Jacaylbaro

Nomads
  • Content Count

    44,142
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    1

Everything posted by Jacaylbaro

  1. Is freaking cold here too but obviously not like it is over there ,,,,,,,,, a jacket, full stomach and a tea would do wonders ,,,
  2. Scholars are always there to talk and direct ,,, Bush or without Bush. I don't think Obama has a different foreign policy unless you're expecting too much ,,,
  3. Haye ,, I'm trying to enjoy my holidays but somehow i can't sleep at all ,,, 4 nights in a row and i didn't sleep at all. I think i should just cancel the break and go back to work ,,,,,,,,,,,,, this is silllyyy Good morning everyone ,,,,,,,,
  4. loooool,,,, If i take a picture of my shoes and put it here ,, i'm sure you'll all runaway ,,, markaa inaga daaya Salli calee ,,,
  5. That is why it is called STATUS ,, it can change in few minutes u know ,,, looool That is not called addiction ,,,,, come on
  6. Hargeysa(HWN)-Maxkamada Sare ee Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa dil ku xukuntay Askari Boolis ah oo magaciisa la yidhaahdo Cabdalle Jibriil Cali, ka dib markii uu ku cadaaday dambi ah, in uu Tooriy Qudha kaga jaray Marxuum Cabdi Carab Muuse Koonfurta Magaaladda Caasimadda Ah ee Hargeysa 09-kii September ee sannadkan 2008-da. Waxa sidaa lagu sheegay Qoraal maanta ka soo baxay Maxkamadda Sare ee Ciidadamada Qaranka Somaliland oo uu ku saxeexnaa, Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada. Isla markaana, waxa qoraalkaas, lagu shaaciyay in dilkan oo ka dhacay Madaarka Hargeysa, ay Maxkamaddu ku xukuntay dil Toogasho ah, Gacan-ku-dhiigle Cabdalle Jibriil Cali, sida ay farayso Aayada 179-aad ee Suuradda Al-Baqrah iyo sidoo kale Qodobka 434-aad ee Xeerka Ciqaabta guud. Sidaa daraadeed-na, sida ugu dhakhsaha badan loo fulin doono dilka ay Maxkamaddu ku xukuntay ninkaa Gacan-ku-dhiiglaha ah.
  7. They came in the early 90s and they terribly failed ,,, maxay soo dooni haddana ?
  8. Hargeysa(Qarannews)-Madaxweyne-ku-xigeenka JSL Md. Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa sheegay in Muwaadiniinta aan haysan Kaadhka Jinsiyada ay Caqabad kala kulmi doonaan Aqoonsigiisa shakhsiyadeed iyo ku noolaanshaha dalka, gaar ahaan helida fursadaha shaqo iyo socdaalada dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. Madaxweyne ku xigeenku waxa uu sidaa ku sheegay shir jaraa'id oo uu maanta ku qabtay Magaalada Burco isagoo ka soo laabtay socdaal uu ugu kuur galayay hab sami u socodka diiwaangelinta codbixiyayaasha oo haatan maalintii shanaad ka socda gobolka Tog-dheer. waxa kale oo Madaxweyne-ku-xigeenku tilmaamay in Diiwaangelinta dalka ka socotaa ay Somaliland u horseedi doonto horumar ay ka samayso dhinacyada dhaqaalaha, Amniga iyo ka faa'iidaysiga khayraadka wadanka. Md. Axmed Yuusuf Yaasiin Madaxweyne-ku-xigeenka JSL waxa kale oo uu shirkiisa Jaraa'id kaga xog waramay sida ay u socoto diiwaangelinta wadanku gaar ahaan gobolka Togdheer oo uu maalmihii u danbeeyay isaga iyo wefti uu hor kacayaa ku soo mareen ilaa 84 degmo oo ka tirsan gobolka Togdheer, waxana uu