
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
(Somalilandpress, 25th Dec 2008) Hargeysa, Somaliland. The president of Somaliland Dahir Riyaale Kahin has returned home after a week of travel to Djibouti and Ethiopia where he met with leaders of both countries. President Riyale and his delegation landed at Egal International Airport, Hargeysa at 11:30am local time where they were greeted by vice president Ahmed Yusuf Yasin and other government officials. The president did not speak with the press after his arrival; however he is expected to speak with the press in the next few days where he will speak about his two country trip. However, Somalilandpress has learned that while the president was in Addis Ababa, he expressed worry about the Ethiopian government’s plans to widthdraw its forces from Southern Somalia. Girls welcome the president No official reports emerged following private talks between the two leaders, but informed sources said trade and security relations were discussed at length. The Somaliland leader “expressed deep concern” regarding the planned withdrawal of Ethiopian troops, “especially since not enough African Union peacekeepers are present [in Mogadishu],” the source added. It is the first time the Somaliland administration has directly addressed Ethiopia’s withdrawal plans.
-
looool ,,, wuu isla hadlayaaba ,, Hunguri, are you using the same phone # sxb ?? ,, I've some news for you that will not disturb from the honeymoon ,,
-
It is not bad when you have a different view and present it here ,,, but the problem is when you label it Islam and what to re-write the religion. VERY DISGUSTING INDEED ........
-
HARGEISA, 26 December 2008 (IRIN) - The self-declared republic of Somaliland recorded a sharp drop in landmine-related accidents in 2008 compared with 2007, a mine clearance organisation official has said. Hassan Ahmed Kosar, operations officer for the Halo Trust, the only international mine clearance organisation currently operating in Somaliland, said 15 accidents - down from 45 in 2007 - were recorded in Somaliland in 2008. "Most of the accidents were caused by unexploded ordnance [uXO] and anti-tank mines planted in roads during the confrontation between the SNM [somali National Movement - the liberation organisation in Somaliland between 1981 and 1991] and [former Somali President] Siyad Barre's regime in the late 1980s, as well as during the ****** war between Somalia and Ethiopia in the late 1970s," Kosar told IRIN on 22 December in Somaliland's capital, Hargeisa. Kosar said Somaliland was one of five unrecognised nations to have signed the international landmine ban treaty, adding that the government had destroyed 3,014 anti-personnel mines in its stores in 2003. He said the Halo Trust had destroyed more than 3,614 landmines or UXO, 90,694 small arms, and 37,760 anti-tank mines since 1999. According to the Somaliland Mine Action Centre (SMAC), a government body, over two million mines were planted in Somaliland between 1964 and 1990. Abdirahman Yusuf, a SMAC operations officer, said: "According to the last survey - conducted in collaboration with international mine clearance organisations, particularly the Halo Trust - over 600 roads were mined during the war; there are also 300 minefields scattered throughout the country." International demining efforts Demining operations have been going on in Somaliland since 1991. Rimfire, a UK-based mine clearance organisation, began its first demining project in Somaliland in 1992-1993, clearing over 64,000 landmines and UXO. “We are much bigger than Rimfire in terms of manpower and we also use modern demining equipment," the Halo Trust’s Kosar said. In 2003 the Danish Demining Group (DDG) cleared landmines from 300 roads. Santa Barbara, an international mine clearance organisation, was also active in Somaliland 2000-2002. The Halo Trust is carrying out a new landmine survey due for completion in late 2009. Kosar made a plea for more international funding to speed up mine clearance operations.
