaa Ku Xiga Muj.kii Gabyaaga caanka ah ee gabayadiisa xooga ugu la tacaalay Taliskii siyaad Barre Cali Xasan (Banfas) Waxaa Ku Xiga Muj. Aadan Dhamac (Allaaya Raxmah) oo ahaa ninkii isagu haystay Qaybta Madaafiicda Waxaa Ku Xiga Muj.Ibraahin Maygaag Samatar oo isna ahaa siyaasiyiintii Ururka SNM Waxaa Ku Xiga Cabdi Yuusauf Ducaale (Boobe) oo ah Ninka kaliya ee maanta haya Taariikhda SNM uruuriyana Taariikhdan iyo Taariikhdii horeba ninka dheer ee bidix Xigaa waa Muj. Xuseen Cali Xirsi Waxaa isna Hoos Ka muuqada Food Axmed Faarax(( Ina Axmed Beledi)) Laakiin Waanu Qaldanaan Karnaa waayo dadkanu la kaashanaynaa in naloo sheego markaa fadlan Qalad ha u arkina Waa is kaashi oo mar walba inanu 100%100 saxnaabaanu isku dayaynaa noona soo gudbiya Ragga hadhay Magacyadooda eenaan wali garan haday kuwaanu sheegnay qaldameena na soo saxa

 

 

Areibiya%20SNM.gif

Waa Maalintii lagu dhawaaqayey ururkii dhaq-dhaqaaqa wadaniga Soomaaliyeed SNM, ka bilaw Bidix Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi, Muj Maxamed Cabdi Ismaaciil (Dukhsi) Mujaahid C/salaan Yaasiin & Mujaahid Xassan Aadan Wadaadiid Mujaahidiinta aad halkan ku aragtaan oo ah Ragii iyagu u kacay Xoraynta Somaliland kowna ka ah Aasaasayaashii Ururuka waa Sawir qiimo badan xanbaarsan ilaahay ha u naxariisto Mujaahid Dukhsi oo aan noolayn maanta

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Is the seccessionist entity's existence under attack? Such resurgence of nostalgia can only be explained by a very real apparent present fear(?).

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

or maybe pride and remembering our heroes? why would we fear another man? only allmighty allah can bring harm to mandeeq.

 

sorry to disapoint you but fear is not in out character, cowardly people fear others like those that faced the glorious SNM :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Jabhadi SNM la oran jiray maanta wax miisaan leh ee ka haray waa ninka la yiraahdo Siilaanyo, isagana waan u wada jeedne maalin cad in jagadiisi Riyaale xaday. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Maybe if you had changed that mindset( i.e. jagaa laga xaday etc...) you'd be somewhere today. Just maybe. ;)

 

" Hadaan laka roonaan roob mada'o.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

The point still stands Red Sea.

 

Where is the SNM today besides being political whipping boys for Waraabe's unseasoned rhetoric or being outmanouvered, illegally, in elections to former secret service members of the former regime you allege led you to secession?

 

Why idolize their actions yesteryears when they languish in bitterness today? I cannot help but point out the irony of posting Maxamed Xaashi's picture of yesteryears when he is today a political prisoner in the land you say he fought for? I cannot help but see the irony in posting Tuur's pictures of yesteryears when the man denounced the secession and made his way to Mogadishu?

 

These are the men who were on the battlefield young man, what rights do you have to glorify parts of their history and ignore others?

 

Ragaa siday ila tahay waa rag la dayriye, lagu caasiyoobay. Waxba haysku qancina masawir inta ah yaanu eegnay iyo waxaa la mid ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

SNM were a rebel movement. Thier job was to fight and kick tailes. Somaliland no longer needs to being rescued from anyone, so they are jobless. :D

 

They have cleared the way for young minds, politicians to take care of the rest. As you know the barrel of the gun doesn't bring progress.

 

edit: SNM is history today, they are only mentioned. But I am against the idea of Somaliland= SNM. It once was, but Somaliland has tranformed and has former enemies living within it peacefully. War is no longer neccessary abti.

