Sign in to follow this  
MoonLight1

Siyad Bare: A Dictator or a Dear Leader?

Recommended Posts

UZTAAD   

fartaan hadda wax lagu qorrayoba waa laatiin tii runtaa ahayd ee somalidu samaysatay buu baaiyay Osmaniya ayaa wax lagu qori jiray taas ayay ahayd in la qaaato

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

J11 haddii aan su'aashaada jawaabteeda u soo noqdo iyo maxaa noo dan ah?

 

Soomaali waxay u baahan tahay CADDAALAD, taasoo aan aaminsanahay inay ama ka wada maqnayd amase inta badan ka maqnayd illaa iyo intii xorriyadda la qaatay!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Mahadsanid. Waad ku saxan tahay to the greater extend.

 

Sideen ku helnaa ama haddi la helo sideen ku hergelinaa maanta oo aad loogu baahan yahay?

 

Sorry for continuing with the questions. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by UZTAAD:

fartaan hadda wax lagu qorrayoba waa laatiin tii runtaa ahayd ee somalidu samaysatay buu baaiyay Osmaniya ayaa wax lagu qori jiray taas ayay ahayd in la qaaato

Ka dar oo dibi dhal...UZTAAD anigu waxaan is leeyahay farta inay tahay wax lagu ammaani karo AUN Siyaad barre. Osmaaniya xaggee ka keeni lahayn makiinado laqu qoro buugaagta? To be honest I beleive in Siyaad mudan yahay ammaan xagg qoraalka afka Soomaaliga iyo weliba waxbarashada oo uu ka dhigay Soomaali faqiir iyo taajirba halka dowladihii ka horreeyey ay inta badan dad gaar ah keliya wax baran jireen!

Share this post


Link to post
Share on other sites

abwaan, adeer dad taariikhda somaliaya bilaabay dhagaysigeeda 1991 baa kuu sheekeeyey. intaad soo dhoof sateen wixii uu odaygu dhisay baad lee dihiin asagaa dhibka keenay. yaa idinka yeelaya. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by J11:

Mahadsanid. Waad ku saxan tahay to the greater extend.

 

Sideen ku helnaa ama haddi la helo sideen ku hergelinaa maanta oo aad loogu baahan yahay?

 

Sorry for continuing with the questions.
smile.gif

lol it is ok brother arrintaas Soomaali ayey u wada taallaa, waxaanan ka billaabi karnaa in Taariikhda Siyaad AUN iyo waxa oday Soomaaliya soo maray laga daayo caadifadda loogana hadlo si dhab ah lana masaabaxaa illeen haddii la sii wadwado waxba ma keeneysee!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Gabbal   

Originally posted by Abwaan:

Gabbal I am sorry I don't wanna discuss anything with you in private. Anigu sanduuq wax lagu qarsado ma ahi wixii aad qabtid inta keen intaad assumption iyo sidaas bay ahayd iska deysid!

Hm, this is bit of an immature conduct on your part you do not think? Gardarada anigaa igu maqantahay awoowe, it seems you had taken my earlier response more personal than I assumed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

^Abwaan, sax. The latin font indeed is very practically advantagious.

 

The Ethiopians have problems developing softwares for their scripts. Anagana waa horey ka qor un. AUN Siyaad taasi waa u ammaanan yahay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Gabbal:

quote:Originally posted by Abwaan:

Gabbal I am sorry I don't wanna discuss anything with you in private. Anigu sanduuq wax lagu qarsado ma ahi wixii aad qabtid inta keen intaad assumption iyo sidaas bay ahayd iska deysid!

Hm, this is bit of an immature conduct on your part you do not think? Gardarada anigaa igu maqantahay awoowe, it seems you had taken my earlier response more personal than I assumed.
lol...kuguma maqni, mana rabo inaan kugu xadgudbo balse wax private ah oo aan ka sheekaysanayno haddii ay jiraan waxba kama qabo ee raalli iga ahow jawaabta kulul balse arrintaan waa public issue plus ha iga sugin inaan luuq iyo public ku kala hadlo my principle and opinion will always be the same!