-
MADAX DHAQAMEEDKA KASOO JEEDA DEEGAANKA DHAHAR OO KU KALA QAYBSAMAY DIIWAAN-GALINTA Wararka Gobolka Sanaag Ka imanaya ayaa waxay intaa ku dareen in Cutubyo katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ee kuHargeysa(Gabileynews)- Madax dhaqameed kasoo jeeda Degmada Dhahar ee Gobolka Sanaag ayaa sheegey in aaney raali ka aheyn in ay kaqeyb qaataan Howsha Diiwaan-galinta ee Kaadhka Jinsiyada iyo ka codbixinta oo beri lagu wadey in ay ka bilaabanto deegaankaasi kadib markii wada xaajood lala galey dadweynaha deegaankaasi ee taageersan Xukuumada Somaliland.Madax dhaqameedka Degmada Dhahar ee diidan Diiwaan-galinta oo galbta u waramey idaacada BBC da laanteeda afka Soomaaliga ayaa iyagu ku adkeystey in arintaasi raaali ka aheyn Islamrkaana, ay tahey uun wax ku kooban Maamulka Somaliland oo aaney iyagu ogoleyn . Waxaney cadeeyeen in ay taageersan yihiin Maamul Goboleedka Puntland oo ay isir wadaagaan Haseyeeshee,Duqey iyo Madex dhaqameedyo kale oo iyaguna kasoo jeeda isla Deegaankaasi ayaa iyagu siweyn u muujiyey in ay Taageersan yihiin Howsha Diiwaan-galinta ee ka bilaabantey Gobolka Sanaag Maalintii shaley ,kuwaas oo sida ay Wararka ka imanaya Gobolka Sanaag Sheegayaan in ay ilaa xaley iyo maantaba Shir doceedyo dhinaca beelaha Warsangali ee (Dubeys iyo Cumar)ah ku galeen Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag . Shirarkaas oo sida ay Wararku sheegayaan ay Madax dhaqameedka iyo Duqeyda Beesha Warsangali ee taageersan Somaliland ay ku doonayaan in howl wadeenada howsha Diiwaangalintu si dhaqso ah uga howl galaan Deegaankaasi ayaa shirkii ugu danbeeyey sida ay Gabileynews u xaqiijiyeen ilo xogogaal ah oo ku sugan Magaalada Ceerigaabo la sheegey galabta lagaley Xubnaha Komishanka Doorashooyinka ee halkaa kusugan kuwaas oo ku war galinayey in ay ka go,an tahey in Diiwaan-galintu ka qabsoonto Sanaag Beri oo dhan .Dhinaca kale waxa ay wararka Gobolka Sanaag Ka imanayaa intaa ku dareen in Cutubyo katirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ee ku sugnaa deegaanadaasi hore u ruqaansadeen iyagoo Amaankana aad u adkeeyey heegan adagana la galiyey .Sikastaba ha ahaatee Waxey Dadweynaha reer Somaliland wali isweydiinayaan halka uu ku sugan yahey Wasiirkii Ciyaraaha iyo Isboortigu Maxamuud Siciid oo kasoo jeeda Sanaag beri haseyeeshee wali aan laga dareemin Miisaanka Siyaasadeed ee uu ku leeyahey deegaanka uu kasoo jeedo iyadoo horena isaga daraadii mudo imika sanad laga joogo xilka looga eryey Wasiirkii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga Md Aadan Mire Waqaf ,oo xiligan ka tirasan Xisbiga Ucid laakiin ay isku khilaafeen arin ku wajahan amaro howlgalda Ciidanka ah oo kadhacey Deegaankaasi Degmada Dhahar ee Wasiirku kasoo jeedo,waxaney warar kale arintaa ku xidhiidhsani sheegayaan in ay Howshan Diiwaan-galinta ee Xiligana xurguf adagi ku kala dhex jirto labada Wasiir ee kala ah Cali Qoorseef iyo Maxamuud Siciid,oo dadka reer isweydiinayaan Ninka uu deyrtan Madexweyne Rayaale wax ka rumeysanayo.
-
AU ministers endorse sanctions against Somali leaders
Jacaylbaro replied to Juje's topic in Politics
It is becoming just like the "Terrorist" label ,,, they can stamp on anyone they don't like. You will see Nur cade enjoying in the category soon ,, -
That is why it is called Wala la yidhi ......
-
Cabdillahi Yussuf oo Qaab Xeeladaysan Maalinta Sabtida ugu Beegay Is-Casilaadiisa iyo Maraykanka oo ku Baaqay in La Badbaadiyo Maleeshiyad Cabdillahi ee ku Sugan Moqdisho. Markii lagu qasbay Oday Cabdillahi in uu xilka wareejiyo ayuu dib u dhigay wakhtiga uu ku dhawaaqayo Is-casilidiisa si uu Muqdisho uga daad-gureeyo Maleeshiyaadkiisii dhagar-qabayaasha ahaa, Adeegayaashiisii kala Cabdi Qaybdid, Gacma-Dheere iyo Maxmed Dheere ayuu u xilsaaray in ay soo daabulaan Maleeshiyaad-kiisa Firka-naxsan ka hor inta aanu ku dhawaaqin is-casilaadiisa. Maleeshiyaad-ka ********* oo intooda badani ay qaab dhuumaalaysiya kaga baxeen Muqdisho ayaa la filayaa inta hadhayna in la mariyo oo laga dhoofiyo dhinaca Badda, inkasta oo ciidamada Ethiopia ay hore u horjoogsadeen hub iyo Meleeshiyaad laga rarayay dekedda Muqdisho. Warar aan la xaqiijin laakiin Isa-sootaraaya ayaa sheegaya in Cabdillahi uu amar ku bixiyay in hubka waaweyn ee aanu kala bixi karayn Muqdisho uu Qaab qarsoodi ah oo farsamaysan loogu wareejiyo Kooxda Argagixisada ah ee Al-Shabaab si Somalia, siiba Muqdisho aanu marnaba dagaal uga dhamaan. Warar