Cawaale

Nomads
  • Content Count

    1,272
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cawaale

  1. http://www.youtube.com/watch?gl=EG&v=iR2vXXr9l80" frameborder="0" allowfullscreen>
  2. Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa xil ka qaadis ku sameeyay Afhayeenkii Maamulka Gobolka Maxamed C/llaahi Cariig, kadib markii uu ku eedeeyay inuu gudan waayay shaqadiisa. Wareegto ka soo baxday Gudoomiyaha oo uu saxaafada u aqriyay Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir C/kaafi Hilowle Cismaan ayuu ku sheegay in wareegtada xilka looga qaaday markii muddo lix bilood ah uu dayacay howshiisa. C/kaafi Hilowle ayaa sidoo kale sheegay in Mr Cariig uu ku howlanaa faafitan warar been abuur ah oo ka dhan ah Maamulka Gobolka, sidaasna xilka looga qaaday sida uu yiri. Tarsan iyo Cariig oo isku heyb ah, waxaana xil ka qaadistiisa ay salka la galeysa arrimo badan oo labada shaqsi si gaar ah uga dhaxeeyay. Maxamed C/llaahi Cariig oo Afhayeenimada Gobolka loo magacaabay xilligii Gudoomiyaha Gobolka uu ahaa Eng. Nuune ayaa mar uu xalay wareysi siiyay Qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho ku eedeeyay Gudoomiye Tarsan inuu isaga isku dayay inuu qaarijiyo, isla markaana u diidanaa howshiisa. jowhar
  3. She performed at Al Azhar Park, Cairo last week. One man kept repeating "Allah..Allaah yaa salaam" all nigh long. Also she performed in Alexandria. Xaajiyada caadi ma ahan i am telling you. A ferind of mine( who doesn't speak Ksawahili) was talking to her after the show, when she learned he is from Somalia she started talking about Somalia and he was like Asante Sana.Asante sana. It was hilarious.
  4. Waryaa ceeb caleek. What is this Afro hashemite thing? Arday Soomaaliyeed oo deeq waxbarasho wadan ay walaalo yihiin ka helay, magac Soomaaliyeedna ku helay yaad Afro hashemite iyo lala ku samineysaa..War isku yaab
  5. Horta raggaan faraha maxay la taag taagaan? Waxaa ii soo sawrimooyo asoo dhahaayo "Wallee iyo Billee, yaa..Waallee iyo billee in aan.." Maaddeey, kan intee ka soo heshay?
  6. ^and it's not necessarily good thing i am telling you
  7. ^Consider adding shaving to your routine.
  8. Cawaale

