Sign in to follow this  
MoonLight1

Siyad Bare: A Dictator or a Dear Leader?

Recommended Posts

MZanzi   

^^Abwaan maxa isku dabaaline duceysane maxa ugu jawaabi weysay ..

 

 

abwaan, adeer dad taariikhda somaliaya bilaabay dhagaysigeeda 1991 baa kuu sheekeeyey. intaad soo dhoof sateen wixii uu odaygu dhisay baad lee dihiin asagaa dhibka keenay. yaa idinka yeelaya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Adeer, si xun wax u sheeg sixir waa ka daran yahay bay Soomaali tiri ilaahayne nagama moogane falkaad hada ku kacday ma qadiyadee xambaarsantahay sidaad ku dhawaaqday mise waa arrin **** socoto dhib aad tabanaysid?

 

I simply responded to your accusation of "nin cilmi sheeganayo oo dadka u faanayo" and believed you deserved an explanation of why I said "Waxaad tahaan aqaan". For full disclosure:

 

Addeer aqoon iyo waxa la halmaama kuma faanin, lakin inaad tiraahdid duqii Siyaad baa qabyaalad Soomaalidu u horseeday waa hadal jaahileed. Teeda kale anigu waxaa iga yaabisay markaad tiri Siyaad reer kiisa baa xoog dawladeed nagu adeegsaday iyo arrimaha caynkaa markaas ayaan gartay Wiil USC inaad tahay (qabiil kamana aan wado ee beesha USC waa walalahay soomaliyed waana dariskeyga ee aan ka wado nin ku fikrad ah ururka USC). Waa waxaan ka waday markaan ku idhi waxaad tahaan aqaan

Adeer, there is a good bit of wisdom that says it is not what you respond with but how you respond that matters and in this instance, I say point taken.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juje   

Wadnihi Dalkow...Siyaad

Wehelki Calankow..Siyaad

Siyaadoow..no waar

Weynahaan ka tuugne...no waar

Nacabkeena wiiqne no waar

Waar waar waar

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ lool@ juje smile.gif

 

Abwaan,

You wrote this:

Originally posted by Abwaan:

...cidda uu ka soo jeedo reer-guuraagooda ay dagaalaan(illeen reer baadiye waa dagaalaaye) inta xoolahooda dhaco, ragga qaarna la laayo qaarna la xiro, dumarka la kufsado, berkedaha biyaha ay cabaan ku shubtaan MIINO lagu xiro oo la qarxiyo. Is that what happened in 60s? [/QB]

...and who said that? hehe, ka soco sxb! koow dheh you talking about 60s, right? lets stay there for a moment .... your waxgarad would agree with me that thanks to the marxuumka (Siad Bare) it was under his admin that you broke the shackles of injusticeness of Pre 1969 admins. It is not a secret, we know you know about this admin in question and its unpopular approach to certain section of the somalis, right? then sxb, grow a bit know that ignorance can alter your perception of reality. Evolution is the only way forward.

 

Good luck!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Allamagan, anaaba arrinka soo dhex galaye inaga daa inadeer.

 

 

:D Juje, adna inaad qiiro hor dardarteed na geliso ayaad rabtaa. Ma anagaa heesi karnaba ninyoow? :D

 

Odayaasha, waayahay. Rag nin si wax u orey ninna si u qaadey ayaa la yiriyee bal caf iyo musaamax.

 

There are people in SOL I dont want to see exchange some replies. Waa dad ii sharfan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Abwaan,

oohintu orgiga ka weyn. dhibaatadii aad adiga iyo waxa kula fikirka ah iyo adeeradaa aad somaliya u geysateen baad rabtaa in aad dad kale dusha u saarto. Taariikhda ina siyaad mid adiga iyo khawaadkaa laga baryayo ma ahan. thanks in aad ina siyaad ku dhahdaa ila quman adigoo feero qaawan hadii dad lagaa dhigay. ku seexo midaas adigana.

Ps: immiture nimadaad waxaa marqaati ka ah. qof private kugula hadlay aad sheeg sheegaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

Cons - Pros = Cons.

war markii la xisaabsho resultigu will big Cons.

that is why people are concentratig that his negetive becouase that is the result is negetive

it is like this

5-20 = -15.

you see the result

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Paragon-

 

I wash my hands off sxb. Cafis iyo masaamax ninkaas la yiraahdo Abwaan ee aanu wax yar is faro jiidnay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by J11:

Allamagan, anaaba arrinka soo dhex galaye inaga daa inadeer.

OK, brother, am out of this thread wont see me here till our next October thread 2010 :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Waxaa nasiib dara ah ciyaalki aabahood "Aaabow siyaad qaadi jiray" ineey marxuumka wali kasi daba ganuunacayan ....

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Fufu, dhamaatey, sxb :D

 

War kheyr Allaha idin siiyo niman yahow.

 

Rag akhyaar ah ayaa tihiin. Is jiidjiidku waa loo baahan yahay balse meel uu ku habboon yahay ayaa jirta. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

iga raali ahaada dadkii aan wax i dhaafsanay. Abwaan is one of the checracters I like in this forum. laakiin maanta waan isku talax tagnay. Cafis iyo masaabax.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this