Sign in to follow this  
Ibtisam

Troll, Shah and Sheeko

Recommended Posts

nuune   

lol@aproching 777, you must be living next to the airport, maad chairman ka noqotid Emirates.

 

 

EDIT: Val, haa, waanba la yaabnahay dadkiina dhahayo Friday ayaa Ciid ah, soo aduunya gadoon ma ahan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Ciid mubaarak Val enjoy, anagana barito ayaan xalwada iyo mac macaanka ku bilabaynaa insha-allah

Share this post


Link to post
Share on other sites

mr niikiye - intaad dad qoraalkooda saxaysid - maaddada barr ama barro ee lagu dhiggo qaybta guud ee dhabal-yuu-dhabal-yuu soomaaliya oo xariiq dulsaaran - arday baa jooga, buug iyo qalin haysta - ee sida ugu dhaqso badan isaga soo xaddir.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Nuune...maadaama aadan aduunyadan ka mid aheyn adigu, waa caadi. Awliyadu dadka kale wey ka horeeyaan saan maqlay.

 

Thanks, C&H, I will be celebrating with the rest of you tomorrow I'A.

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Val, lol, ma maantaad ciideen? Ciid manaagsan nontheless. Turkiya eh?

 

Nuune, we do live next to the airport. Daallo iyo African xagaasaan ka arkey before i pick anyone up . LoL

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Originally posted by N.O.R.F:

Val, lol, ma maantaad ciideen? Ciid
m
anaagsan nontheless. Turkiya eh?

Seriously Norf? Maanta carabkaa ku culus...

Share this post


Link to post
Share on other sites

KK, scrooge over there wuxuu ka baqayaa in xaqal ciid la weydiisto. Hence salaanta lagugu soo tuurayo.

 

 

Yes Norf, sort of. Ciid wanaagsan to you and the family as well.

 

Showqi, I'm sure you'll enjoy it immensely I'A. EID Mubarak.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Originally posted by NGONGE:

^^ Gaasho ku sakhraamay.
:D

 

another non-somali in our midst. allow yaa tarxiila.

 

wsalaam to intii nasalaantay and ciid wanaagsan

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

KK, now say salaam.

 

Originally posted by NGONGE:

Talking of arguments, I started an argument with someone for no reason at all the other day.

 

Was sitting in a coffee shop with a group of people when some guy (that I don't know) walked in, looked down at me (for no reason at all) and then looked away, raised his hand lazily towards us and said
"Wa la idin salaamay" then sat down at an adjoining table breathing heavily from his nose and looking like an annoyed child that was forced to eat his greens.

 

The rest answered his greeting with the usual automatic reply but I couldn't help feeling vexed at his haughty attitude. So I said:

 

Me: Yaa na salaamay?

Him (looking surprised): Yaa?

Me: Wa la idin salaamay ayaad tedhi, dee ya na salaamay?

Him: Dee aniga!

Me: Adiga iyo?

Him: Yaa?

Me (taking a deep breath and raising my voice as if talking to a deaf person): Waxan ku edhi, adiga iyo?

Him: Eeen, dee aniga kaliya. Adigu dadka salaanta kama qaadid miya?

Me: Maya waan ka qaada, lakin waa marka ay toos ii salaaman.

Him (getting irritated and talking to the crowd): Arr waxan muxuu ka hadlayaa?

Me: Miyaad cadhooteen?

Him: Eeen..Yaa? Aniga iyo?

Me: Waa soaashaan marki ku waydiiyaay!

Him: War f#**# Off!

Me: Ahahaha..war ninko wuu cadhoodhay. Bes, bes, sorry saaxib. Jin baa igu jira oo dadka igu dira. Na saamax, saaxib. Salaanta na, waan kaa qaadnay.

Him: #@&**#@

 

Of course, I spent the next ten minutes arguing with my companions about this. They were on his side and believed I was a sensitive Arab for taking offence at his attitude and deliberately choosing to irritate him. We parted with the agreement that from now on, nafar nafar ban salaanta ka qaada, kooxaha na salaan kama qaadayo hadaanan wada arag.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this