lagu kalsoonyahay oo laga soo Tebiyey Muqdisho ayaa iyana sheegaya in Nuur-Cadde, Cabdi-Qeybdiid iyo Sheekh Shariif ay Ballanqaadeen in ay Badbaadinayaan Maleeshiyaadka Cabdillahi Yussuf ee weli ku sugan Muqdisho Kadib markii Safiirka Maraykanka ee Magaalada Nairobi uu Khadka Telephon-ka kula soo xidhiidhay Saddexdaa Masuul, isaga oo ka codsaday in Maleeshiyaad-ka Odayga la badbadiyo, Marka Xilka uu ka dego Maalinta Sabtida ah. Maxamed Warsame Darwiish oo ahaa Taliye Xasuuq ba'an ka gaystay Muqdisho, isla markaana ay Isku hayb yihiin Cabdillahi Yussuf ayaa Firxad isna ku soo gaadhay Magaalada Nairobi. Dhanka kale Odayaasha Dhaqanka ee Magaalada Muqdisho ayaa wada Dadaal aan kala Go' lahayn oo ay ku doonayaan in Muqdisho aanu Dagaal ka dhicin kadib marka Ciidamada Ethiopia iyo Maleeshiyad ********* ka huleelaan Magaalada, Waxayna Odayaashu Shirar Is-daba jooga aan la leeyihiin qaar ka mid ah Horjoogayaasha Muqaawamada. [ December 31, 2008, 12:30 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
-
Waxaa maanta kusoo dhacay magaalada baydhabo Diyaarad nooca wax basaasa ee Computer-ka laga hago iyadoo kusoo dhacday xagga danbe ee garoonka diyaaradaha ee magaalada baydhabo oo ay u dhaw yihiin ciidamada Dalka Ethiopia. Diyaaradan ayaan wax khhasaare ah ugaysan burburkeedii aagaasi waxaana ay ku dhacday meel banaana halkaas oo ay kusoo xoomeen dad aad ufara badan oo ah shacabka magaalad baydhabo iyagoo daawanayay diyaarada nooca wax basaasa ee halkaasi kusoo dhacay. 48-kii saac ee lasoo dhaafay ayaa waxaa lagu soo waramayaa in diyaaradani ay ku dul wareegaysay hawada sare ee magaalada Baydhabo lama oga ujeedada dhabta ah ee ka danbaysay inkastoo loo xidhiidhinayo inay lahaayeen Dalka maraykanka oo xog dheeri ah ka doonayo halkaasi. Shacabka magaalada Baydhabo ayaa waxa ay ku tilmaameen marka ay warbixin ka dhiibayeen Diyaaradani inay lahayd camera aad ufara badan oo ku xidhan kuwaas oo ahaa kuwa wax duuba iyo kuwa wax sawira taas oo loo malaynayo inay wax ku duubanayeen. Hadaba diyaaradani ayaan ahayn tii ugu horaysay ee wax basaasa ee kusoo dhacda Dalka Somalia waxaana horay ugu soo dhacay magaalada Marka diyaarad nooca wax basaasa ah taas oo aan la ogayn cida lahayd inakstoo lala xidhiidhinayo inay lahaayeen dawlada Maraykanka oo inta badan diyarado usoo dirta.
-
Jecliyaa sideey Allpuntland dadka isku buuqay u seexiso! Yaab
Jacaylbaro replied to Abwaan's topic in Politics
Been ha sheegin, hadaad sheegaysana wax run u eg sheeg baa la yidhi .... -
(Somalilandpress)-During the last seven years, Somaliland conducted successful democratic elections to elect municipal councils, members of parliament and a president. There were no voter registrations during those elections. An indelible ink on the index finger was used as deterrence against voter fraud. Still, independent election monitors certified that those elections were, by and large, free and fair. But the standard to hold democratic elections is to have all voters registered so that each person can cast only one vote. As Somaliland faced a new cycle of elections, the government aspired, and made it known to the international community, to enhance the country’s democratic process to the universal standard whereby all voters are registered. The international community responded with a very generous grant of $14 million to register all voting age people. The donors selected a contractor to deliver voter registration equipment to the country and trained local staff on the equipment and how to conduct the process. During the last two months voter registration has been taking place in the country. The number of people registered in Sahel and Awdal- the first two regions where the registration took place- was close to the number of people who had voted in the preceding elections. For the next regions in the process, Hargeisa saw the number of people who registered to be twice the number of people who went to the polls in prior election and for Burao the number tripled, to about 330,000 according to press accounts. The donors have provided a large amount of money for the project, indicating the high level of interest and support the international community has for democracy in Somaliland. The software that is being used to register people is designed to match each genuine finger print with a unique name. A report can be generated for all deviations from this such as the existence