Sign in to follow this  
5

SOLers on Facebook

Recommended Posts

Tuujiye   

Waraada kaalaya aniga maa hada bilowdeen in aa iska kee jiid jiidiin sidii bacda grocery? shiiidh fooqul shiiidh!!

 

KK Nephy maskiin waaye ka ganbiso nooh!!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

lol@kk, waabsi badanidaa.

 

lol@Je jey, tobobar fiican aa soo qaadatay, and I can only think of one man who would train you in such fashion, Abuu Nuune, abuu enemy#1.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

lol.. tan sujuuda ah bax kaga shushub nooh!! maanta iyada aan iskaga kacsanahay.... sidii kuukaydii ee baangad la istaagan tahay jidadka ka waran

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

Originally posted by Je Jey:

Geedaan marke soconeeso aad umaleesid barambaro biif baaaf lagu buufiyay

LOOOOOL!

war kadaa! madaafiic wa weyne a lalasoo baxay. Markaas aa af sawaaxili lagu daray.

 

Jey,

Na sikia kwenu mumesota mpaka nyinyi hupay attention na installments. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

hahahahha@kuukaydii, wallaahi waan fuuray, because I just pictured lil JJ oo somali and half kenyati oo baangad banaanka la istaagan.

 

 

PS:U doggy dog, adiga maa isku camireee, orod oo marcas meel iskaga soo reeb inta aa meelaha qosol been been lasoo fariisan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^LOOOOOOOOOOOL...Aboor beele...3 mar kuyeh...LOL

 

Layzie, adi markaa Underdog aragtid maxaa la gariirtaa? Naa kadaba har inanka...Hadii kale I'll do a KK exclusive on your and mr ookiyaale, which is a very controversial subject...Kajoog yaah...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by LayZie G.:

lol@kk, waabsi badanidaa.

 

lol@Je jey, tobobar fiican aa soo qaadatay, and I can only think of one man who would train you in such fashion, Abuu Nuune, abuu enemy#1.

Loooooool@LayZie G

ar odaygaas fooxa iyo luubanta shito idhaafi macalin iima ahane

 

Layzie G mar mar aan kaligeey iska qosli jiray sidi qof sheydan bulow kuso dagay .

group kiina caadi ma ahan

 

 

Tuujiye baangad waa laga gudbay misaar iyo eey maroosa sheekada

 

lool@Underdog we pia unaongea swahili

leta kitambulisho wewe ama nitakupaleka pangani police station

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

Originally posted by LayZie G.:

 

 

PS:U doggy dog, adiga maa isku camireee, orod oo marcas meel iskaga soo reeb inta aa meelaha qosol been been lasoo fariisan.

Layzie,

Marcas dartaa aan uga haray. Hadaa ii fasaxee miyaa? maxaa dhacay? xariifaka banaanka moo kusoo dhigay?

 

 

Tuujiye,

adi yaa kuudiray attendance in aa xisaabtid...sijuuda iska celi. shekada meesha ee kebilaawde aan ujeeda, door bilood ee kuusoo alamiinteenaasay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Aaaaaaaaaheeeeeeeeeeeeeey!!! waraa ciyaalkiinaan xaafada!! specialy miss lezy gabar yahee cagaha boorka badan aad u qabtid in maanta dhan banooni bacaad ku ciyaareysay, Facebook iskaga baxa!! hadii kale meesha qarxiska aduunka aa ka dhanaaco mar dhaw!!

 

Aniga mugoo ma kujiri meeshaan mana usoo socdo!!

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

adi yaa kuudiray attendance in aa xisaabtid...sijuuda iska celi. shekada meesha ee kebilaawde aan ujeeda, door bilood ee kuusoo alamiinteenaasay.

looooooooool qoftaan iyo aalamiinto kala fogee see camal adi? geedaan aad u qabtid cajiin bakin sodhada lagu yareeyay meel ma gaareysee!! shuftada baryahaan Kenya dadka dhameysan ee kabaha u qabataa ayaa la dhahay marka sidaas daraadeed baan kistoo caga jugleeska ka qaboojinooyaa nooh!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Ee jaa farahaaga waala haayaa, too late sxb...Ani mugoo waanii sheegay dadaan qarxinaa soon...Dad badan oo afka strawberry iyo cheese isu galinaayay, romanticgeey xaal qaado...

 

Je, LOOOOOOOOOOOOOOOOOL@waji baaf...Ishaa ka tuurtay...

 

Bal maxaa la iska qarxinaa ani ma fahmin? Maxaase ku tooran seeing another member's pic? Some sort of high maalaga helaa toloow? Walee dad jiran aa ka buuxo meeshaan, allaha caafiyo...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

looooooooool@some sort of high maa laga helaa

 

Kool Kat saxibka si loo qarxiyay ma aragtay meesha sawir fake soo saartay

half somali aan ahay kulahaa

celebrity intu meesha so sartay wale Google maskiin caawiye waaye

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this