Sign in to follow this  
Chocolate and Honey

How to eat nutritious food and stay fit this Ramadan

Recommended Posts

Juxa   

BOB way maqantahee iska dhaaf xitaa ma garatid haye?

 

first anigu waxan ahay leader never follower so waad ii gaftay, i await your unreserved, reer kismaayood apology.

 

i dont begrudge you for doing the kismaayo-gig i mean qof walba tuuladii baa la yiri meeshan lakin lakin baa ku jirta meeshan, lately 3 gees baad lasoo baxday, i may be tempted in ganbarkaada lagu fariisiyo oo coalisionka la iskugu wada waco.

 

now carry on with your sanbuus. apart from few meeshan awalba wax 20-34-20 ah meysan joogine

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by chocolate & honey:

Bob,

dagaal ma naga dhaxeeynine maxaa isugu keey diree. All I ever heard about Kismaayo was Xalwo macaan, dad wanaagsan iyo the fact that people get carried away with the voodoo practices just a tid bit too much.

* checks if there are xamari people around for protection and grins smugly*

Ciyaalka xaafadiina waxee dhahaan...Luuq Luuq Maroow Laazim Laamigaas Imaahaa...waa is adkeesay oo waa iga xishootay laakiin ugu dambeestii you showed your true colours...reer Xamar seemberi reer Xamar...waxaa i heeso inaa ciil dartiis Voodoo barto maalintaasna waan idinku baashaali lahaa....Tuujiye isaga horta waxaan ka dhigi lahaa orgigii Cali Uraaye, KK waxaan ka dhigi lahaa qooleey aan biibi karin, Nina waxaan ka dhigi lahaa ari carbeed, Juxa waxaan ka dhigi lahaa baafka Xalwada (iyada waa walaashey aan jeclahay oo xumaan uma quuro) Shukulaato iyo Malab adiga waxaan kaa dhigi lahaa obese... :D:D:D

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
BOB   

Originally posted by Juxa:

BOB way maqantahee iska dhaaf xitaa ma garatid haye?

 

first anigu waxan ahay leader never follower so waad ii gaftay, i await your unreserved, reer kismaayood apology.

 

i dont begrudge you for doing the kismaayo-gig i mean qof walba tuuladii baa la yiri meeshan lakin lakin baa ku jirta meeshan, lately 3 gees baad lasoo baxday, i may be tempted in ganbarkaada lagu fariisiyo oo coalisionka la iskugu wada waco.

 

now carry on with your sanbuus. apart from few meeshan awalba wax 20-34-20 ah meysan joogine

Waa la ii sheegay inaa Hariiso cunoow ku maqneed! Leader yaa u tahay? haye xisbigee ku biirtay oo leader kuu doortay...sug aan gamber soo qaate koob shaahna soo shubtee adaaba sheeko ii haayside. :D

 

 

Horta intaan Apology ku siinin adigana Apology aa lagaa rabaa....Kismaayo uma baahno in xoog dadka lagu baro sida tuulooyinka Burco ama Qardho(YES I SAID IT).

 

 

3 gees aa? Adiga saacadihii aa buufiska igu ridi jirtay maa la gaaray? coalision? what coalision are you talking about? teeda kale maxaa ii fariisinee, aan iska taagnaado nooh...aniga istaaga aan jeclehay nooh. smile.gif

 

 

Islington waan jeclahay waana ogtahay sababta aan u jeclahay marka intaas aan kaaga qaleenaa sababtoo ah waxaa tahay Mrs SOL For Life...seedigeey igu salaan 100%. smile.gif

 

 

Peace, Love & Unity.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^ waraa dadka meeshaan joogo 90% ma yaqanaan cali Uraaye so u jilci horta... mida kale ma ogtahay cali uraaye in uu ahaa orgi aan caadi aheyn oo uu xamar xaaraan ku heystay?

 

 

9 month of hard work our is about to go waste.. Someone help me!! I can't do shopping all over again! ayuuuuuuuuuuuuto!..

every Ramadaan this happens! lool I can't help it but them Sambuusa...ar Sanbuusoo xaasidin waxasadaa aa tahay!

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

SHIRWEYNAHA XOOLAHA SOOMAALIYEED

 

Kulan ballaaran oo lagu maamuusayay furitaanka shirweynaha 16-aad ee Xoolaha Soomaaliyeed ayaa dhowaan ka furmay Hotel Calaacal oo ku yaala inta u dhaxeysa Tiyaata-rkii Qaranka iyo Baarlamaankii hore ee maga-alada Muqdisho.

Munaasabadaas oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday Xoolaha dab joogta ah, kuwa la dhaqdo iyo kuwa magaalada isaga nool sida Ari Carbeedka, Digaaga, Bisadaha, Eeyaha, Doolliga, Dafada iyo Boolo boolada, kuwaasoo soo ururiyay xadgudubyada ay u geysteen xo-olaha duur joogta ah ee xooga ku soo galay magaalada horaantii sagaashameeyada.