of multiple names for a single finger print or names without corresponding, distinct finger prints. It seems that there will be a tolerable deviation rate. If for example there is 0.5% deviation, I think that will be tolerated because it is not possible to expect that 100% of all names will have distinct finger prints. But if we have high deviation rate, than it will be a mess to remedy the situation. Shall we throw away all those deviations? Will it be better to redo in regions where large deviation were found to have occurred? The fact is after voters in the remaining two regions are registered then the experts, and the donors, will query the system to learn about the process in each and every region. The purpose of the voter registration effort is to have one person one vote. If, however, it happens that there are large irregularities in the registration process, it will adversely affect Somaliland in two ways: (1) the international community will think twice before granting any more aid to Somaliland (2) it will cause instability internally because regions that conducted themselves responsibly will not accept the outcome of a rigged registration process. The Election Commission, the three political parties and the government must ensure that the voter registration is done right. We simply can not afford a registration effort that is not nearly 100% accurate. We should not rush to a presidential election unless every thing is certified to be transparent and accurate. By Adan H Iman, Los Angeles
-
Hargeysa(Qarannews)-Mr. Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ah Siyaasiyiinta Waaweyn ee u Dhashay Gobolka Sool ayaa markii u horeysay faahfaahin ka bixiyay habsami u socodka Diiwaangelinta wadanka ka socota gaar ahaan gobolka Sool oo ay dhawaan ka qabsoomi doonto. Waxaana uu ugu baaqay dadka ku nool Gobollada Bariga Somaliland ee aanay diiwaangelintu ka dhicin inay u diyaar garoobaan sidii ay u qaabili lahaayeen hawlwadeenada u tegi doona, isla markaana muujiyaan Yuhuunta ay u qabaan Diiwaan gelin ka dhacda Gobolladooda. . Axmed Cabdi Xaabsade waxa kale oo uu ammaan u soo jeediyay Xukuumada Somaliland, Komishanka Doorashooyinka, Xisbiyada Qaranka iyo Shacbiga Somaliland, kuwaas oo uu ku tilmaamay inay meel uga soo wada jeesteen sidii ay u dhaqaajin lahaayeen Dimuqraadiyada dalka ka hanaqaaday iyo xaqiijinta tirakoobka rasmiga ah ee shacbiga Somaliland. Mr. Xaabsade oo maanta u waramay qaar ka mid warbaahinta Maxaliga ah waxa uu si gaar ah ugu ammaanay Madaxweyne Rayaale Mowqifka cad ee uu iska taagay dhamaystirka Diiwangelinta, iyo sida kartida iyo xilkasnimada leh ee uu ugu guntaday fidinta Diiwaangelinta ee gobolada Bariga Somaliland, kuwaas oo uu tilmaamay inay ka cago jiideen Hay'adaha Deeqbixiyayaasha Caalamiga ah. Isagoo arrimahasi ka hadlayana waxa uu yidhi: "Waxa Beryahan la hor taagnaa in Sool iyo Sanaag ka fusho diiwaangelintu, oo hay'adaha Caalamiga ahi is hor tageen inay halkaa (Bariga Somaliland) Diiwaangelintu ka Qabsoonto, Hase yeeshee waxaan ku hambalyaynayaa Madaxweynaha JSL Md, Daahir Rayaale Mowqifka uu qaatay ee ah inay lagama maarmaan tahay in Sool iyo Sanaag ay ka dhacaan Diiwaangelintu, oo uu isagu (Madaxweyne Rayaale) kharashkii ku bixi lahaa dusha u ritay. Dadka reer Sool iyo Sanaag waxaan aad iyo aad ugu dhiiri gelinayaa inay u diyaar garoobaan diiwaangelinta ku soo food leh, kuna daydaan sidii ay gobolada kale yeeleen oo ay muujiyaan yuhuunta ay u qabaan diiwaangelinta, isla markaana Amniga iyo nabadgelyada ilaaliyaan. Taasoo Cadaynaysa gobolnimadooda iyo Jiritaankooda Qaranimaba." Axmed Cabdi Xaabsade oo ah ruug cadaa si weyn looga yaqaan gobollada Bariga Somaliland, iyo guud ahaan Somaliyaba ayaa dhawaaqan ka soo yeedhay la filayaa sida uu ula dhacsan yahay diiwaangelinta inay rajo gelinayso dadka ku dhaqan goboladaas.
-
Someone should take the lead and create a site for his lyrics ...... for me, he is not that different from 50 cent and co ... i mean i can hardly understand what he says but the music is really great.
-
I don't think it is an alternative message ,,,,
-
waa tii 0.5 .... yacnii not even one ,,,
-
Dirty-minded waaxid ,,, Waxaas anigu uma jeedo lakin i can see qofka aad award ka siinayso waa isu dhowdihiin xagga magaca ,,, loooooooooooool
-
Waa la diraa nooh ,,,,
-
loooooooooool@real gedo ,,, magacaas waan ku qoslaa markaan arkaba ,,
-
Waar maxaad la ooyaysaa sxb .....
-