
Jacaylbaro
Nomads-
Content Count
44,142 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
1
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Jacaylbaro
-
Sanaag Nearly finished Las Anod Gears up to make history
Jacaylbaro replied to Qudhac's topic in Politics
I'm just thinking of blocking this redsea from my facebook ,,,,,,,,,,,,,,,, he is really annoying. -
,,,, will stretch all the way to Bosaso niyow ,,,,
-
Dear Editor, whoever brainwashed Xidigo should be brought to the justice and charged of an illegal brainwashing that results a killing with a knife in front of at least 2000 people and live on the TV. Xidigo is a good person but as i said earlier we need some donors to sponsor her trip and the black waters company for her own security since she is so scared of the whole place. The purpose of the trip is just for her to see the reality on the ground away from the waxa la yidhi aka gambada habraha talks that is going on in her neighbors. Thanks
-
loooooooooool@your somali is naag ,,,,,, Mayee your somali is nin ,,,, hehehe KK, I just want the definition of the term, odayga.
-
Ka daroo dibi dhal ,,,,,,,,,
-
It is here to stay ladies and gentlemen ,,,,, you shouldn't worry about that at all.
-
Sheikh Shariif names Goobaanle as the head of his militia
Jacaylbaro replied to Emperor's topic in Politics
waxa la yidhi.com -
I'm looking forward to the registration ,,,, could be very interesting.
-
President Abdullahi Yusuf Ahmed is the man of the year 2008
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Yes i know ,,,,, -
It is time to talk about the new year's resolution as part of your life planning process. It is not a bad idea to evaluate your performance and progress of the past year and plan for the coming year. A good friend of mine was suggesting that when we are talking about resolution we overlook the basic good things we have like health and so on but i don't think that is the case. Some things are not meant for planning and being healthy is a good thing yet you cannot include into your planning for the fact that it is not in your hand, you simply need to thank Allah for such things. Now, what is your personal overview of the last year and the planning for this new year ??
-
Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by J.a.c.a.y.l.b.a.r.o: Tips for Men: - Whenever such question is asked don't say a word, just close the door, grab her to bed and do the right thing once, twice and trice then see if she asks the same question again for a year or two .... While that isn't a bad idea, odayga twice or trice sheekada mawadikaraa waaye hee? What is the difinition of the ODAYGA ??
-
Hargeysa(Qarannews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Daahir Rayaalle Kaahin ayaa Caawa Dhambaal hambalyo ah u diray guud ahaan ummada caalamka ku nool, gaar ahaana shacbiga Somaliland dhalshada sanadka cusub ee miilaadiga awgeed. Madaxweyne Rayaale oo Caawa dadweynaha kala hadlayay Telefishanka Qaranka waxa uu Illaahay uga rajeeyay ummada Caalamka iyo shacbiga Somaliland inuu sanadkan sanadkiisa ku gaadhsiiyo bashbash, Barwaaqo, Nabad iyo Horumar. Sidoo kale waxa uu shacbiga Somaliland Madaxweynuhu ugu hambalyeeyey qaabkii geesinimada lahaa ee ay uga qayb qaateen Hawshii Diiwaangelinta Codbixiyayaasha doorashooyinka Somaliland oo ka qabsoontay Shan gobol oo ka mid ah lixda gobo lee Wadanka, iyadoo haatana ay gobolkii ugu danbeeyay qabanqaabadiisu socoto.
-
Sanaag Nearly finished Las Anod Gears up to make history
Jacaylbaro replied to Qudhac's topic in Politics
Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka oo soo gaadhay Laascaanood shirna la qaatay xisbiga Kulmiye Waxaa soo gaadhay magaalada Laascaanood wafdi balaadhan oo uu hogaaminayo Gudoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Somaliland Baashe Maxamed Cadde iyadoo si wayna looga soo dahweeyay imaashiyiiha magaalada Laascaanood. Gudoomiyaha aaya waxa uu shirar kala gedisan la qaatay kadib markii uu soo gaadhay magaalada Laascaanood xisbiga Kulmiye ee Gobolka Sool shirar kaas oo ahaa kuwo looga tashanayo sare u qaadida sidii diiwaan gelinta foodda kusoo haysay magaalada Laascaanood looga qayb qaadan lahaa. Xafiiska guud ee xisbiga Kulmiye ee magaalada Laascaanood ayaa waxaa maanta la isugu yimi shir balaadhan oo ay soo qaban qaabiyeen xisbiga Kulmiye kaas oo uu ka qayb galay Gdoomiyaha kuxigeenka Baarlamaanka Baashe Maxamed Cadde. Shirkan ayaa waxaa halkaasi hadalo kasoo jeediyay warbixina kasiiyay Godoomiye kuxigeenka Baarlamaanka isagoo sheegay inay jirto in ay foodda kusoo hayso magaalada Laascaanood diiwaangelintii ayna si wayn ugu diyaar gaoobaan xisbiga Gobolka Sool ee Kulmiye siday uga qayb qaadan lahaayeen. Hadaba xisbiga Kulmiye ee Gobolka Sool ayaa waxa uu ku jiraa ololihii ugu sareeyay ee ugu diyaar garoobayo diiwaan gelinta foodda kusoo haysay Gobolka Sool maalmaha soo socda iyagoo shirar kala gedisana ku qabtat gudaha magaalada Laascaanood kuwaas oo ay kula shirayaan shacabka magaalada. -
I'm glad he got what he deserved ..... who is next ??
