Sign in to follow this  
Archdemos

This brought a tear to my eye

Recommended Posts

Just received an email from an old friend (Gaaroodi), about this.

 

Wiil dhalinyara ah oo xalay ay ciidamada ilalada madaxtooyadu ay toogteen

 

Written by Qarannews

Jul 16, 2010 at 08:12 AM

 

Hargysa,(Qarannews)- Waxa xalay ay ciidamada ilaalada madaxtooyadu ay si kama ah ay rasaas ugu fureen baabuur uu watay marxuun Cumar C/risaaq Cigaal oo todobaadkii hore ka yimid dalka Ingriiska, oo uu deganaa muwaadinkan oo haystay dhalashada dalka Ingriiska ayaa isla xalayba ku dhex geeriyooday baabuurkii uu watay oo saqdii dhexe ee xalay maraayay wadada xaga danbe ka marta madaxtooyada, xagaasi oo uu dilkaasi ka dhacay kadib markii ay ilaaladu ka shakiyeen baabuurkaasi oo xagaasi maraayay, xiligaasi waxa ay wararku sheegayaan in uu wiil kale uu la socday oo isna uu soo gaadhay dhaawac.

 

Xalay ayaa dhamaan ciidamada booliska iyo kuwa nabadgalyada iyo malatarigaba heegan culus la galiyay, taasi oo xalay fiidkii hore la joojinaayay baabuurta isla markaasina la baadhaayay baabuurta badankoooda, taasi oo ay jireen warar digniino ah oo ay helayeen ciidamada boolisku ilaa shalay taasi oo sababtay in ilaa shalay ay ciidamada boolisku heegan culus galaan.

 

Wiilkan geeriyooday xalay oo la yidhaa Cumar Cabdirisaaq Cigaal ayaa asal ahaan ka soo jeeda magaalada Ceerigaabo, isla markaasna ay dhalashadiisu tahay British.

 

Ilaa hada ma jiro wax war ah oo rasmi ah oo ka soo baxay xaga xukumada oo ku saabsan dilkaasi

 

 

ilahi ha u naxariisto walaalkeen Umar Abdirasaq Egal. :(

 

There are no clear road signs telling you you've entered a restricted zone. Its pitch black and the first sign you know things arent kosher is when you come across a giant felled tree trunk blocking your route, with dark dark shadowy figures shouting at you. (You can't tell what they are and i thought they were robbers) As you try to reverse is when the shots are fired. :mad:

 

My heart goes out to the family of this young man.

 

I can't seem to stop the tears, as i know exactly what he went through and how he would've felt in his final moments. :(

 

Just goes to show when its not your time. its not your time.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalina   

Allah u naxariisto, it is sad moment for his family and friends. Samir iyo iimaan Allah ka siiyo. I hope you get passed this sad moment.

 

Amiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Inna lillahi wa inna ilayhi raajicuun. May Allah forgive his sins and grant him Jannah. Aamiin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NinBrown   

inaa lilahi wa inaa ileyhi raajicuun.

 

bro this is so similar to the story you were telling me the other day, evryone has got thier own time....you dont die a second before or after that. samar iyo iimaan

Share this post


Link to post
Share on other sites

This happened because the area was restricted. Not only that but he turned and approached the back door of the Presidential palace. His friends told me the car has dark windows and the music was too laud to hear the police warning.

 

They fired at the air first but he did not hear and continued driving fast .... then they shoot him thinking it is a suicide attack.

 

This is the problem in Hargeisa nowadays ,,, most youth do the same and they are always at risk of being shot.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Originally posted by Jacaylbaro:

Ilaahay ha u naxariisto .......... I was in that area when it happened.

Aamiin Ilaah ha u naxariisto. Waana Ilaah mahadiis haddii aad nabad qabto. Islamarkiiba niyadeyda ayaad ku soo dhacday oo waxaan islahaa tolow JB ma nabad qabaa. SOL kuguma arkin maalintaas, Qurbo-joogna way sheegeen.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this