Sign in to follow this  
Che -Guevara

Memories from Home!!!

Recommended Posts

Waxaas waxaa ka daran hal bidaarle ma arkeysid.. Kuligood afro wada yihiin. Qurbahaan iyo bidaar maxaa kala heysto jaamacyaasha.

 

Biyaha miyaa, deegaanka miyaa, ehel la'aanta ee cidlada la noolyahay miyaa, murugada badan miyaa, dagaalada dhamaadka lahayn miyaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;807270 wrote:
Waxaas waxaa ka daran hal bidaarle ma arkeysid.. Kuligood afro wada yihiin. Qurbahaan iyo bidaar maxaa kala heysto jaamacyaasha.

 

Biyaha miyaa, deegaanka miyaa, ehel la'aanta ee cidlada la noolyahay miyaa, murugada badan miyaa, dagaalada dhamaadka lahayn miyaa.

 

Back home yaabo shaqeysan jirey ? Everyone shaxaad iyo shaqo Iska tabcaan laga shaqeyaa. In abroad is constant stress, from family,school

,work and so on. Back home you sit back and play soccer and enjoy nice bariis .

Here is only summer time we enjoy outside activities .

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waala shaqeyn jiree, shaqo laguma jabi jirin laakiin. Aabayaasheena knew how to live. Subaxdii soo shaqee, duhurkii guriga qado u imoow, kistoo yar seexo, haddana shaqada ku noqo if you want.

 

Dadka badankoodana self-employed ahaayeen, yet they all enjoyed and didn't realize how long they worked. Shaqo iyo social isku jirtay ayee ahayd. Saas ayaa nolol ah. Doolar ayaan bursanaa, qof soo qabtay doolarkana la waaye, ka ahayn jirooyin nafsi keentay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Waxaa shaqo ladhahaa ? Shaqo Maheen waxeey aheed kaliyah guriga ka bax. Besides umad wadankooda jooga

iyo dad meel u dhalan jooga Iska mid mahan.

 

Rent+car insurance +groceries+phone cable = one massive bidaar lol

Good thing I plan to move before I get massive one

Share this post


Link to post
Share on other sites

walaalkis;807289 wrote:
Waxaa shaqo ladhahaa ? Shaqo Maheen waxeey aheed kaliyah guriga ka bax. ne

Umad noocey arki jirtey. People worked and worked hard. Maybe you are confusing with kuwa xafiisyada dowlada fadhiye.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Burjikadaas waa nooc kale. Amee tinaaro yar yar yihiin and not burjikooyin.

 

Burjikooyinka Soomaalida isticmaasho oo ah kuwa cad cad badankooda hal degmo lagu sameyn jiray, still lagu sameeyaana. Degmadaas waa Ceelbuur.

 

Waagaa yareen waxaa ku heesi jirnay ereyadaan:

 

Dhafa dhaadheer

Dhuuni waayee

Dheri dab saaran

Dhaafi maayoo

 

Dadka dhaadheer lagu dacaayadeen jiray by kuwa gaagaaban. Kuwa dhaadheeraana iyagana heestaan bilaabeen:

 

Awgaaboow

Ganfuur xumoow

Geed maashaa kori kartaa (?)

 

058.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this