Sign in to follow this  
Showqi

Bariis iyo Hilib

Recommended Posts

nuune   

^^ :D aah, it is the art of destruction, I think girls had their own version of sab, they used to sneak into habraha mingiska iyo quruumaha iska tumo and share the timirta iyo bunka, cuudka iyo jaawiga, Val, ma waxaad dhihi rabtaa you never participated in abbaay sitti sessions :D

 

 

Tuujiska, waraa marax, ha i xasuusin those dayz faarabuuto, in those days, though it was recent, we are talking about 90gii/91kii/92gii, and maalin maalmaha ka mid aa waxaa suuqa siinaay oo barxada lafaha u dhawaa ka jirey sab yaroo gaabagaabeey ah, shab aan dhaney aniga iyo koox aan isla soconney oo same khaalid binu waliid isla dhiganeenay,

 

markaa meeshii tagney, waa naloo diidey inaa sabta galno, irrida banaanka aa naloo istaagey :D waa isbaaro, markan oo kale aa ugu daran, we don't want to miss da great sab which will start soon anytime

 

 

so kaartaa dagney, sabta bannaanka aa la fariisanaa barxad deyr weyn oo guriga hortiisa ah and gudaha for special people, dhagaxaan iyo bacaad aan bacyaal ka soo buuxiney like a bomb camal ka dhiganey,

 

the first saxan marka la soo dhigey ayaan halmar shan bac oo bacaad isla tuurney, it landed right in the middle of the big saxan, and people started to run away qeelo iyo buuq qaxar iyo kadeed meeshii ka billaabmey,

 

maxaa yaalo hee, we get in, and got special sabtii adduunka inside where the shuyuukhda fadhiistaan, wadaadadii aa nala dhax fadhiisiyey, meel cidla ayaan dirney sheikhyaashii intey duceenaayeenba saxamadiiba waa eber :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Bariis maraq ari lagu kariyay iyo hilib ari ovenka lagu gaduudiyay baa maanta gurigayaga ka karsan...I am just saying! :D

 

Too bad I dispise hilib ari... :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune, 91 and 92 siinaay sab ma ka jirin, shilke aa ka jirey see sanad kii iska kaa dhex yaacay.. 80kii iyo 81kii dheh dee :D Markii kuliyadda aa ku jiri jirtay!

 

KK, bariiska iyo hilib ariga martida wax ma ugu dartay?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

'80kii iyo 81kii dheh dee' maa tiri? Maya maya, 80gii iyo 81kii sab mexey ka yaqaaneen,baambaris aa u xirnaa, kuligood 30yrs ee jiraan nooh hada! icon_razz.gif

 

Bariiska waa badan yahay ii dhinaga gacanta kala soo gal lee waaye...

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Ee hadda Nuune 92 aa sab siinaay u tagay maa laga dhagaysanaa! Maskiin aa tahay eeddo, markaa secunto ka ahayd Yasin Cisman (mise Xawo Tako ee ahayd) dadkaan qaar jiiro Norway ay u soo kali jireen iyako xirxiran :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Gheelle, lool, actually it is not the same Suuqa Siinaay as the one in Xamar, this one only existed qixii bas, and only in 90/91kii in Libooya, that was it, odayaal aan iska aheen aniga iyo Tuujiska oo wali sab madaxa kaga jirtey meeshii waliima lagu sheego waa taagneen :D

 

 

adiga markaas Utaango aa ku xareesneed camal

 

 

Koolo lol@30 jir, baambariis beel, waa ku ogaa inaa tom boy iska aheed oo wiilasha sabta u raaci jirtey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Valenteenah.:

What's this, shirka dhuuniyaasha?

Haa, waa dhuuniyaashii oo u tashanaaya sidii ay Dhooreyaasha Hilibka uga xadi lahaayeen, Basbaasna afka uga buuxin lahaayeen :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Nuune aniga suuqaas rooti iyo bur aan ku gadi jiray mala socotaa horta..xaafada dhan anaga aan ka laheen foorno lool... ar maxaa dagaal sii galay intaan suuqa usii socday....

 

Waraa Gheelle Nuune iyo aniga 91-kii xerada qaxootiga ee libooye aan iskula jirnay..meeshaas uu ninkaan niikinayo maanta ka bilawyay rabshada..mar uu naago ka tumo mingiska iyo balaayo kale, mar uu zab uris aado iyo mar uu jini ka bixis zab iyo beeso ku raadso... lacagtiisa dhan wuxuu geeni jirayna garoonkii yaraa ee diyaaradaha...waqtigaas uu rabay in uu diyaarad gato....

 

 

KK libooya walaahi been aha, laf hilib dhan saarneen oo cad, ayaa digsi inta lagu rido oo biyo lagu shubo ayaa maraq laga raadin jiray..laftaas waxa maraq ee dhali jirtay ma u maleyneesid loool.... hana soo xasuusinina yaaqee...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cabdow   

With all this bariis & hilib talk gaajaaba nagu rideen sxbyaal smile.gif

 

Iga tag, sab sharafteeda qurbahey ku bahdileen!

 

Imagine adi iyo Maadeey oo sab isugu yimid, ma cuntadaad ku raxeysataa mise goortuu is qarxin doono yaad ka fikirtaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^ loooool ilaahoo nin miino ku xirantahay zab ha ila fadhiisin...hadana kaaga daran wadaadada wax ka zab uris badan ma jiraan ma ogidoo duqa! ar yaa zab asturkeeda phd ku qaatay aan wadaad aheen!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this