Sign in to follow this  
Chocolate and Honey

How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan

Recommended Posts

BOB   

Originally posted by Kool_Kat:

Saambuus iyo WHAT? Alxamdulilaah inaa go'aansatay inaad iska joojiso! Najeynaa...
icon_razz.gif

 

AND did we not settle this Xamar issue @BOB? Joojiyaah...

Err...Malawax nooh. redface.gif Reer Xamar xaasidnimada waa lagu yaqaanaa...intaa si tartiib ah oo hoos-hoosey iigu ceeb qarin leheed aa toosh weyn igu shiday...reer Kismaayo weligood saas ma sameeyeen simply because beezaaniyaal waaye sida Tuujiye oo kale dhooroos ma aha. :D

 

 

Juxa aa soo celisay dagaalka...Kismaayo iyo Waamo waxaa ka af soomaali badin doono qoftaan Ibti la dhaho oo af shiinees soo qorto...hadana hal sano gudahooda ee af soomaali nooga badinee ku lahaa...marka ina adeertiin Juxa iga qabta hadii kale dagaalka wuu soconaa illaa Ciida. :mad: Aniga waan dhaarsanahay.

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by NinaNC:

Hadu wax maqlaayo ka dhaadhici waakaas!
:D

 

BOB, I found a
recipe for you, enjoy.

 

142962,xcitefun-p307e4ij.jpg
.

 

MashaAllah reer X are so helpful, Kheyr Allah ha siiyo, aamiin dheh dhaqso.

Maya Maya af lagaadada jooji Xaajiyo Ookiyaale weyn...waxaan aa soo post gareesay is definitely not Hariiso...not our version of Hariiso anyway...teena basal iyo geedaha kale oo meesha saaran shaqo kuma laha...Juxa weydii inee saaxiibteed recipe'ga soo weydiiso.

 

 

Oooh my God...Alaabtaas caadi ma aheyn...mar hadaa cuni laheedeen farahaa is goosan laheydeen. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by chocolate & honey:

Bob, xamar cadeey maxaa kaa galayna? Yes, I was born in Xamar, err... thats all I can say about it. Marka dagaalkaad ku jirtid ka joog nooh.

Ma anaa garan inaa meeshaa ka qaldantahay ee tahay Xamarta aa ku dhalatay...qof Xamar ka imaaday oo fiyoow lama hayo illaa iyo hada...bal midkaan madaxa dheer oo diifka ka socdo ee dhinacaaga taagan fiiri...haa Tuujiye waaye nooh yaa kale? :D

 

 

Reer Xamar iyagaa dagaal igu bilaabay hadana waa arkeesaa kulligiin waa igu goobateen...intaa i jukeeseen aa leedahay dagaalka aa ku jirto jooji...saas cadaalad darro waaye...reer Kismaayo weligood saas ma sameeyeen...Ramadaan waaye ilaahay ka cabso Shukulaato & Malab...garba duubka aa ii qabaneeso iga deey walaaley...Juxa diyadeyda hala iiga qaado hadii tol iyo qaraabo la yahay. :confused:

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

^Adiga Xamar afkaaga ku taagtaag, hadhowna markii Kismaayo iyo Sambuus iyo Malax cunayaasha aa tihiina wax laga sheego waa la'igu goobtay dheh! :mad: icon_razz.gif

 

 

C&H, I thought of you markaan videogaan arkay!!!!!! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Fiiri fiiri fiiri...wakaa hada adigaa caay igu bilaabay ciyoowba sooma arkeesid? :mad:

 

 

:D:D:D @Treadmill...waxaan maqli jiray kibir ma jabo ee ninkiisaa jabo...siduu isu xariifinaayay iyo siduu ku dambeeyay oo hadana jeestadiisuu hore kasii watay! caku nin madoow iyo jeesto. :D

 

 

A&T on Treadmill

 

 

This is what me and Mzansi had planned for A&T. :D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

BOB, thank you xataa majirto eh?

The version I posted is way healthier than the one you're used to (clarified butter version).

 

Anywho, I got my ajar so I aint mad at cha. smile.gif

 

lol@treatmill videos

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Allahu Akbar...kaalay i qasab aniga! indha cadeeskii reer Xamarka lagu yaqaanay aa iila imaatay miyaa? Xaajiyo waxaa soo post gareesay waa Xaliim ee Hariiso ma aha! Sorry. :D

 

 

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

Waraa runta sheeg nooh! this is how you and A$T iskaga ridaa uuska bacdal afur lool

 

Adiga waa kan shaatiga cad and A&T waa kuuska.. Nort waa kan funaanada gaduudan lool

 

 

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Indha cadeys hee!

It is Hareesa (rhymes with Gaarisa icon_razz.gif ) yaa Xalwo Laqe. Koley aniga reer Kismayo kama sugeynin thank you iyo hadalo macaan!

Aaheeey, hadii kale waxaan lahaa! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ nin aduunka cayayaankiisa xitaa sidee u dhadhamaan yaqaano baad rabtaa in aad sirtid lool maskiin yahee...

 

BOB marax yahoo maxaa A&T ugaga badashay lool Ngonge ku badal waayahee kaas aa qamiis xirtee lol..

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Waraa Tuujiye anagaa kawaanleyaasha hilibka, dillaaleey iyo caanooleey mushaarkii qaatay noosoo post gareeneysaa! Kuwaan waxee u egyihiin kuwo joogo aroos Towfiiq ka dhacaayo...bilcaan dhan ma joogto meesha sababtoo ah yaa gasbasaarta laga dafaa! :D

 

 

Xaajiyo Ookiyaale weyn dhageyso...Kismaayo aa intaa caysay aan kaa xishooday laakiin hadaa mar dambe Garissa meesha keento iska ilaali. :mad:

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Kool_Kat   

LOOOOOOOOL @the videos...Wax waalan kuligiin, hanaloo bilaabo lee mey eheed?

 

@Tuujiye's video, dadka dhaadheer dheel wax kaga qaab xun maba arkin waligey...

Share this post


Link to post
Share on other sites

LOL@ The guy dancing around the vedio. I was actually working out right next to a woman who did something similar to that last night. The whole time she was complaining about getting to 260lbs while she was on her cell phone, all laud and shit.And then she kept getting off the treadmill everytime she turned it on. Literally walking off, coming back on, pressing go, walking off to stretch. I was this close to tell her why she is FAT!

 

Bob,

dagaal ma naga dhaxeeynine maxaa isugu keey diree. All I ever heard about Kismaayo was Xalwo macaan, dad wanaagsan iyo the fact that people get carried away with the voodoo practices just a tid bit too much.

* checks if there are xamari people around for protection and grins smugly*

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this