Share this post


Link to post
Share on other sites
UZTAAD   

waa runta abwaan waa wax lagu ammaani karo yacni waxaad adigu samaysatay iyo wax qalaad waa kala fiican yihiin tusaale ahaan itoobiya fartiida ayaa ay isicmaashaa typkeedana ayaadaa samaysata. afsomaliga waa af unique ah waxaa jira xarfo badan oo ka maqan laatiin laakin ku jira fartaas local ka ah.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Paragon   

Gabbal, Abwaan, Allamagan, Ducaysane iyo dadka kaleba, is daaya fadlan. Naga gudbiya dooddani. Wax faaiida ah inoo keeni meeyso.

 

Waa haddaad talo iga yeeleeysaan, ilma-adeerayaal Soomaali Maxamadeey! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Ducaysane:

abwaan, adeer dad taariikhda somaliaya bilaabay dhagaysigeeda 1991 baa kuu sheekeeyey. intaad soo dhoof sateen wixii uu odaygu dhisay baad lee dihiin asagaa dhibka keenay. yaa idinka yeelaya.
:D

Duceysane odayga taariikhdiisa gaarka ah ee aad adigu qoratay guri ku sharraxo annagase hannoola imaan. Waxaad isku dayeysaa inaad caqligeenna cayso markii aad rabtid inaad ****oshid ayaandarro aan qaar ka mid ah goobjoog ka ahayn. And Soomaaliya 1991 dhib kuma billaaban, horta dadka maxay 1991 keliya uga sheekeeyaan for your information I lost gurigii aan ku soo koray 1986 not 91 and Siyaad was a president and I know there are many who lost their lives and properties back in 70s, 80s because of Siyaad's corruption! Do you remember when hargeysa diyaaradaha lagu dukheeyey? Was it after 90s? Do you know markii Culimada la diley? Dad Soomaaliyeed magacyo, kacaandiid iyo futuud loo bixiyey, hantidooda la dhacay, la diley dumar la kufsaday? Waxaas baad rabtaa inaad inkirto? grow up atleast aniga Waxaad igu EEDEYSAY inaan 1991 after difaacayo but ma difaacayo waxaanan ku leeyahay waxay ka mid tahay qayb ka mid ah taariikhda xun ee Soomaaliya? Now Siyaad maka hadalnaa mis waxbaa kuu dhimman?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by J11:

Gabbal, Abwaan, Allamagan, Ducaysane iyo dadka kaleba, is daaya fadlan. Naga gudbiya dooddani. Wax faaiida ah inoo keeni meeyso.

 

Waa haddaad talo iga yeeleeysaan, ilma-adeerayaal Soomaali Maxamadeey!
:D

Waan kaa yeelay ugaas...caf iyo masaabax ciddii wax nakala gaareen...My intention was never inaan ceebeeyo shakhsi iyo qabiil Soomaaliyeed toona ama kuwo u ceeb qariyo balse markaan arko xoogaa caddaalad darro ah ayaa la igu didaa!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dhubad.   

Originally posted by MoonLight1:

40 years ago today a revolution was born in Somalia led by Gen M.S.Barre

Lets talk about the pros and cons of the man.

 

Pros

 

- Implmented the writing of the somali language.

- Built many factories, e.g dharka, baastada, hilibka, kalunka, sokorta, caanaha, taraqa, sigaarka, the list goes on and on and on.

- Built four out of the five main high roads in somalia, e.g the 1974 Muqdisho to Garowe. the bosaso to garowe high road in 1990, Kismayo to Xamar high road.

 

- Built many ports and airports such as the kismayo one, the merka, the bosaso, and so many.

- Built the strongest army in the sub sahar africa.

- Built two universities.

- Built many primary and secondry schools.

 

 

Cons.

- Excuted 10 Ulamaa on daylight at Iskool bulusiyo for just opposing his law of Xeerka qoyska.

- Excuted or exiled his opponants, such as Gabeyre, Ceynanshe, Cirro.

- Nepotism, a low ranking officer from Gedo was more poweful than an educated minister.

-bombarded populated cities such as Hargeysa & Burco.

- Coused the defeat of Xooga Dalka by not having clear strategy.

- Corruption, Qabyaalad, Kali talis.

 

 

This sums up pretty well. But there are people in this thread who want to concentrate only on Cons part of Siyaad Barre AUN and that is not fair!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this