    ila qosol

    Waxaa la sheegaa in Janraal Indha-Cadde(Is he real general?) markii uu ku biiray xukuumaddii hore in tababar loo furay, waxyaabaha la barayya ayaa waxaa ka mid ahaa sida uu martida milatari ee sar-sare u soo dhoweyn lahaa, waxaa lagu yiri markuu yimaado qofka martida ah waa in aad ku sharaftaa 10 xabbadood oo is daba joog ah. IndhaCade oo yaaban ayaa ku jawaabay? Ee haduu baalootada(Xabddda) ugu horeyso ku dhintane maxaan sameeyaa?
  9. LOL@ Ar ma dhindhay. Mid reer baadiye ah ayaa waxa uu booqasho ku tagay Xamar, barigaa waxay ahayd maalin Oktoobertii loo dabaal dagayay, kolkii uu reerihii u laabtay ayaa la weydiiyay waxa uu ka la kulmay magaalada..Ninkii oo afka kolba dhinac u dhaqaajinaya ayaa yiri "Mahu meel ba'day waaye, anse waxaa iigu darneyd niman bareekeey(Dayuruad/Diyaarad) korkeeda iska soo tuuraayo ayakoon guud bureed maahee xabad kale aan sidan..Gab, reer xamar waa doqonimadaas. Su'aal? ninka muxuu arkay? Showqi adiga ha ka jawaabin
  10. Source: Warlalis.com. Dabcan Warlalis waad tahay.
  11. Maaddeey, Sali Caleeh yaakheey. Nin dhintay diin iyo diin la'aantiisa oo aad adiga sidaa doontid u aragtid waxba ka baddali mayso xaqiiqda iyo taariikhda dagaalada sokeeye. Taas haddii aan is kala nimaano sxb, sheekadan mid qurux badan ma ahan adna waa dareemi kataa kolley qof wax fahmaayo aad tahay(Markuu rabo). Sheekada dil sxb,. Duco qaado.
  12. How do you say Absurd in Somali? Yesterday's blast was Sharif's work to eliminate the Mr, Gaas.
  13. Salaam Ladies. Reeraha ka warama? NG. Izayak ya Zool? taraak 6awaaly mota25er, shono qesatak ya zool?
  14. Carafaat;811924 wrote: But they are not the same kind of flavour Unionist. For example you have here on SOL. Puntland(tolka) above all unionist: General Duke, Somalia Follows Duriyad to anywhere Unionist, Saalax interest driven sijui Unionist. STOIC, closet Unionist, Ngonge, Norf, Caano geel, Public denying but private admit Unionist: JB, Xaaji Xunjuf, 2 states, 1 country Unionist: LST. Irir Unionist: Carafaat Dhaqancelis Unionist, Alpha first recognition Unionist: Ayoub, Oodweyne, Africaown, Mintid Farayare D block Unionist: Abtigiis Kismayo is part of Azania not Jubbaland Unionist, Zack. Kismayo is mine Unionist, Gabbal. Somali and Jinn Unionist, Nuune Cuqdad against Ethiopia therefor Unionist: Che, Muqdisho unuka leh unionist: Oba hiloowloh Isbaaro Unionist: Abwaan, Somalina. every day another ******** shaati Unionist: Maddeey Ultra Unionist: Xiinfaniin My money, my pocket and my oil unionist: Burnt Money Qardho Unionist: Sayid Somal I hate SL/PL thereforI am Khatumo Unionist: Aaliyah, Liibaan, A_Khadar Khatumo today, yesterday PL, but actually closet Somalilander Unionist: Taleexi SL this week, PL next week unionist: Nassir I am diffrent from other Somali's Unionist: Rudy Diiriye
  15. It's times like this when you realize that "Clan is Everything". Solers being biased and taking sides i.e. Far left or far right. Talk about a waste of bandwidth and time.!
  16. Sheikha Maaddeey, ninkan u sheeg in uu bidcada ka tago.
  17. Happy 10th anniversary Mr, Qardho. Ogoow meesha waxaa jooga rag joogay the anonymous days, iyo maalmihii sister Basra & Brother Nur ay isku ahaayeen sida hadda labada landers isku yihiin. Only Nuune iyo jinkiisa would remember this.
  18. Maaddeey, Shariifka ka soo har. He is just doing his favourite sports. patrolling, Haahey. This time it is different. Subac Layl eh iyo Xadro dhafar ah uma socdo, ciyaal gafuuro duub-duuban uu eryanaayaa. Or so he would like us to believe! Kenya ka waran? Qaraxii Baska Nairobi nasiib ma u yeelatay in aad wax ka gallaafato? Waardiye, islaan shaqaale eh, arday, shufeer, wax uun?> Camaliyad barakeysan baa ku dhaaftay ay ila tahay
  19. We are watching our son dragged by a beast that need to be fought hard and with best possible treatment. Those who are able to afford best care, seek best care for their loved ones and regain deserving health and a bright future. We want our son to survive this illness and to be counted as one of the lucky ones to survive Brain Tumor– and many do survive this beast. Learn more about Adam Yare. http://www.saveadamjama.com/
  20. Who needs Morse code for communication when you have SOL. Sheekh Maaddeey Akhbaar lagu farxo aan kaa sugeynaa iyo in aad shahiidid.
  21. Waxaa dhacday maalin maalmaha ka mid ah in Xaliimo oo ah xaaska Farey inaay soo wacday odaygeeda kuna tiri waxaan doonayaa inaad iska keey furto, taasoo fajaciso ku noqotay Fareey, wuxuu la xiriiray waalidkeed waxayna ku wargeliyeen in arrinta aan waxba laga qaban karin maadaama meesha la joogo ay ka taliso Al-shabaab. Maaddeey;791848 wrote: meeshaas waxaa ka cad inuu furriin dhacay! 'Lacnatullaahi calal kaathibeen'. ^Yaa yaa waad yaa Mu'min. Meesha wax waa ka dhaceen, furiinse ma ahan yaa beeh.
  22. Aduun ajab ajabtiye aadaa jinkaa guursiti, aaw dheh ya kii dilaase!