Cawaale

Nomads
  • Content Count

    1,272
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Cawaale

  1. Maaddeey;703613 wrote: Sh. Xasan Dahir markuu hadalkan sheegayey wuxuu uga dan lahaa inuu ku boorriyo dadka waaweyn, micnaha: 'ka kaca meesha ciyaal yar yar baa difaacyada ku jiree!!' ciyaalna waxay noqon karaan 14 jir, 15, jir, ilaa 20 waa iska ciyaal!. Nimanyahow dad lama beero ...mana baxo sidii geedo ma ogtihiin barbaarteena beec iyo xaraash ma aha Nimanyahow bulshada eega qubuurahana soo booqda(not soo faaga) inta wiil lixaad beelay bukaansocodka tira buuxda Xukun baadi lagu raadsho dhib looga bixi maayo Fatma Dahir Ilaahow dheg wax maqasha, qalbi ku adeeca iyo adin kuu dhaqaaqa. Ilaahow Aamin.
  2. ^Nevermind. JB's comment dragged to me this thread. I didn't know meesha in ay sidan u kulushahay. Hawaan doontay. I am out.
  3. AfricaOwn;701877 wrote: So then Somalia did it as well. You can't be serious Xaaji.
  4. Mooge;701016 wrote: acuudu bilaah. this city is the birth place of macalin Cayroow, the famous alshabaab founder and respected scholar who was assassinated by USA in dhusmareeb. it is tragic. Dad musliim ah aa la gaaleynaayaa, adna waxaad ka walwaleysaa magaca tuulada uu ku dhashay ninkii iishay ee Ceyroow!. Waxa ka sii daran waxa dhacaya oo aad group gooni ah dusha uga tuurtay. Magac(Mooge) iyo Musiibo maalin bay kuu eaacaan illeen.
  5. Sida dadyow badan oo daneeya arimaha Qaaradda Afrika, Dunida Carabta iyo tan Islaamka ah waxaan si aad ah baryahaan ugu xeranahay idaacadaha iyo jaraa'idada wararka ka soo tabinaya wadanka Liibiya. Taa waxaa ii wehliya anigoo aad u damqanaya kumanaan kun oo Soomaaliyeed uu ku nool wadankaas. Dunida inteeda badan way isku raacday in falal ka dhan ah xuquuqda aadanaha ay haatan ka socdaan wadanka Liibiya, markii laga reebo falal cambaareyn, shilal iyo cuna qabateyn dhanka hubka ah wali wax tallaabo aga ma qaadin arinkaas isaga ah. Dhanka kale madaxweynaha wadanka Liibiya Mucamar Al-Qaadafi ayaa isaga u muuqda nin kaligii taliye nimada ay u weheliyaan arimo kale oo dhowr ah, isaga oo aad u jecel naaneesyada iyo is la weynida, kana faa'iideysta fursad kasto uu ku noqon karo hogaamiye nooca walba leh. Mar waa madaxweyne, marna waa hogaamiye kacdoon, mar waa boqor, marna waa imaam. Qadaafi waxyaabaha uu sida aadka ah ugu caan baxay waxaa ka mid ah hadalada uu ka jeediyo golaha lagu shiro ee caalamiga ah iyo waliba kuwa maxalliga ah. Korneel Qadaafi ayaa inta badan ka qosliya dadyowga daawada khudbadahiisa, mararka qaarna kaga ooyiya dad badan. Waa kuwan qeyb ka mid ah hadalo uu Qadaaf ka yiri golooyin kala duwan. Haweenka Qof kasto oo dumar ah oo lab ama dhadig ah waxay xaq u leedahay in ay isu sharaxdo jagaadii ay doonto. Hor'umarka Koronto haddii aysan jiri laheen, xilligaan talefishinka mugdi ayaanu ku daawan lahayn. Facebook Anigu ma ahi Kaligii Taliye xera BookFace, balse waxaan xeri doonaa ciddii gashaa BookFace. Furiinka Sababta ugu weyn ee uu furiinku ku yimaado waxay tahay guurka! Dimoqraadiyadda Kalimadda Dimoqraadiyadda waxay ka soo jeeddaa oo lga soo dhiraan dhiriyay laba erey oo carabi ah oo la isa saaray, waa tan koowaade waa caamada. Tan dambena waa karaasida lagu fariisto. Waxaa loola jeedaa ayuu yiri Qadaafi "Dadkii caamada ahaa oo doonaya in ay hogaanka qabtaan." Waxaan jeclahay in aan qormadaan ku soo gabagabeeyo Oraah Soomaaliyeed oo dhaheysa "Hadal waa la kala odhan og yahay illaahayna waa la kala bariyi og yahay". Waxay ila tahay in Korneelka aan xikmad sidaas ah laga laga koobin oo uusan oraah wacneyn, balse waxaan rajeynayaa in innaga alle bari na laga helo oo aan dadka walaalaheena ah ee Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan wadankaas ilaahay u barino. Sidoo kale dadka reer Liibiya oo 42 sano gumaad iyo caburin ku jiray in ay iyaguna Ilaahay dhibta ka qaado u raaciya. Source: KeydMedia.net
  6. Yeh. Tell me about it. I remember the was a thread about a man who was assassinated in Somaliland-Puntland, some of the folks here celebrated his death for clan reasons. Also a SOL member's awoowe's death was celebrated here by the so called cyber Jihadists in SOL.
  7. Something tells me Waagacusub and dayniile would be having a copyright battle because of the actual leaked conversation from Vila Somalia. My friend i am afraid you will get a response from VS office, and our very friend Juje will be the person who will be contacting you.
