Sign in to follow this  
5

SOLers on Facebook

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^ Yaree adiga leerta isiiiiiiiiiiiii nooooooh!!! Shiiiiiiiiiiiiiiidh fooqul Shiiiiiiiiiiiiiiiiiiiidh!!! sixitaanka aawadad jooji..qalin birahaan gaduudka iyo goomaha lagaa dhigo waaye yaaqee see camal cadee adiga??

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

Tuujiye iyo Je Jey.....

 

Labadiina waxaa idinka qaldan... shekadiina mafiyoowo:

 

Horta waxaa lahaaya KK oo tiri:

 

Originally posted by Kool_Kat:

LOOOOOOOOOOOOOOOL...Your baranbaro comment reminded me of Tuujiye...Waxaas isaga lagu yaqaanay...LOOOOOOOL

Markaas Faarax Brawn (a.k.a Maxwell) waxaa lagahaaaya:

 

Originally posted by Faarax-Brawn:

Originally posted by Je Jey:

[qb] Kool Kat iska ilaali hee qoftaas Tuujiye aa sabaaxad soo baray aan maqlay yeeysan kusabaaxaden ......

 

 

Haya,You sound like the female version of Tuujie,Bisinka. Kalafooto?,sabaxadeen?(i cant even say it) OK,i will soon revoke your sujuu kitambulisho
smile.gif

Nalka halashido,

 

1) Tuujiye oo April 2003 soo galay SOL, oo Fromta kuqortay "Dariskaaga"

 

2) Jey Je oo May 2003 soo gashay... oo lagahelo "Jirani Yako"

 

 

see wax ujiraan?

 

 

.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^^^^^^^ looooooooooooooooool waraa 5 years aan almost joogaa meeshaan leeeee waa baaray ka waran!! shiiiidh...........

 

UD aniga hoola heega aa bilaawday ee maa joogtid.. ciyaalka xafada in aan kaaba laadar u ahay oo aan waxaan garaado u qaatay waa ogtahay boolo yahee maa joogtid!

 

Abidkee qoftaan maanta aa iigu horeyso.. diaracyada iyo rajasiinada aan qashaa aniga marka ala hee ka ala oo diracaan iyo rajasiinkaan waa igu cusub yahay...awal baati ee xiran jirtay aan u maleynaa.. bajaq baati xiran ani isha geeskeeda xitaa maku xado....

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^^ALLAAAAA WAANDHINTANYEEEEEEY...LOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL...TANA WAA II DHINEED...WALAHI MAANTAA GACAN KUU TAAGAY...

 

KIX KIX KIX, KAAAAX KAAAAAAAX KAAAAAAAAAX KAAAAAAAAAAAX, KOOOOOOOOOOOOOOOOX KOOOOOOOOOOX KOOOOOOOOOOOOOOOX...BAS BAS BAS...

 

That's it Je and Tuujiya waa isku faatexeeyay ani...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

lool@Underdog admin xataa hadi hoosha CID Kanoqo la dhaho meel cad uu nagu kala saara shaqo maisku lihin geedkaan gafuurkisia aad umaleesid MATARAMAX

 

Laakin i was like a guest for the past 5 years

meeshaan maalin walbana waa so gali jiray wax le aqrin jiray duqa

 

 

i was just an observer

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by Kool_Kat:

That's it Je and Tuujiya waa isku faatexeeyay ani...

ar muufadeeda marhore aan maraq kudaartay marka kan Layzie qabowga haka dugaashato

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Marti fiican aa tahay, bal hadaa Toronto imaado iisoo sheeg aanku casumee...Shib lee meelee ku fariisinaa ilaa aa qalashid...Observer kuteh qoftaan...Sheeko...

 

Teeda kale Tuujiye iyo Layzie wax waa iska qaadi waayeen 0-0 ee ku kala tageen...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ is qorbadnidaa? aniga ceesh meel yalo oo bajaq kaste oo dhuuni adigoo kale ah iska fuuq saneeso maad u qabtaa? qaabkaada aad u qabtid mukulaal daaceysa! yaahuu baa lagu yiri ee hana cunin....

 

plus Layzie bajaqdaas too much aalamiinto ee heysaa aniga tabar uma haayi lool...

 

 

Wareer Badanaa!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

LMAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAO@@@@@@@@@@@@@@@bajaq baati xiran ani isha geeskeeda xitaa maku xado....

 

 

WALLAAHI SHACTAROOLOOW IYO NUS WAAYE. JJ, waakaas hee, balaayo aa isku furtay and finally waaba laguu dhameeyey, baati jecelkaaga maxaan dhahaa.

 

Qosol iska daa, aad iyo aad aan u fuuray, indhaheyga way gaduuteen.

 

dirac iyo rajasiino hakugu tagnaato@tuujiska

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

lool Kool kat 200 lee marooya mijeedido

5 sano dhan aan is dabaalinaaye intaan kabadan hais dabaalin aan is dhahay

 

 

kOol kat meeshan adiga la'aanta manuureso ayaan aa xaluulatay saan kugu xiisay lee

 

trobo shactiro aatahay

i'm your big fun

Share this post


Link to post
Share on other sites
underdog   

Jey,

 

Oo intaas oo hadla aah shan sano aa meel lafadhiye aa rabtaa in aa naga dhaadhaciisid miyaa? sheekadaas waa jiis ...masocoto.

 

Marqa muufadaada kujiro amoo yahay Mataramaxaa shegtay.

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by LayZie G.:

LMAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAO@@@@@@@@@@@@@@@bajaq baati xiran ani isha geeskeeda xitaa maku xado....

 

 

WALLAAHI SHACTAROOLOOW IYO NUS WAAYE. JJ, waakaas hee, balaayo aa isku furtay and finally waaba laguu dhameeyey, baati jecelkaaga maxaan dhahaa.

 

Qosol iska daa, aad iyo aad aan u fuuray, indhaheyga way gaduunteen.

 

dirac iyo rajasiino hakugu tagnaato@tuujiska

lool LZY G waa is dhiibay aniga

 

cunugaan shaati jaalaha ah foorjo malagu gaaro

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this