Sign in to follow this  
Ibtisam

Troll, Shah and Sheeko

Recommended Posts

Cawaale   

Haa, ninyahow waxaan ku fikiraayay in aan save-gareysano deeqaha waxbarasho(ee Masar) oo ay nala qeybsadaan ardayda Dalka aan Dariska nahay ee Somaliland ;) waa ogtahay aqoonsigooda culees badan ayaa naga dagaayo. smile.gif

 

JB, Juxa ha igu dirin iyo kooxdeeda Troll-ka maa siyaasad noogu keenteen ey warka billaabee..

Share this post


Link to post
Share on other sites

:D ,, haa ma intaas baad ka fekeraysay ,,,, dhib ma leh wixii juhdi kaa galay waa laguu celinaa nooh ,,

 

 

Don't worry about Juxa ,, she is sleeping now ,

Share this post


Link to post
Share on other sites
N.O.R.F   

Wa alaykuma salaam.

 

Morning all. The weekend approaches and the weather is fantstico.

 

My view right now is of the beach.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wa'alaykum wasalaam yaa ahlal insaan ,,, :D

 

Morning everybody ,,,,,,

 

 

Last day of the week ..... long weekend ,,,,, whohooo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

salaam aleykum and khamiis wanaagsan

 

JB sleeping kulahaa, war aniga qumul leylka kacaa, waayeelka sleep less nooh

 

hi ibti, finished clearing your desk yet? i was away for 2 days and came back to find so many files it resembles madbacada qaranka :mad:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

make sure inaad 2% saarato for your efforts

 

mid qeylo badan baa i agfadhida, sometimes waxay uhadashaa iney joogto suuq dahabki dubai, too darn loud

 

i told her couple of times, keep it down but qaxqaxdeeda corridorka xitaa waa laga maqlayaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

I can't wa xaaran redface.gif

 

Was waiting for delivery, which has now arrived, feel sleepy though,

 

lool @qaxqaxdeeda

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

delivery for the stuff miyaaaaa? ma imaadeen ma imaadeen.

 

yes she also calls clients duhling and laughs as if ey jidka taagantahay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Faheema.   

^I told you Ibti, and it's not xaran if you tell him smile.gif

 

LoL Juxa, I have one like that, actually two but the other is on holiday at the moment.

 

Morning all.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Guest
This topic is now closed to further replies.
Sign in to follow this