Sign in to follow this  
5

SOLers on Facebook

Recommended Posts

Tuujiye   

^^^ this is a somali website, luqada qaxootiga aad soo baratay looma bahna waadhyee!! bax latag luqadaan digaaga meelo kale oo loogaga baahan yahay.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Tuujiyee:

^^^ this is a somali website, luqada qaxootiga aad soo baratay looma bahna waadhyee!! bax latag luqadaan digaaga meelo kale oo loogaga baahan yahay.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Waa yahay walaalkis. Raali noqo,waa kuu gafay aboo L0L. Next time,I will remember to ask you for permission to speak the language i desire smile.gif

 

I didnt know inaa choice leheen,Sorry Mr Admin,Ileen waa ilaaway,I broke the rule of SOL,I should have only spoken Af Somali :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by Tuujiyee:

^^^ this is a somali website, luqada qaxootiga aad soo baratay looma bahna waadhyee!! bax latag luqadaan digaaga meelo kale oo loogaga baahan yahay.....

 

 

Wareer Badanaa!!!

Af gaaleedka kale oo meesha looga hadlo afsomali muu kula noqday cajaaib

 

ISGAABI duqa ama waa lagu gaabinaa

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^LOOOOOOOOOOL@Isgaabi ama waa lagu gaabinaa...Qof dheeleyso matihid...

 

adiga xaasidun waxasadaa aa tahay.. dadka in aad moment tigooda ka jijibisid aa jeceshahay ka waran! ka wareegso my friend yah!!

Tuujiye, ani dadka beenta iyo quraafaadka wado waa la iga shidaa...Xey saas isugu camiree...

 

Layzie, hayeh masiwirkaaga anaa page keyga soo gashanaayo, wilibo kii adi iyo Tuujiye habeenkii On The Curve ka joogteen...Waaaaaax waaaaaaaax waaaaaaaaaax wax wax wax...Qarxis.com...Hadeebo iibilaabatay...Yaakale toloow, hmmmmmm... :D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Kool kat saxiibey qoftaan dadka dhan eey udhameesay qarxi yaaqe

 

Geedaan marke soconeeso aad umaleesid barambaro biif baaaf lagu buufiyay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOOOOOOOOOOOOL...Your baranbaro comment reminded me of Tuujiye...Waxaas isaga lagu yaqaanay...LOOOOOOOL

 

As for Layzie, sug lee adi...Taan la damacsanahay ma adaab ogtahay...Dhageey fareey hadeesan ka imaan?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Kool_Kat:

LOOOOOOOOOOOOOOOL...Your baranbaro comment reminded me of Tuujiye...Waxaas isaga lagu yaqaanay...LOOOOOOOL

 

As for Layzie, sug lee adi...Taan la damacsanahay ma adaab ogtahay...Dhageey fareey hadeesan ka imaan?

Bul kasii aan ku dhahay, Waanba ku kacsanahay ayamahan mrs baranbaro smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Kool Kat iska ilaali hee qoftaas Tuujiye aa sabaaxad soo baray aan maqlay yeeysan kusabaaxaden

reer madino ineey tahayna waa umaleena

 

Laakin adigana nuune aa kaala footo abu isku bixis ku baray marka jag murtaayo kadul kac

Share this post


Link to post
Share on other sites

Originally posted by Je Jey:

Kool Kat iska ilaali hee qoftaas Tuujiye aa sabaaxad soo baray aan maqlay yeeysan kusabaaxaden

reer madino ineey tahayna waa umaleena

 

Laakin adigana nuune aa kaala footo abu isku bixis ku baray marka jag murtaayo kadul kac

I am beginining to doubt your sujuuness smile.gif

 

Haya,You sound like the female version of Tuujie,Bisinka. Kalafooto?,sabaxadeen?(i cant even say it) OK,i will soon revoke your sujuu kitambulisho smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

lool@farax brawn ano sujui ah aan wax dhex galay kuwo str8 from mudug ah

 

mimi na ongea swahili ya kisanifu

 

Afsomalina bidix iyo midig aan kaaga keena

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Ar tan iyo sujuu kala dheer...Kala dheer, aad u kala dheer...I told you Tuujiye ixsuusisay...Calaa kulixaal, authentic sujuu ma'aha, waa replica sujuu waaye...

 

Je, Layzie faanlee ka tahay, ciyaal maamo number 1 waaye...Sabaaxad walaa kaala footo xabad kama oga...Meeshaan ciyaal Faay Cali wixii soo tababaray aa joogo, juuq ma dhihi karto...lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Nephissa   

KK, hayeee waqtigii aa la gaaray miyaa aa igu qalali jirte? Halahaan dhareer kaa da-ooyo waxa waaye miyaaa 'qaraaar lee?' :D . Kaalay i dil hee, intaasaa kuu dhimaneee..

 

Acuudubilaah, ha la i daayo ma ceeb baaa? icon_razz.gif

 

Cadaan, not you Cadde, you have a VIP pass, unlike these rejects ie; KK and Co. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Kadhaaro inaa friendship request kuusoo diray? Kadhaaro...Sheekadaas ani ha iikeenin yaah...Dhareerka aduu kaa socdaa, KK, KK, KK, KK meelkasto la taaganee...Waxaas ani ha iila imaan waan is ognehee, mise reer SOL aa show usamee is dhohoysaa...Sheekoy ku nacay...

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

farax brawn ..nime ona watoto ambao wazazi wao ni wa turkana lakini wana ongeya kisomali kama waliozaliwa HARGEYSA

 

marka afsomaliga hala barto

 

hadi kale waxa ka dhaceeso adiga iyo ehelkada hala idin kala turjumo

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this