Sign in to follow this  
Showqi

Bariis iyo Hilib

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^^ loooooooooooooooool waraa waxaan caadi ma aha!! maya maya tana ma arki! maya maya looooooooooooool ilaahoo carab unaxariiso!

 

10 nin lee saxankaas kor fadhiso lool 3 geel ee ruugoyaan ka waran lool ahahahaha ala dhuunisanaa oo iimaan daranaa!!!

 

Zab intee ku dhamaatay Bas Bas

 

ar aaway MMA marka loo baahan yahay...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

You should see Somali men at nikah gatherings. the food is gone in a few lightening minutes. if there was a bariis and hilib fest competition between red-ears and skinnies, i think skinnies would just about beat them. plus, they have bigger stomachs than us. somalis have more room to manouvre the baris, lol. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^Sharciga sabta waxaa ka mid ah:

1)Xanjo & Istakiin jeebka horay ugu sii qaado

2)Subaxdii ha quraacanin, sabta markey soo dhowaatona biyo ha cabin

3)surwaal kugu dheggan ha soo qaadan, ama macawis soo qaado

4)La soo dhigaayoba, cadka hilibka ugu fiican horay ka daf!

5)Markaad dhexda mareyso, guluuska fur (surwaalka) ama gunudda (Macawis)

6)dhowr cantoobo markaad qaadatoba, biyo yar ku deji (hal kabo ha ka badinin)

7)Adaabul Akli ilaali, (kul bi yameenik, wa kul mimmaa yaleek :D )

 

Nuune, inta kale ku dar!

Share this post


Link to post
Share on other sites

^Kan sab matagin subaxdii ha quraacan haduu dhahooyo.Laba nooc sab ah jirta. Mid subaxii waa la buneystaa. Canbuulada ugu macaan aas laga helaa sabtaas. Ta dugsiga xitaa waas ka fiican tahey. Buneysiga kabacdi hilib iyo bariid kusu gaaya.

 

Sabta nooca kale subaxii beer, hilib iyo canjeero la,iska dharjihaa. Ka bacdi waxii kusugaaya waas ugtahey.

 

Damiinley soo qaata istakiin kana fakira macamus iyo sarwaal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^lool!

Waxaa iga dhimaneyd inaan ku daro:

8) haddii sabta ey tahay, xaafadaha kaaran & zoonahaas: Cambuulada, macsarada & bunka (toorto) ha ku sirmin, wax yar lee ka taa-taabo, coz waxa ku soo xiga: Bariis, hilib, Canogeel & alaab-alaab kale!, lakin haddana waxa laga yaabaa in Cambuuladaas wax kale la soconine, si fiican uga feker!

 

Dad baa labada marba qaldamay oo: Markii cambuulada la keenay mooday in wax kale dhimaneyn, aasey jilif iska siiyeen, wax yar kadibaa la keelay abkeey bariis & hilib wixii yiillay!, calool aaway hee!, maalin kale ayaa quraan saar la aaday, cambuulaa la keenay, widaaygaa wuxuu yiri: 'aha, yaa la gaadaa' markaasuu 2 mar lee ku qaatay!, maxaa ii dhiibatay! waxa ku soo xigtay: 'culumo alla raalli ahaada reer tabareedaan iska nahay , cambuuladaas iska iimaansada' :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   
Originally posted by Showqi:

[qb] image007.jpg

 

Maaddeey loooool :D , saaxiib adiga in sab laguu bilaabo maba aheenbo. Sideed qodobba hadii aad isku soo daba taxday bas, bas. kooxda adigaa kaptan u ah :D:D:D

 

Anigana qodobadeeyda Sabta waxaa ugu horeeyo:

1)War gacmaha soo dhaqda, afar afar ha la'isugu leexdo,

2)Mooskii iyo basbaaskiina waa kanaa

3)Labaniyadiina (Custer) weey soo socotaaye caloosha boos ha looga baneeyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Maadeey waxaad ka tagtey some important steps during the session:

 

- Always sit at the centre of the saxanka bariiska, never on edges, the centre gives you more flexibility and manouvarements.

 

- Once you finished your section on your side in seconds, make some approaches and advance your hand towards other sections of the saxan, if you are confronted, dharbaaxsho wajiga u gali whoever it is, your hand at this stage is as hot as the bariis.

 

- Never try to change suunka or unloose it during the session, you will lose some important seconds, do it before hand, or as soon as you sit in your position, advice is never have suun with you

 

- never drink water during the session, hadduu bariiska dhuunta kuu istaago, in which case if you are a pro it won't, then bariis lee ka daba gee.

 

 

One last step is:

 

- When the saxan is empty, proceede to other saxans around, it may have some guys strugling to finnish, help them

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this