-
Sanaag Nearly finished Las Anod Gears up to make history
Jacaylbaro replied to Qudhac's topic in Politics
Yep,,, time for Sool has come close .... -
I'll have to ask her first ,,,,,,,,,,,,,, maxaaban u sugi intay iyadu i waydiinayso ,,,,
-
Baidoa: Insecurity and fear stalks the city...
Jacaylbaro replied to General Duke's topic in Politics
Come on sxb ,,, it is the same city hada ... -
Max’ed Dheere oo hub ka dhigis lagu sameeyay maanta Ciidamo Ethiopian ah ayaa maanta hub ka dhigis ku sameeyay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Dheere. Sida ay idaacada shabelle u xaqiijiyeen madax ka tirsan dowlada kmg Soomaaliya ciidamo Ethiopian ah ayaa waxaa ay barqadii maanta tageen guriga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Max’ed Cumar Xabeeb (Max’ed Dheere) kaasi oo ku yaala agaagaarka Isgoosyska Jubba ee magaalada Muqdisho. Ciidamada Ethiopia oo watay gadidka dagaalka ee Cabdi Bilayaasha iyo 2-ka mid ah gaadiidka Cul culus ee Taankiyada ayaa waxaa ay gudaha u galeen guriga Max’ed Dheere halkaasi oo ay ka qaateen hub uu lahaa Max’ed Dheere kaasi oo qeyb ka ahaa amar ay horay u siiyeen oo ahaa In uu hubkiisa ku wareejiyo dowlada kmg Soomaaliya. Ka hor inta aysan ciidamada Ethiopian-ka tagin guriga Max’ed Dheere ayaa waxaa uu ahaa mid ka tagay gurigiisa kaasi oo aan la ogeyn meel uu abaaray waxana isku day aanu ku dooneeynay in aan kula xiriirno ay taleefanadiisa ahayeen kuwa hawada ka maqan. Hada waxaa ugriga Max’ed Dheere ku sugan ciidamada Ethiopia oo baaritaano kala duwan ku sameeyay inta ay ku sugnaayeen gurigaasi. Arintani maanta ciidamada Ethiopia ay ku sameeyeen guriga Max’ed Dheere ayaa waxaa uu ka danbeeyay muran soo jiitamayay oo u dhexeeyay isaga iyo ciidamada Ethiopia,waxnaa ay arintani soo bilaabay kadib markii Max’ed Dheere uu isku dayay in uu xilalka ka qaado qaar ka mid ah gudoomiyayaasha degmooyinka oo xiriir dhow la lahaa ciidamada Ethiopia. Waxaa la xasuustaa in qodobadii ay isku mari waayeen madaxweynihii iscasilay ee Cabdullaahi Yuusuf iyo Ra’iisul wasaare Nuur Cadde ay ahaayeen xil ka qaadista Max'ed Dheere. Hub ka dhigista Max’ed Dheere Maanta lagu sameeyay ayaa waxaa uu imanayaa xili maalin un laga joogo iscasilaadii ninka ay sida weyn isugu dhawaayeen ee Cabdullaahi Yuusuf oo uu la kulmay ka hor inta uusan ka dhoofin magaalada Baydhabo.
-
Dear Editor, Can we secure some funds for Xidigo to go visit Borama in January 2009. This would do a lot for her, her family and the commuity as a whole. Thanks
-
@Ngonge ,,, I didn't know you were that dumb to argue with a woman niyow ,,,, Tips for Men: - Whenever such question is asked don't say a word, just close the door, grab her to bed and do the right thing once, twice and trice then see if she asks the same question again for a year or two .... - Or else, get closer to her and start kissing her like nobody's business for about 15 continuous minutes then see what happens,,,,, she'll sleep at your lap while you continue watching your favorate documentary. - Or pretend something bites you, jump up and down screaming. You can shout SNAKE SNAKE until she is scared and runs away from the room. She will forget what she was asking once you sattle. The issue is that if you simply answer the damn question and say YES she will continue to say HOW MUCH then ,,,,,, go back and read the above story ,,,
-
I just felt very old the other day when this guy called me ADEERO ...... damn ,, just few years ago he would say WALAAL or INAADEER ....
-
Stoic, meet Hunguri. Waa rijaaloha. Hunguri, meet Stoic. Waa dentist.