 

Ugu horeyntii waxaa kulankaasi leysku afga-rtay inuu shir guddoomiyo Md.Diiq Qeyla dhe-ere oo ku guuleystay tartan gacan taag ahaa oo dhex maray isaga iyo Md. Eey Lug-tuurte :D . Md. Diiq Qeyla dheere ayaa munaasabadaasi ka sheegay in shirweynahan oo socon doona ilaa iyo 26-ka Janaayo, taasoo ku beegan san-adguuradii 16-aad ee xoogga lagu qabsaday dab joogta iyo reer magaalka Muqdisho, kuwaasoo ay ka dambeeyeen wax uu ugu yeeray kuwa soo galootiga hubeysan ah.

 

Sidoo kale Md. Doolli Dhega Dheere ayaa halkaa ka akhriyay qoraal loogu talagalay Sax-aafadda oo lagu muujinayay xadgudubyada iyo tirakoobka inta dhibaatada iyo xadguduby-ada ah ee loo geystay dab joogta kaasoo qor-aalka loogu xusay in 378-kiis la ururiyay mud-do sanad gudihiis ah.

 

Afhayeenka shirkaasi Md. Orgi Cali Uraaye oo ka jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen Sux-ufiyiinta ayaa sheegay inay xoog ku heystaan dab joogta soo galootiga ah sida: Libaaxyada jooga Km4, Dhurwaayada Isgoyska Bakaaraha, Dawacada Howlwadaag, Weerka wadada Aadan Cadde iyo Uuleyda Kaaraan ku sugan, isagoo ugu baaqay Hay’adaha u dooda xuquu-qda Xayawaanka inay wax ka qabtaan xadgu-dubyadaasi lagu hayo ayna diyaar u yihiin inay sameeyaan tanaasul si garabka duur joogta iyo dab joogta ay u yeeshaan wadahadal miis-ka korkiisa ah, isagoo u rajeeyay sanadaan sanadeeda inay ku gaaraan horumar ka duw-an midka ay ku heshiin la’yihiin dadka uu Ila-ahey caqliga tiray .

 

:D:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Juxa   

^^^ :D

 

BOB see camel afaaro internal ah aaba gashee?

 

iska dhaaf i knew your kismaayood self was not able to put hands up and say sorry?

 

my only regret is inlagugu daartay infection sol kajira oola dhaho tuulo-faafis

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

:D:D

SHIRWEYNAHA XOOLAHA SOOMAALIYEED

 

Kulan ballaaran oo lagu maamuusayay furitaanka shirweynaha 16-aad ee Xoolaha Soomaaliyeed ayaa dhowaan ka furmay Hotel Calaacal oo ku yaala inta u dhaxeysa Tiyaata-rkii Qaranka iyo Baarlamaankii hore ee maga-alada Muqdisho.

Munaasabadaas oo ay ka soo qeyb galeen xubno ka socday Xoolaha dab joogta ah, kuwa la dhaqdo iyo kuwa magaalada isaga nool sida Ari Carbeedka, Digaaga, Bisadaha, Eeyaha, Doolliga, Dafada iyo Boolo boolada, kuwaasoo soo ururiyay xadgudubyada ay u geysteen xo-olaha duur joogta ah ee xooga ku soo galay magaalada horaantii sagaashameeyada.

 

Ugu horeyntii waxaa kulankaasi leysku afga-rtay inuu shir guddoomiyo Md.Diiq Qeyla dhe-ere oo ku guuleystay tartan gacan taag ahaa oo dhex maray isaga iyo Md. Eey Lug-tuurte . Md. Diiq Qeyla dheere ayaa munaasabadaasi ka sheegay in shirweynahan oo socon doona ilaa iyo 26-ka Janaayo, taasoo ku beegan san-adguuradii 16-aad ee xoogga lagu qabsaday dab joogta iyo reer magaalka Muqdisho, kuwaasoo ay ka dambeeyeen wax uu ugu yeeray kuwa soo galootiga hubeysan ah.

 

Sidoo kale Md. Doolli Dhega Dheere ayaa halkaa ka akhriyay qoraal loogu talagalay Sax-aafadda oo lagu muujinayay xadgudubyada iyo tirakoobka inta dhibaatada iyo xadguduby-ada ah ee loo geystay dab joogta kaasoo qor-aalka loogu xusay in 378-kiis la ururiyay mud-do sanad gudihiis ah.

 

Afhayeenka shirkaasi Md. Orgi Cali Uraaye oo ka jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen Sux-ufiyiinta ayaa sheegay inay xoog ku heystaan dab joogta soo galootiga ah sida: Libaaxyada jooga Km4, Dhurwaayada Isgoyska Bakaaraha, Dawacada Howlwadaag, Weerka wadada Aadan Cadde iyo Uuleyda Kaaraan ku sugan, isagoo ugu baaqay Hay’adaha u dooda xuquu-qda Xayawaanka inay wax ka qabtaan xadgu-dubyadaasi lagu hayo ayna diyaar u yihiin inay sameeyaan tanaasul si garabka duur joogta iyo dab joogta ay u yeeshaan wadahadal miis-ka korkiisa ah, isagoo u rajeeyay sanadaan sanadeeda inay ku gaaraan horumar ka duw-an midka ay ku heshiin la’yihiin dadka uu Ila-ahey caqliga tiray .