sheegay in caqabada kali ah ee Haysata deegaanadaasi tahay qalabka diiwaangelinta oo gabaabsi ku ah in kastoo hawl wadeenada badankoodu waayaragnimo iyo khibrad leeyihiin. Madaxweyne ku xigeenka JSL waxa uu shacbiga Somaliland ugu baaqay inay adkeeyaan nabadgelyada aynu ku caano maalnay iyo kala danbaynta, kana feejignaadaan cid kasta oo wax yeeli karta qaranimada iyo haykalka Dawladnimo, isagoo intaa ku daray in Cadawga JSL ay hadh iyo habeen ku tala jiraan inay carqaladeeyaan horumarka Somaliland gaar ahaan diiwaangelinta haatan socota, balse ay Xukuumadu isha ku hayso dhaqdhaqaaqooda.
  9. Good achievement for reer Laasqoray ,,,,,,,, I hope bugland will not disturb this time.
  10. Waxaa saaka laga dareemayaa gudaha magaalada Beledwayn xiisad colaadeed oo xoogan taasoo u dhaxaysa ciidamada maxkmada Ismaalimiga ah ee halkaasi ku sugnaa kuwaas oo aan ilaa hadda aan la ogayn ujeedada dhabta ah ee ka danbaysa khilaafkan gacan ka hadalka ah ee soo dhex galay. Waxaa lagu dilay gudaha magaalada Beledwayne taliyaha saldhiga magaalada Sheekh Cali Sheekh Cilmi isaga iyo askartii la socotay iyadoo ay sarkaalkaasi dileen isla rag ka tirsan midawga maxaakiimta Islaamiga ah ee ka arimin jiray magaalada Beledwayne iyo Guud ahaana Gobolka Hiiraan. Mashaqadan ayaa waxaa dadka u dhuun daloolaa waxa ay sheegayaan iany salka ku haysa Sheekh Shariif iyo Sheekh Xasan Daahir aways iyadoo aan la ogayn halka ay salka ku hayso imaashiyahan mashaqadani iyadoo wararku intaasi ku darayaan in loo malaynayo inay isku hayaan gacan ku haynta magaaalada. Sarkaalkii la dilay ayaa waxaa lagu asayay duleedka magaalada isaga iyo askartiisa waxaana sidoo kale dhankii kale ee dilay sarkaalkaasi ku sugan yihiin gudaha magaalada taas oo walaac xoogan ku abuurtay shacabkii deganaa magaalada Beledwayne gudaheeda. Hadaba xiisadan colaadeed ee kasoo csubnaatay magaalada Beledwayne ayaa waxaa si wayn uga soo horjeeda shacabka Gobolkaasi inkastoo aysan jirin ilaa hadda cid wax ka qaatay ama isu taagtay inay wax ka qabtaan iyadoo sidoo kalena wararku intaa ku darayaan in magaalada ay soo galeen Ururka Al-shabaab oo ay hadda saldhiga ku sugan yihiin.
  11. Buuhoodle is a Gobol now ,,,, but according to the old regions, it is part of Togdheer.
  12. Drama finals ??? ,,, haye xagee la isla marayaa ?
  13. Iska daa naqaska ha iska sii daayeene ,,,
  14. Yaa la furay ,,,, yaase wax furay ??
  15. I know that is why i just ignore the so called DQ coz he doesn't make sense at all. What got my attention today is that comment where he was kinda exposing himself ,,,
  16. Their anonymous support of the pirates are clear and cut that ... ehem ,,, yaa ... Well, it is clear ....
  17. Everytime I look at a white chick's picture, I see Mr Riyale. Show odayga apetite baan u qabaa baryahaan... Laa xawla ,,,,, I didn't know that you're ..... ehem ,,, een ,,, yaa
  18. Hmmmm ,,, Yeah interesting how there are only 103 MPs for nur cade and yet the late motion was approved by 135 .....
  19. Who is talking about recognition here ?? ,, look at the topic. The old man is on his way out ! ! ! Just watch ! !