Sign in to follow this  
Ibtisam

Troll, Shah and Sheeko

Recommended Posts

Hello Juxa

 

imtixaankaaga siduu ahaa ?

 

I'm very interested in intellectual property law ever since I was a witness at a patent infringment case last year.

 

patents, copyright, trademarks.

 

a lawyer freind of mine ayaa igu qalqaalinaya to go to law school because of my technical background.

 

lakin im sick and tired of sitting in a class room ... buug iyo qalan baan haystay for most of my lifetime.

 

 

maybe in a couple of years markaan nasto.

 

what do you think about IP law ?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Originally posted by Juxa:

thanks guys, survived

Good to hear from you, glad u survived, as Somalis say, sidi koob shaah aa loo qurquriyey

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

i know cumrigaada buug iyo qalin wado waa habaar. you have to constantly participate in courses because this is ever changing field

 

IP is interesting but very boring, closely related to commercial law so you need to understand all aspect of it and seek jobs in city firms

 

go for it

 

haatu, maybe adigaa ihabaartay, now i have you to blame

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^dheeree xalwadii bax ka wardoon nooh! hadii aadan wili sameyn loool... ar yaa jini xalwo qabo!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

i have not eaten xalwo for ages, but thanks for reminding me, got a cake in the fridge eey sameysay deleted, yummyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ am getting Xalwo soon from Somalia, it is arriving tmoro, wana some :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

no, who knows how long ee jidka kusoo jirtay, my abti BOB got some from kismaayo

 

again for health and safety reasons i had to decline, besides summer is here yaad baruur saareysan

 

where is fufu, i am joining ciidanka jimicsiga

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ The person who is supposed to come left Somalia this morning, so expecting early in the mornin here,

 

so fresh and fresh :D oodkac is included as well, just can't wait it

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

juxa, aniga jimicsi ayaamahan waan isdeynay I've been struggling with a lower back pain marka hada rooxanteeda jimicsi lamaba maqashin karo ...aduunka dhabarko jug kaa gaarto wax kaxun maleh

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ Ha waalin wiilka,

 

FUFU, sxb waxaad sameesaa bakeeri ku shub galaas caano ah, soo qaado toon la shiidey, ku shub bakeeriga, soo qaado carromaanyo, ka daba gee toonta, soo qaado qamadi, ku dhax rushee bakeeriga, soo qaado qaaddo/malqacad, walaaq illaa ay ka wada adkaadaan wixii bikeeriga ku jirey oo dhan sidii dhagaxa camal ama koolo u noqdaan, soo qaado cirbad iyo dun oo uu hor kacayo maqas, ka soo dhax saar qalabkii ku dhax jirey bakeeriga waxaad soo saartaa meel eber ah sida barkin, adoo maqaska gacanta ku hayo, dunta iyo cirbadana isku hayaan ood gacanta kale ku heyso, ayaad qeeb ka soo jeexeysaa qalabkii aad sameesay, kadib dhinac meel baad dhigi, dhinaca kalena meel baad dhigi, labadaa dhinac markaad meel dhigtid waxaa soo harey adiga, maqaskii iyo cirbadii/duntii is gashaneed, xaalku markuu halkaa marayo ayaad dhaheesaa xaajiyada kaalay i caawi oo tarraq/kabriid horey ha u soo qaadato iyo tusbax, markaas adigoo labada gacmood alaabihii ku wado ayaad darin dhulka taalo isku kala fidin, dhabarka meesha ku xanuuneesana cirka u jeedin si xaajiyada kabriidka iyo tusbaxa ay kugu daarto, xaalku marka uu halkaa marayo labadii dhinac ee qalabkii bikeeriga laga soo saareyna barkinta laga soo dajiyo ayey dhabarka kaa saari, kadib waraaq eber ah ayey bikeeri kale ku ridi dab yarna ku daari si holac uga kaco, bakeerigii, bakeerigii kale ee holaca, qalabkii dhagxoobey, tusbaxii, kabriidkii iyo xaajiyada labadeeda gacmoodba dhabarkaaga ayey urug ka kicinayaan,

 

believe me, waad ka boodi, mar danbena waxan kugu soo noqon maayaan,

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Adiga lee ha sii waalin wiilka...

 

FUFU, sxb anaa kaa naxaayo ee dhagaha fur, indhahana wac ka sii...Waxaa soo qaadataa argalaan madaxaaga le'eg oo biyo qabow ku jiraan...Waxaa isku dartaa xabad Morphine ah iyo xabad Vicodin ah iyo gabal Tylenol 3...Deep breath qaado, halmar labada iyo barka ku daji biyaha qaboow...Daqiiqado gudahood hadeysan kaaga foofin lower/upper/mid back pain haba ila hadlin...Farxada iyo firfircoonida iyo hurdada iyo riyoda aaba kaga sii daran! Everyday should feel like this aa kaa imaaneyso...

 

With Concern,

 

Walaashaa Kool_Kat Cadeey Caana Madaadiso Ciil Kuguma Disho :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Originally posted by Kool_Kat:

With Concern,

 

Walaashaa Kool_Kat Cadeey Caana Madaadiso Ciil Kuguma Disho
:D

LOL faan weynaa :D

 

Juxa: Nuune ayaa inshaarey ee asaga ciilkaaga ku bixi :D

 

FUFU: Dhulka taad ku seexatid, dhabarkana cirka u taagtid, marwada u yeer ha kugu istaagtee.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this