 

 

loool classic!!! Nina hada kahor we started a milyaa yacni oo jacburis ah; like this one here. I couldn't find it but it was really funny.. you should start one for us lool..

 

 

wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^^ Sheekada kore waxaa lagu qorey Janaale.com 4 sano ka hor, I stumbled upon it anigoo Cali Uraaye ka raadinaaya my bff oo ku magac dheer Google. smile.gif

 

Teeda kale, jacburis maan ku takhasusiyey? wah aan ku iri!

Cidiyaheyga dhadheer, confusion iyo code writing lee laygu ogyahay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Showqi   

Afhayeenka shirkaasi Md. Orgi Cali Uraaye oo ka jawaabayay su’aalo ay weydiiyeen Sux-ufiyiinta ayaa sheegay inay xoog ku heystaan dab joogta soo galootiga ah sida: Libaaxyada jooga Km4, Dhurwaayada Isgoyska Bakaaraha, Dawacada Howlwadaag, Weerka wadada Aadan Cadde iyo Uuleyda Kaaraan ku sugan, isagoo ugu baaqay Hay’adaha u dooda xuquu-qda Xayawaanka inay wax ka qabtaan xadgu-dubyadaasi lagu hayo ayna diyaar u yihiin inay sameeyaan tanaasul si garabka duur joogta iyo dab joogta ay u yeeshaan wadahadal miis-ka korkiisa ah, isagoo u rajeeyay sanadaan sanadeeda inay ku gaaraan horumar ka duw-an midka ay ku heshiin la’yihiin dadka uu Ila-ahey caqliga tiray .

 

Tuujiye, Sheekadan inkasta oo ay Maalayacni iyo Jacburis u egtahay, hadana waxa ku jirta xigmad iyo Massage culus. Fiiri yaah: Duurjoogtii iyo Dabjoogtii (2daan la isma tuso. marka ay is arkaan way is cunaan) ayaa doonaya in ay muddo sanad gudeheed ah xal iyo tanaasul ka gaadhaan sidii ay nabad ugu wada noolaan lahayeen magaalada Xamar. Halka ay bini'aadamkii Xamar deganaa noqdeen kuwo illaahay caqligii tiray oo aan wax xal ah gaadhi karin ilaa iyo hada.

 

Funny story, I like it,,,, :D Thanks NinaNC

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Showqi, unfortunately Baqti Lagde wiilkiisa muusan maqal political satire wax la dhaho weligiisa. :D

Adiga horeyba waad fahamtey, marka Xamarawi legit aad tahay unlike isku sheegaas. icon_razz.gif;)

 

p.s. you are welcome.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tuujiye   

^^^ I'm sure adiga luuq luuqaas kama aqrin sheekadaan lool maskiin aa tahay.. you need to go back and see what I use write back in 04 ama 03 lol

 

 

Showqi aka Cantiinka lol.. Ina baqti lagde haku qaldamin yaah! lool sheekadaan xigmad badan ayaa ka baxuuda saaxiib oo waa sarbeeb socota oona run ah... laakiin waxee u qoreen hab jacburis..it took lots of time I guess... I'm sure you could write better lakiin lool...

 

 

Wareer Badanaa!!!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

^^ bal waxaad qori jirtey i tus, hadii kale kiyaakaraha naga daa.

 

p.s. wixii aan fahmin waa lay fasiraa. It is nice having a turjubaan at my disposal 24/7. smile.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Hello folks. Can you believe it is the 15th day of Ramadan? I mean half of it is gone! Yaa rab! Lately I want to eat everything and nothing. I get this intense cravings right before Afur time but I can hardly eat when I break my fasting. Also, my energy is dwindling. I cant excercise in fact, I can barely pray Tarawix. HELP!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Ibtisam   

C&H, eat food, and forget all this measuring Vit, fat, protein, iyo wax kale. Forget exercise, tarwiix is exercise, I can hardly move after tarwiix!! Just relax and eat food. (fruits iyo waxas wa iska biyo really,)

 

P.s. Your stomach shrinks basically and gets use to not eating food, and if at break ur fast u don’t eat anything it keeps shrinking and then ur body will enter starvation mode and start eating its own fat, then after that you will be cold all the time and hair will grow on your body as it struggles to protect itself. In the meanwhile you would want to eat less and less and when u do eat you will get full more easily.

 

THAT is the other extreme of eating. OVER eating is no good and under eating is no good.

 

For energy dates is best, have 9 dates with milk for suhur and agains lots of dates when breaking ur fast. Chocolates, engery drinks and cakes or sugar are only short term fix while dates can last.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this