 

BTW...Those some of the members of SNM who had skills both intellectually or militarily are mostly serving. Siilaanyo is all about you know but there is alot of them even including the health minister. In addition Hadraawi was also a member of the SNM. So enlighten yourself before you faciliate that yapper. :D :rolleyes:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Muj: Red Sea:

SNM were a rebel movement. Thier job was to fight and kick tailes. Somaliland no longer needs to being rescued from anyone, so they are jobless.
:D

 

They have cleared the way for young minds, politicians to take care of the rest. As you know the barrel of the gun doesn't bring progress.

 

edit: SNM is history today, they are only mentioned. But I am against the idea of Somaliland= SNM. It once was, but Somaliland has tranformed and has former enemies living within it peacefully. War is no longer neccessary abti.

Dee Somalilandta maantadan jirto u dood, SNMtana faraha kala bax. Ileen waa ragaad tiri "mahadsanid, waad noo dagaalanteen, lakin asalamu calaykum aanu ku kala tagno", soo maaha adeer? Note: this response is very contradictory to all you have been saying throughout this thread.

 

Your level of indoctrination is staggering. Intriguingly one thing that has never puzzled historians is this; that the folly youth are always the muscle that which is used to subjugate.

 

Noolow Riyaale, noolow baa ku sugayso adeer, aan kala tagno.

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

You just don't get it saaxib. But let us try this again.

 

The SNM (survivors) are living off the fruit which they had sacrificed their lives for. They have gotten free, peaceful somaliland in return. That is all they could ask for. If you are saying they should be given state benefits, yes I sure agree to that, but this is Somaliland not some rich western Country. Meantime, they just have to enjoy the peace which they have brought( By Allah's cause offcourse).

 

Simply put abti.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

horn

 

and if i was to ask you maxaad uga gubanaysaa, why does it get you iritated when we remember those who sacrificed alot to remove a tyrant from rule, SNM did not free somaliland of despotic dictator so they can inturn become dictators and rule forever, the SNM primary target was to defeat and remove the government from power, they succeeded that and they administtered the country and withing few years they return it civilian government which eventually gave way to demcraticaly elected government.

 

some dont have alot today but its not irony its life and they are content with state of affairs for they are not power hungry greeds that you used to down your end of the woods.

Share this post


Link to post
Share on other sites

the SNM (Soomaalida midnimada neceb) was a qabiilist, genocidal and murderous, Qaran iyo dowladdiid organization whose only accomplishment was the murder innocent people of sool, sanaag, southern togdheer, awdal regions not to mention non "Somalilanders" in hargeisa from the *******iya and cowards who used the civilians of burco, berbera and hargeisa as shield. you somalilanders should choose between two, celebrate these murderers but leave othern northerners alone about being part of you la-la land or drop this none sense about celebrating mujrimiinta ad ugu yereyson mujaahidiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

"For a man is entitled to, I believe, to regurgitates his version of the Gospel Of The Unvarnished Truths according, that is, to that ever reliable, and speedy, Clan's watering-hole up to date newswire..."

I don't know about entitlement Oodweyne, your certainly are free to do so as you and the other S-landers have been. Whatever "clans watering-hole newwire" ascribe to or which ever clan mantra you don today, nothing can explain away the colossal contradictions and the hypocrisy of that path that s-lander i.e. SNM has followed. fight the "faq-sh", not only make part of what you fightfor but make them your president only to come back to celebrating your "anti faq-sh" fighters. which one is because you can't fight them and try to live in the same house with them?

Share this post


Link to post
Share on other sites
RedSea   

Naxar, that doesn't make sense. SNM= Somalida Midnimada Neceb. that would be SMN. :D

 

 

Anyways, people fight and then peacetimes prevail. yes Riyaale was part of the barre regime and so are many others in Somaliland including many from your own home region in particular Aadan Cade who is from Xudun. This guy admitted to killing to some number of people I can't yet grasp. He said something over like thousand with his own hand. he might be lying or perhaps telling the truth. But it doesn't matter. What matters is that people are at peace and coexisting.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this