Sign in to follow this  
5

SOLers on Facebook

Recommended Posts

Kool_Kat   

Originally posted by Je Jey:

lool Kool kat 200 lee marooya mijeedido

5 sano dhan aan is dabaalinaaye intaan kabadan hais dabaalin aan is dhahay

 

 

kOol kat meeshan adiga la'aanta manuureso ayaan aa xaluulatay saan kugu xiisay lee

 

trobo shactiro aatahay

i'm your big fun

Yaree hee yaah, waa igu keekeentee!!! Xataa anaa...Isgarasiyaato...Ha'igu qasbin inaa labadeyda talyaani kuula soo boxo...Waaba iga xishood siin rabtaayee, wah...Kunoqo marti nimadaada... :D

 

Ilaa iyo hada waxaan la rafanooyaa sheekada baatiga...Alla ilaahayoow...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa JB.. kaalay adiga cirfiid maa tahay? maxaa saacad kaste kusoo jeeday? waraa jadka iska tuf ninyahoo waqti danbe ee kuu tahee..bisinka iyo yaasiinkee!!!

 

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by underdog:

LOOOL @ Bidix uleexo

 

saas a shan sano ku amsuneed miyaa?

5 sano waxan la aamusna aan raba inaan soo qufo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Waxaa i xasuusisay too saxiib nahay dhihi jirtay markee war wado 'afkaa i cuncunaayo'...LOOOL...Anaga shan sano waxaa la aamusneed ma xamilikarno guristiisa ee naga daa hee...

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

soo quf aa tiree soo qod soona kaladaadi.

 

zimekuoneesha uzushe leo. jadka oo tuujiye sheegayo aa kuu baxaayo. Shamba kali.

 

Waryaa JB, jadka dadka kamahadlsiiyo?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^Miss Jay jay qandha kula magac foolxumaatay. Haye JB oo marqaasan isku daan daanso..sidii in uu lama daanyo ka shaqeeyo camal uu ku waraa runtii..korkaada darbisaar haka koco! is ilaali excuse uu marqaan jab ku raadinooyaa markaa aragtid asagoo SOL saacadaan wax kusoo qoraayo.. bax baatigaada xeed xeedso oo ganbo aan ku dhahay..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

LooooooooooooL@ Tuujiye waraa ceeyda iga dhaaf nooh iyo hadalkaan laisku qarinaayo

 

asaga aan shukumaan camal uhurgufaa odaygaan marku marqaamo musqusha darmuuska shaaha kujiro la'aadaayo

Share this post


Link to post
Share on other sites

It is not too late here ,,,, have u ever heard HABEEN KAAMA TEGIN ?? ,,, that is a femous story in Berbera ,, :D

 

Now ,,,, i really want to sleep but i'm lost here in SOL ,,, sometimes i don't know if i'm in SOL or in the facebook ,,,, way isku qasmeenba

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this