Sign in to follow this  
Maaddeey

Another blast in Kismayo Masjid

Recommended Posts

Maaddeey   

Qarax ay dadi ku geeryoodeen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen oo Caawa Fiidkii ka dhcay Masjid ku yaala Magaalada Kismaayo.

Posted: 5/2/2010 10:26:00 PM

Shabelle: KISMAAYO.

Qarax ay dadi ku geeryoodeen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen ayaa Caawa Fiidkii waxaa uu ka dhcay Masjid ku yaala Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose.

 

 

 

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose waxaa kadib Salaadii Cisho ee Caawa qarax xoogan uu ka dhacay Masjid ku yaala Xaafada Guulwade ee magaaladaasi.

 

 

 

Qaraxani ayaa wararku waxa ay sheegayaan in uu ahaa Bamka gacanta lagu tuura, waxaana inta la ogyahay ku geerydooday 1-ruux iyadoo ay ku dhaawacmeen dad lagu qiyaasay 7-kale kuwaasi oo ku sugnaa Masjidka uu qaraxaasi ka dhacay.

 

 

 

Ma cada ilaa iyo iminka waxyaabaha rasmi ahaan ka dambeeyay qaraxaasi Salaadii Cisho ee Caawa kadib ka dhacay mid kamid ah Masjidyada ku yaala magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda hoose.

 

 

 

Dhinaca kale Saraakiil katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo la hadlay Idaacada Shabelle ayaa waxa ay sheegeen in qaraxa uu jiro islamarkaana xiligii uu dhacayay aysan Masjidka ku sugneyn Saraakiil sar sar oo ka tirsan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin, waxaana ay intaasi ku dareen in qaraxa lala eegtay dad Shacab ah oo isku diyaarinayay in ay tukadaan Salaada Cisho iyadoona ay sheegeen in halkaasi ay ka dhasheen qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Share this post


Link to post
Share on other sites

May all the terrorists and religious deviants who were killed ALL burn in hell, and may those who are got injured die a quick painful death! Ameen...

 

p.s

I urge you all to stop referring to those temples of religious deviancy and terrorism as Mosques. They have never been and never will be Baitullahs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this