Sign in to follow this  
Che -Guevara

Memories from Home!!!

Recommended Posts

Kool_Kat   

I have a picture of when I was dhar jaale with some of my former classmates, I am very tempted inaan kusoo dhajiyo meeshaan...Kaaga daranee afka geeskiisa daqsi aa iga saaran... :mad:

 

Che, naga qalee hee, smiles iyo calool xanuun aa igu diloysaa maanta...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

loool Koolkat kusoo dhaji nooh meesha kale aan baashaalnee calashaan jarjarnooh...

 

kaalay ciyaalka dharjaalaha meesha fadhiyaan, gabdho jalaabib xiran aa ku jiraan..lol abidkee xamar waagaan joogay ma arkin jalaabiib lool kenya iyo Canada ayaa iigu horeysay kawaran.. in my class gabdhaha fasaleeti xitaa looma ogaleen lol intana jalbaab aa lawataan

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Halkii xabo anoo xoogaa yar ahaa aanku soo dhajiyay aaba i cayuumi gaarteen, kan hadaan soo gali korka nabraa iga soo baxaayo aan umaleynaa... icon_razz.gif Faan.com

 

Alaabtaan xijaabka galaaka lala dhexfadhiyo Xamar ma'aha, hadey tahayna waa after dagaalkii...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

^^xaaad kalo aqaane aan camiraad aheen ..laaakin yaraantaadi maku kaseen maogido marka aniga hada aaba laxam shalam ila tahay icon_razz.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Meeshaan mala is yareynooyaa mise waa la is weenesiinooya?

 

lol waraa ani fonfoor aan ahaa waagaas nooh usheeg dadkaan KK... Iskool Banaadir Sare aan bajaq kaste fasaleeti ama Jalaato raqay ka dafi jiray..waxaas ciyaal hodan aa kasaayaan...

 

FuFu KoolKat jiiljiil waaye adna boojaalee aa tahay

 

wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

The photos brought back wonderful memory. i agree with kk girls were not allowed to wear hijab to school prior to the civil war. i remember once one of my classmates was punished and kicked out from class for wearing qamar. chocolate and honey, am assuming u were brought up in qurbaha. dont worry every other Friday evening, we get togather in Dinkytown to refresh our xamar cadey memories, u r more than welcome to join us. By the way, i am new to smonline.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Sawiro from Baraawe, Marka, Muqdisho Kismaayo and other Jubbooyinka villages and towns in early '80s. Those images hadn't been seen on any other Soomaali website.

 

67080818.gCY0c9re.0087.tr.jpg

 

Marka. Masaajidka Awcismaan, one of the early settlers of the town. [Reer Marka have a saying: Marka caddeey, minankii Awcismaan ninkii mooda munaafuq waaye. :D ]

 

67067091.4qsvoZ16.0035.treat.resized.jpg

 

Kismaayo.

 

111500829.PJ2N9gXg.img214_2pb.jpg

 

Xamar. Probably either xaafadda Ansalooti ama Xamarweyne.

 

116103553.otjSO9l8.pb2pb.jpg

 

Muqdisho airport hangar.

 

80859686.CFB6z77Z.jpg

 

Somewhere in Jubbooyinka ama Shabeellaha Hoose.

 

71624677.P2KuO4tq.jpg

 

Somewhere in Jubbooyinka.

 

98035122.iORKFbqR.0107_pb.jpg

 

Baraawe.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this