  8. I understand what you mean Abaayo. FYI the man who is an American-born member of AS was was[/] the mastermind behind most of the deadly attacks carried out by AS, attacks that took the lives of Somalis, attacks that was set for one or two AMISOM troops but took the lives of innocent people. The same man introduced remote bombing to AS which spawned the death of 21 Somali women volunteers in Maka Al-Mukarama Str. in Mogadishu, and the list goes on.. Marka excuse me if i came across like xaasid, but i am just being thoughtful for my fellow citizen.
  9. Ibti, I am sure you know if a Muslim calls another kafir, and the latter was not such, the charge will indeed turn back upon him. Abu mansuur accused Somali Muslims to be Gaalo. Now i am not claiming to be Sheikh and am not giving fatwa or any kind of statement. Daalim kastaa maalin ayuu leeyahay, inkasto oo aan la hubin kan aan ka hadleyno in uu dhintay waxaan RAJEYNAYAA in ay run tahay!!
  10. @JB, Quruumahaagu malaa waa Oromo, Af-soomaaliba kuma hadlaan ninyhoaw. mid aan ballansaneyn in uu howl ii fuliyo waa kan garm garam le. :cool:
  11. Because shoe theft is increasing in the masjid near my work place where i pray Duhur most fo the time i had to prayed with my shoes infront of me maanta. Wisiisi aan ku dhameysatya salaadda wallaahi. Meeshaan AS la keeno waaye.
  12. Eey dhintay waaye. Yaa kala jecel geeridiisa. Ilaa jahanam wa bi'sal masiir!!
  13. @Juxa, Waa noolahay. Ceesh iyo Fuul aan isku wadaa. @Wyre. Guest posting 2004-ki ka hor yaa la joojisay sxb, samsamaanikada soo saaar, fotashaariyaha siib
  14. Salaamu Calaykum, Subax Wanaagsan Trollers. Ariga ma lagu faayaa?
  15. Inaa lilaah wa ina ilayhi rajicuun - Sheekha Allaah ha u naxariiso, janat al acla ha geeyo. Aammiin.
  16. Xaaji Xunjuf;700343 wrote: wa wajiib in dalka la xoreyo intay Amisom iyo Xabashidu is watta waleh Somali beri hore bey heshin lahayeen hada faro galin shisheeye laga dayo Hadalkaan aad buu u qurux badnaan lahaa, haddii cid kale ka soo yeeri lahaa.
  17. @Abwaan, Kaligiis ma ahan Daahir. every word lord ilmahiisa meel uu ka tuuray. @Polyani, Adiga waan kugu dimbaabaaya ninyahow. @Al-Maskiin, ku soo dhowoow SOL. Wax badan aa ku sugaayo. BTW, One of Dahir's sons in on Youtube. YUP..Waxaan u maleynaaya in aad i gaarsiisaan rag badan in aan qarxiyo(Qaraxa kaad taqaaneen maaha!!)..
  18. Just recently, after the H.Islam crises, one of Dahir's sons who was influenced by some hardcore Fadhi-ku- Jihaade decided to do something and go back to Somalia to join his father's caravan. Before he left to Mogadishu he made a phone call to his farther and this is how it went. Son. Aabo waan imaanayaa, Jihaadka ayaan rabaa. Dahir. Aabo waad yartahay, Jihaadna kuguma waajibin. Son. Aabo Hebel ayaa Shahiiday, Internet-ka yaana ka arkay!, anigaana 2 sano ka weyn Hebel. Dahir. Aabo wax baro, waxbarashada yaa jihaad kuugu filan. Shahaado soo qaado, Shahiid waad noqoneysaaye! Son. Laakin Aa... Dahir. Warkayga maqal. Dami taleefanka. Sheekada kore mid u dhow aa ka dhacday Qaahira oo ay reerka Daahir si nabad galyo leh ugu nool yihiin, Dowladda uu la dagaalayo iyo Wasiirkeedii waxbarasha ee ay qarxiyeen saxiixiisa ku heystaan deeq waxbarasho. Run ahaantii, Haddii aysan ahaan lahayn dareenka familka masaakiinta ah, anshaxa guud ee bulshada iyo ilmaha yar ee mustaqbal doonka ah, Xasan Daahir Aweys waa hore yaaa sharaftiisa dhulka la gili lahaa. Muwaadin Soomaaliyeed.
  19. Xaaji Xunjuf;699619 wrote: The day another flag flies on our soil then that of republic of Somaliland the day we don't control our seashores airspace and all our capitals. Istaghfrollah.
  20. Ina Bravo, Illeen Alle ka jeed un baad ahayde, Ab ka jeed maahayn. Qabiil is everything. Xaaji Dhagonge. Maaddeey, what is with the blue Flag? I double checked below your post to see if the Mods edited your post and replaced the black one with the Blue one. :cool:
  21. Jiiroow Bakaal;699573 wrote: Adoontaan Somalida xasuuqeysa ayey difaaceysa geeridana u diideysaa seddex maalin Somaliland bey weerar ku heysay calaashaan hablo bahalkooda iibsaday SHAME ON YOU mss Caliyaale Who's script are you Toloow? AW Maaddeey, dhulkii ka waran? dhalintii ka waran? idaacadaa na waalay, maxaad la soo kulantay? Ghaniima ma keentay? Jaariyad ma heshay? Xamar weyne Daar-Al-Xarbi bay aheed muddadan dambe e? Intaas waa iga kaftan-dhableyn. Intaas ka dib kan kore iyo kuwa la mid ka ah, ma tababar sida SOL loo isticmaalyo yad kismaayo ku soo siiday, hadde 7oosh 3eyaalak yaa 3am el 7ag.