Sign in to follow this  
Showqi

Bariis iyo Hilib

Recommended Posts

nuune   

^^ Aadaabul Akli soo ka mid ma aheyn, Wa kuluu washrabuu walaa tusrifuu, meeshan wax israaf la dhaho ma jiro, no single bariis will fall down,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Originally posted by Showqi:

image007.jpg

 

Kaptan Maaddeey ayaa weerar culus ku qaaday Bariiskii iyo Hilibkii isaga oo adeegsanaya labadiisa baabacood. Waxaase isla markiiba jilibka u dhigay Nuune iyo kooxdiisii. Iyaga oo difaacaya Mooskii Basbaaskii iyo Maraqii. Waxeeyna kaptan Maaddeey dib ugu celiyeen dhinaca Faraxalka.

 

Maaddeey ayaa ku andacooday in Nuune iyo kooxdiisu aanay tix galin Qodobka Todobaad ee Sabta:

7) adaabul Akli, (Kul bi yameenik, wa kul mimmaa yaleek)

 

Nuune ayaa isaguana sheegay in Maaddeey uu jabiyey Qodobka Todobaad kadib markii uu adeegsaday Labadiisa baabacood.

 

Nuune oo hadalkiisii sii watana waxa uu yidhi:"I am here just to help. I will lent a hand any one who is strugling to finish their Saxan, and that is why aanu u weerarnay Saxamada kale.

 

We will see how Sab ends,,,, Stay Tuned :D:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Maaddeey It looks waxaad sheegtey happened to you. How could you not know Canbuulo is followed by bariid iyo hilib.Saas lagu garanaa ciyaal xaafad inaas aheyn

 

 

 

Nuune iyo Maddeey..Waxaad ilowdeyn besbaas duugis specially when your Geeljire cousin and your uppity cousin from Xoosh Kibrey is sitting next to you :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Fal Faliir iyo fuud abeeso, ninki wiligiis isku fuuqsan asmaa zab yaqaan....

 

Hada kohor aa koo reer beydhabo ah lagaaye zab! zabta cilmigeeda ninkaan phd uu kusoo qaatay laakiin cunto macaan ee aheed...duqa dhexda intuu saxanka ka fadhiistay uu wili dhabarkiisa iyo jilbihiisa cimaamada uu watay ku xirtay..calaashaas macal dugsi camal nooh... duqa soo wax ruugaaye oo uu u cunaaye, mindhiciradiisa mid ka mid ah aa qar xay loool asoo afka u buuxo intuu dhahay " aaaaaaaaaaaaaaaaay, shiidka ey dhabe?"...

 

yaa dhagaxa igu dhuftay kulahaa....

 

 

marka Che, ninkaan nuune la dhahaayo iyo maadeey reero zab waaye taas anaaba iska kasay... ragaan waxee ka mid yihiin ragii saxanka markee kor fadhiistaan duugan jiray jilib oo wili dhaq dhaqaaqa diidi jiray...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Che :D waad i xasuusisey basbaas duugida, thanks, I remember me and my comrades one time we had stray guys who were looking for sab, we didn't know the guys, so we all ended up in the same place(markan oo kale ayaa ugu daran), same saxan, beforehand ayaan kaarta u dagney, saddex wiil ayey ahaayeen, and anagana we were four soo gubatey, so saddexdooda ayaan kala dhax fadhiisaney to make sure we destroy the guy next to each one of us :D

 

mid qabiid aa ku jirey who didn't mind the tactics we were planning, but we let his two guys run away and look for water within seconds, afkey ka ololeen, by the minute they came back, the saxan was empty :D

 

at the end, the qabiid guy became friends of us

 

 

Showqi :D:D adduunyaad isku qastey, qodobka todobaad ee Maadeey waa qodob loo baahanyahay, laakin anigu ma xasuusto markaan sabta ku jiro

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tuujiye Nuune macalin waaye taas la,iskuma haayo lakiin duqa Maaddeey sheekadiisa ma,cada I will take your word for it though.

 

Nuune Qabiidka bac la,wareyga waaye. Labada kale wuu iska soo watay for obvious reasons laakin that's how to make friends iga dheh. Taas iyo bacaadka xaafada udhow.

 

Maaddeey Mowliidka majisdka ma,aadi jirtey :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cawaale   

^Bari baa mid aan ilma adeer nahay nagu soo booqday Xaamr, waxa nalaga casuumay sab, waxaa la keenay bunkii iyo camabuuladi, ninkii aan ilma adeerka ahayn, wuxuu billaabay in in uu canbuuladi sil kal iyo laab leh u cuno, isagoo aad moodid in uu muddo qadsanaa, oday xeerada(saxanka) kula jiray ayaa markuu arkay wiilkan qabar-daar-ka dhahay "Kutaabka waa ajaranyahay" saaxibkaakubtaabkana ma fahmin, waa ajaranyaahyna ma fahmin.

daqiiqado kadib bariis iyo hilib aa le keenay asna waagaa u baryay :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Cajiib, meesha waxaa isugu yimid dadkii sabta khibrada u lahaa ;)

 

Tuujiye , wuxuu jeclaan lahaa in Sabtan saxiibkiis MMA uu kala soo qeeybgalo. Nasiibxumo MMA is no where to be found!

 

Che-Guevara, wuxuu khatar ku ahaan jirey Basbaas duugoowga. Hadhoow markaad dhahdid war biyo i sii Basbaaskii aan ku gubtey, wuxuu ku cabsiin biyaha Faradhaqa (Faraxal) :D

 

Nuune , isaga khabiir weeyn waaye. He never goes to Sab without Strategic Plan (Just like a good poker player) :D

 

Laakiin aniga waxaa aad iga qoslisiiyey. Shakadii ku dhacday Cawaale inna-adeerkiis :D:D:D

 

Thanks for sharing :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Showqi MMA sabatul wiido uu ku maqan yahay aa la dhahay laakiin bariis ma jirin ninkaas. hilib uu jiriyay laakiin hilib noocee hee? aaaaaaaaaa

 

 

waraa CHE haroosi aa keentay adiga see camal..Maadeey ka fuq nooh!

 

CHE adiga wiligaa aroos laba waayeel ma tagtay? hadii aadayna, conto noocee la bixiyey? I'll give you a hint.... cunto kugu tar taraaxeeso waaye....

 

Nuune, waraa bisbaas duugoo waxaa kusameyn jirtay dugsigii libooye kenya nooh maxasuusatid... kabiir been been aa noo aheed...aduunka wax kaa duugis jeclaa ma jirin..xaar mukulaal xitaa bacaadka lugu fadhiisto aa noogu duugi jirtay...

 

 

Shiikh nuune ilaa iyo hada dadka uu quraan saaraa oo wili jiniga ka tumaa..islaamahana mingiska uu ka tumaa..zabta uu cuno asaga wili cilmigeeda mana soo gaarin..wax ka dhuubana abidkee ma arkin...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this