Sign in to follow this  
Chocolate and Honey

How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan

Recommended Posts

BOB   

Argagixiso iyo nus aa tihiin adiga iyo qoftaan Shukulaato & Malab ah...dad waaweyn aa leedihiin waxaas ha cunina iyo waxaan cuna! Waxaa nasoo xasuusiseen waagaan ciyaalka aheen oo nala dhihi jiray nac nac ha cunin, shukulaato ha cunin, jalaato ha cunin...Ok kaalaya hee idinka wax noo kariya aan ku afurno waayehee hadii waxaan cuni leheen aa na dhahdeen qashinka ku shuba! :mad:

 

 

Aniga waxaan rabaa Qubo iyo muufo baraawe iyo Qare for casho Right Now. :cool:

 

 

PS. adiga jooji accusationska...mar walba waxaa i dhahdaa thread aa Hijack ku sameesaa...waxaan ka cabsanaa in dadka markee wax soo post gareeyaan ee soo raaciyaan Notice: BOB Please stay away...adigaana waxaas oo dhan ka masuul ah. :mad:

 

 

Peace, Love & Unity.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

Aniga Lasagna aan adduunka ugu jeclahay ilaahay amarkiis...xaf naa rakin rakin la'aabtaas am sioo shago...qasho am uk hili looh ulaato yiada yaawe...desex iyo bakeheeda iyo cabteeda damoow ee daaqanee
lijib iyo lusuxna aaw gu'u radaa.

:D Xaasidsanidaa? Gaan kaa neew lee daarso ramka, da'iga wuka aak ray 'yas lawaahi' ruguubka yaawe, kichen danswich lee ku'iisaayaan! Aaw niicaf ha'anay na'aga nadh, alxamdulilaah...Da'igaaba xaareytasay am is riti, yacni sheemta aa goojto? LOL Bacda Ramadaan u save ragee li' rugta...

 

Sheemtaan is laagees aa ak costo...Yogurt aay fa'ur ha'aan unuci rako ilaahaa an helee? Lawigeedbo hedh!

 

NNC, gabar idhageyso carb wax ladhoho ani ma'aqaani...It isn't so much as eating it all together as it is having a variety...Qofkii rabo kalaankal iyo malawax, qofkii rabo lasagna iyo insalaato, qofkii rabo lasagna iyo kalaankal, qofkii rabo malawax iyo shaah...Waa igaratay soo ma'aha sxb? War qofkii rabana kuli hal saxan hasaarto ha'isku cuno...Maanta dhan dad gaajeysnaa aa dheheysiin yogurt cuna, wah! Nagadaa yaaqoo...

 

Maanta laba malawax iyo koob shaah waaba dhaafi waayay, may be cuz xaajigii baa wili shaqa iga jira oo la'aantii cuntada iga dagiweyday... :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

KK, I just got fat by reading your menue. Maxaa wax aad ka naxaysid malaha meesha miyaa? Kalaankal iyo Lasagna should never meet under any circumstances ma garatay. Haye hee is jir.

 

Showqi,

 

lOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOL. I know 6 aan la boodnay, mainly because when people refuse to pick a number and throw out ranges of numbers, chances are they go for the highest number. Waxaan ka baqaa guriga inaad iigu imaado hadaan 3da wax ka sii sheego. Bal ilaahay ha kuu barakeeyo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Kalaankal iyo lasagna should never meet maa tiri? Adi amaa labadooda is bartay oo gooskaaga kore iyo kan hoose dhexdooda balan ugu qabatay? Seey usheekeysanaay oo ey u wada fara kacayaaraayaan lee hadaa ogaan leheed! Actually, kalaankal doesn't go with lasagna as well as chicken or steak kutuleeti...Marka since aan maanta labadaas midna sameyn, kalaanka shaqada wuu xamili karaa... :D Healthy eating majirto bisha ramadaan, wixii laga soo gaaro aa afka lagu tuurtaa, wixii kalena hada maba yaalaan...

 

Showqi, gooryaan Canada maku arkin laakiin waan maqlay Soomaali uu caloosha uga jiro, bisinka! Meeqo sambuus aa maanta ridatay tolow?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ hadii aad aragtaan somali garbaha xiito xiito ka ah lugaha iyo dhexdana ever ka ah, laakiin kistoo uus leh, gooryaan aa ku jiro qasab waaye taas... BOOB sharax inta ka maqan eraygaas...

 

 

C&H adiga xaasidka cuntada aa tahay! war iska ilaali isha cuntada.. baasto iyo bariis xitaa midab tikoor aa ku noqotay oo brown lee ka cuntaa, hilib cuqdad aa galisay oo waxaa ku dhahday caafimaad ma qabti alaamusticiin waxaa kuu soo haree abkee mac macaan dhan xitaa shaahi ku jiro..kuligood sidii in ee eedhis qabaan camal baad canbaareysay... war qaxwada xitaa waa kaa soo dacwootay oo waxee dhahday "qoftaan garbhihii lenex luwis leh qaraar bee igu dishay oo sonkortii bee ii diiday"...

Kolee anaga waan kuu soo duceyneenaa in ilaahey kaa ilaalsho ishooda...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

lol@KK. Waxa diyaarisey iyo waxad cuntid islama eka ma istiri.

Intaas waxaa lagu qaate adigo ku tuura grilled salmon with heirloom tomatoes (check Redbook p36 August 2010 edition for recipe info) :D:D

When you consider the wide range of nutrients the human body needs to grow and be healthy, Somali style Ramadan food doesn't make the cut yaaqee(neither do majority of other ethnicities cunto).

Macna malaha laakiin KK, a 2 hour intense workout at the gym will take care of that lasagna and kalaankal with malawax :cool:

 

People, C&H means well and collecting good deeds for her efforts. Keep it up walaal! smile.gif

 

BOB, iyo rijaalkiina kale, biyaha iyo dhaqdhaqaaqa badsada, no couch potato bizniz. :D

The women are doing well so far in here! ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

KK is my kind of people

 

BOB goormee bilowday this reer xamar this and that sheeko? huh

 

apparently skinny people get upset when people comment on their weight. anigu maaban ogeyn they had issues, yacni qof ka xanaaqaya you lost too much weight and you should eat more waligeyba maan arag

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Nothing beats having Afur in a Korean Restaurant, yes, it is Xalaal certified due to iilegal importing of dog meats, but the quality of the food is great, and full of nutrution, full of cayayaan and dixri, but well roasted and prepared, they don't have Naan breads so you can bring your own and fill it with that roasted dixri and well cooked other cayayaans for good flavour mixture.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ markaas sidaada oo kale jini niikis hanugu dhaco dheh hade..lol.. meenees ma haayaan? dixiri shiilan meenees ku daaro nooh kabacdina aqbaartiisa isoo gaarsii...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

Originally posted by NinaNC:

 

People, C&H means well and collecting good deeds for her efforts. Keep it up walaal!

 

I think CH made us all think about our unhealthy habits. i for one never seen inside a gym since high school marka to avoid the need waa inaan health conscious noqdaa

 

i shall limit my weekly cake intake. shukran yaa CL and Nina ( inkastoo nina dagaal ayna siisay)

Share this post


Link to post
Share on other sites
MZanzi   

Originally posted by Tuujiye:

^^ hadii aad aragtaan somali garbaha xiito xiito ka ah lugaha iyo dhexdana ever ka ah, laakiin kistoo uus leh, gooryaan aa ku jiro qasab waaye taas... BOOB sharax inta ka maqan eraygaas...

:D:D:D:D:D

Tuujiye sharax ma ubaahan xerta noocaas ah gooryaanka caanka ah aa kujiro Jaardalaambiyo ;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ Loool@ Jaardalaambiyo looool.. war gooryaankaas xitaa taariikhdiisa in BoB la weydiiyo waaye loool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

KK, Soomaalida uu gooryaanka ku jiro iska ilaali yey kugu daaranin gooryaanka :D

 

Chocolate, 3da hadaad wax ka sheegtid aniga iska dhaaf ee xitaa FuFu aa weerer kugu soo qaadayo. Ma maqlin miyaa inta Sambuuse uu FuFu maalin walba ka tuuro.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this